Ayaan ma daily baad u soo galinaysaa mise maalin dhaaf sidii caadada ahy
@Deeqaibrahim62
Жыл бұрын
Ana uhoreye miya la iga sii horeyay 🤣 ayaaney musaslka wan rabay waw ani ma dawado musasalada iyo filimanta lkn adi baba imacaneyay sida quruxda baden ee ad nogu so gudbiso wll asc jimce mubark ayaan qurux 🥰
@fatxiabdinasir4780
Жыл бұрын
Heesta aad ugu cod macaan tahy quruxey
@user-sw1to8jc9u
Жыл бұрын
Maasha allah ayaaney qisooyinka aad noosoo gudbiso waxaan ka faaiidnaa cibro qaadasho horay usoco qaali guulayso
@iqrodaahir9294
Жыл бұрын
Ani waa firsaday iyado carabi ah m. a byo horay usoco 😘
@faatimamohamedabuukar7936
Жыл бұрын
Abaayo magaciisa is isoo sheeg
@abaneymahamuud9615
Жыл бұрын
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo
Wow waa filimkii aan aadka uga helay lkn wali waxaan la ahay part 2 markii uu amiir is badaley markuu waayey jaceylkiisii. Uu cadaw giisa walaashii uu reeyey. Wali waan raadiyaa ee part tuu ma heli kartaa qaali ayaan gobdoon. Please
@sacdiyanur7583
Жыл бұрын
Wax Alle waxaad keentid waa jecelnahay ❤️
@amira1438
Жыл бұрын
Labada youtube waa ku xeranahay hal qiso ima dhafto Like maba ilawo lkn comments kama bixin jirin lkn malmahan dambe waa iskaga turta😂😂😂 Mesha ha so indho weynanin like ha ilawin. Markey ledahay ayaan ku hesta😂😂malmahan wad ilawday Lkn ayaaney howsha ku qabsada marka so dahisid mise adan sogalin kuwi hore ayaa firsada😂
@habonmohamed5294
Жыл бұрын
I watched this Turkish drama is really good
@maidoxassan-so9dl
Жыл бұрын
Wllhi iskumid nahay ayaanay😊😊
@anfaccnaasir5318
Жыл бұрын
Musalsalka marku dhamado noo balan ah jumlo aa u fiirsan doona tolow ma dheer yahay
@kiinkulane9287
Жыл бұрын
Saaid ayuu u dheer yahay
@maidoxassan-so9dl
Жыл бұрын
Alla quruxay Kan carabiner kudaawaday fariixa wwwww
@najmaismacil2836
Жыл бұрын
Ayaney abayo qisadan prt 2 nosoda
@madinamahmoud9806
Жыл бұрын
Wanko farxsana shay Qali
@azuush9166
Жыл бұрын
Wow ayaaney Chanelkaaga kale manta igu horeso m.a wuu shidnyh subscribeka cusub aa ahy😍
@nimcoalimohamud-sz4ds
Жыл бұрын
Ayaan cadey wlshy qisooyinkaga waan dhagaysta mar walba like wan ku saar lkn ma ihi dadka comment bixiya dar alle ku jecelahay wlshy
@najmocali1700
Жыл бұрын
Waw
@saciidshariif7979
Жыл бұрын
mash allh habo lkn isku day inaa noo dhameystir tid ilen 171 ku dhamnyee mideda kale hada awoodo maad daqiiqadaha noo kordhisid habo alle haku sharfo
Abayo malinki shore wadika nala she keyey Qisa dha
@hawoomar
Жыл бұрын
Asc ayaaney abaayo 10 sano ka hor ayaan farixo sii alwan ka daawaday marka qiso soomali noga mcn badaney dadka inta badan musalsalaadka wXaan ka ka daawana tifiga marka ani bilaaw iyo dhamaad waan daawaday fariixo marka aad qiso kle bilaawdo ayaan kuu sugo waayo qisoyinkaga waan ka hela abaayo siba qiso soomali
@xuriyoali7628
Жыл бұрын
Ku saliya NNK SCW SCW
@mohajama7381
Жыл бұрын
Kkkkkkkk ❤❤❤❤❤❤❤wauw
@faizahussein3351
Жыл бұрын
Ku soo dar please 🥺 Abayo
@cumarbookh1881
Жыл бұрын
Thanks hnoh mcn keep going ayaan
@asiyaasiya3628
Жыл бұрын
Ayaan gobdoon wan ku jacayl
@maxamed8830
Жыл бұрын
🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺👍👍👍🌺🌺🌺🌺👍👍
@sabariinfarxaan5490
Жыл бұрын
ayaney noloshi aad so martay Ayn Aniga maroyo wn Ku faraxsanahay mida saxibdey shaqa diriye kob baqiriya ma so jedado
Пікірлер: 98