asma SUBSCRIBE isar 1k waxyar aya ika dhiman icawi mahadsanid
@farhanabdiciise5869
4 жыл бұрын
horaay haloo soocdo ismadhnto guul wcn ini igu racsan like dhaaac 1000 k like dhaac ku siii bro ind siss
@xamdidahirdiraac5711
4 жыл бұрын
R
@jaceliyowayahanolosha1701
4 жыл бұрын
Waligay 10 like ma halin Isar hadad dawane
@canabcumar1434
4 жыл бұрын
Big bro iyo nimca Happy isku so baxaan walee hore usocda rer ismadhanto
@shacabshow8839
4 жыл бұрын
Comment akhris hadad u soo gashay like isaar
@kingmoha1897
4 жыл бұрын
Wll hda arkto iso booqo my channel plzkzitem.info/news/bejne/14-nx4eahqp1jZg
@mustapheahmedhirad113
4 жыл бұрын
Kkk Nimco Happy Kulahaa Ma Adaa Dhalaba Meesha Ma Qamar Suugaani Baa Soo Galay Kkk🤣
@zuperozil3199
4 жыл бұрын
Ismadhanto kooor like issar hadin tagerto ismadhanto
@ATRAXofficial.
4 жыл бұрын
A waan Geesi in atoore laga dhigi Ayee kuqurux badneed waayo afsoomali nink dhaley waaye waxaan kudhahehey filimka gabdhaha badan siduu ukala xalinaayey si cajiib ah big shactaroole ama jilaaa waaye lkn atoore ma ahan haadaa wasalaan
Isma dhaanto good entertainment I keep going guys just do more Thing that we happ fore us
@abdiqaadirproduction6564
4 жыл бұрын
pro waa kusaree
@abdiqaadirproduction6564
4 жыл бұрын
iisaar
@kingmoha1897
4 жыл бұрын
@@abdiqaadirproduction6564wll iso booqo kzitem.info/news/bejne/14-nx4eahqp1jZg
@kingmoha1897
4 жыл бұрын
Wll iso booqomy channel fdln wax yar iga harsan wll 90subscribe
@umuraage2984
4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭Isma dhaanto ent runtii xaqiiqada jirta ayaad ka hadasheen familo badan ayaa sidaa ku soo noolaa ama lagu soo dhaqaye allow dumarka xafid wlhi markaan arko ruwaayadahaan oo kale dumarka ku nool wadanka ayaan soo xasuustaa aan maskaxdeyda fikir dheer u diraa ama aan murugaadaa oo aan is dhahaa maxey dumarkaa la qabaa ku nool yihiin waa Kuwa aan Waxba heysan misana kan qaba uusan Waxba heysan hadana naaga kale iyo caruur uusan kafaala qaadi karin uu qoorta surtaa illah irsaaqada waasac ha inooga dhigo alle umadeyda ha xafido xaqana ha fahansiiyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Hhhhhhh ilmaha somali maxamed ayaa iga dhashay kulahaa 🤣🤣🤣
@hodanhussein1747
4 жыл бұрын
Hhhhhhh ilmaha somali maxamed ayaa iga dhashay kulahaa 🤣🤣🤣
@sakeriesaed9434
4 жыл бұрын
I’m really appreciating the cameraman acting way of big bro and and the filmmaker of ismadhaanto mr kaafi abdi congratulations 🎈 and keep up it from burco halkaa kawada wall jilbkaan idin haystaaye 😂 sheeko ciyaalnimadii bu big bro wada 😂
@Super-yd9jg
4 жыл бұрын
Nimco happy. Wan kahelaa. Siday wax u matasho. Wa ciyaalki hore.. Reer ismadhaanto...salama
@fadumoak8579
4 жыл бұрын
Tugsigiina ayaan ba unacay comment dhan akhriis kiisa wlhi war kas baada o wax micno leh ku hadla waa la idiin sari kln bar yaada iska daaya dad waweeyn is ka dhiiga
@omardaahirabdirahman9105
4 жыл бұрын
Ismadhaanto mrka hore muqaalka muqadisho ayaa soo qaadateen video bilaawkiisa mrka meel duluf ah ayaa sheekada laku jiliyaa soomaali ayaa u soo qadnaysaa miyaa war nimanyahow na ka xishooda dhulka hooyo sharafta ayaa ka qaadeen inta iku raacansan like ha saarto Mar dambo yaan loo noqon
@ldnh.6300
4 жыл бұрын
Mesha quruxsan ma Somalia
@omardaahirabdirahman9105
4 жыл бұрын
Soomaali waligaa ma arkin miyaa
@deeqoluulofficialchannel4484
4 жыл бұрын
Waaaaaaaw masha Allah nimco happy
@aliflagofficial9283
4 жыл бұрын
Team isma dhaanto gacantina oomatededka u fura like subscriber igu qabta
@somalicade9265
4 жыл бұрын
😂😂😂😂horta aya ku idhi waxbad dhashaaa😂😂😂😂gabdhan big bro mel ayay fadhisisa
asc isma dhaanto wan idin salaamey oo idin jeclahay filimka maalin walba miya soo deneysan mise maalin dhaaf ismadhaanto hore u socda guleysta walahay markan idin daawado wan farxaa waxa tihiin farxada nolosheyda dhamaantiin gabdho iyo wiilalba
@hodanj8306
4 жыл бұрын
Somaliyey aniga waxa iga sual ah marka dumar dumar lala guursado maxay isku dagaalan? Ma iyagaa is guursaday mise ninka naagta kale guursaday? Aniga waxaan dhihi lahaa dumarka somaliyeed way ku qaldan yihiin in ay is dagaalan ,waxana dhihi lahaa gabaray hadii lagula guursado ninkada lee qabso oo dil ama deyso gabarta somaliyeed walasha cml.
@elmarwaanfellani7042
4 жыл бұрын
Waa qiirooday. Hooyoyinka Somaliyed sidaas aya ragga qaar ula dhaqmaan , iyago la rafaadaya caruur bay naago kale ka daba waregtaan iyagoon rerki iyo carurti mel ku ogayn ama aana ugayn waxay cunaan ama aan biil siin. Ilaahow hooyoyinka ugargaar.
@ldnh.6300
4 жыл бұрын
Waxaadan huri karin hanana karin maxaa lola jeedaa Muslimow
@xasankamaschannel4199
4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh kulaha Aabo Hooyo Xeraga sii mise wan usoo xadnaa xeraga
@shshariif3931
4 жыл бұрын
Horta reer ismadhanto saa usocoteen muuqaalkaan somalia kubahdileysiin aa soo duubteen nacalaa safaradiina iyo nacamleentiina aad kenya unacamlenesiin kutaal aqas ma kenya aa somalia qurux kudhahan qashimiin dad aan somalia aqoon hadaa taqaaniine baadiyeheeda kayimid inaa tihiin aa ii sheegteen wlhi waligey clip aa keenteen hadal xun kama dhihin lkn kan wuu istaahilaa bahdilaada aa somalia ugeysateen raali galin kabixiya
@afnanqueen7029
4 жыл бұрын
pls channel kayga so boqda abwe iyo abyo khasatan gabdhaha jcl mkp ka iyo cilaanka sida lo saaro
@saadiasundus5748
4 жыл бұрын
😂😂😂 waxba kadhacay aba hooyo xariga sii kulaha
@mohamedsomane3081
4 жыл бұрын
Nolosha big pro nimco iyo labisku isma laha labis woxogaa yar jajaban ayaa la rabaaa waqtiga jiliinka
@haassowmoha4179
4 жыл бұрын
Ismadanto marwlibo wainajeclxa
@isseamin3756
4 жыл бұрын
Indha adkaa big bro waxaa cuno isii kulahaaa ilmahabo waxbo ma cunin asaaa wuxuu cuno raadinaayo maba naxaayo
Пікірлер: 401