So true wallhi abayo waybadanyihiin wiilashaan ceeb allah asturo naima thanks wacyi galinta meesha kawad qaali allah kudhooro abayo ❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
8 ай бұрын
Mahadsanid walaal!
@AlmaasUmualmaas
8 ай бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashideewaa sax walaahi gabadhan waan dhagaystay waxay dhahday xita gabadh laqasbo majirin ama la kufsado mana arag xiradeena lkn Laga yaaabe xeryaha kale inay jiren
Waa Sax Abaayo sidaasay u badan yihiin, Xaaraan ayey Quiutaan Yutupleyda badankooda ilaa maa Raxima Rabii . War dag dag ah Iyo heblaayo Iyo hebel Ayaa is furay, Heblaayo la Soo Qarxiyey, helaayo la guursaday , heblaayo war sheegtsy waxaasaay Xiadoodii Ku Soo ururtay unsubscribe Ayaan iri kuwaas dhan waa waqti Dh Umu’s. Barakallah Naciimo wacyi galintaada was Ka helay 👍💕🌹
@fartun9503
8 ай бұрын
Amiiiiiiin
@saynabsaafi3942
8 ай бұрын
Subxaanlaaha
@fartun9503
8 ай бұрын
Taas wa Qalad
@adenamiiroali303
8 ай бұрын
Ganadhu in la kufsaday may sheegin, taasna been buu ku sheegay,Subxaanaka yaa cadiim.
@queenema216
8 ай бұрын
risiqaa meelxunkagalay saxaaf maxishoode waaye ilmu ismooday
@deeqaahmed184
8 ай бұрын
😂😂😂saxaf le iga dheh Naima wa iga qoslisay Wlhi habo yar horey u soco ila janada I.a❤😊
@qadrodahir7896
8 ай бұрын
سبحان الله dadkii xikmadii ba ka dhamatay
@maanomohamedali6135
8 ай бұрын
Asc
@user-hf3zx7nt8l
8 ай бұрын
Alxamdulilaah inaa shaqaysto
@xaawosoomaali1800
8 ай бұрын
Allah ku dhowr wllo❤❤❤🎉
@HausOfCleopatra
8 ай бұрын
Wcs wrb
@saeedjama-mj2jx
8 ай бұрын
Subxaanallaah waaye
@user-sf4lw6tx5g
8 ай бұрын
👍👍👍👍
@FaisaAAhmed
8 ай бұрын
Subxanaliha somali xaqa allha hatusiyo
@umuomar1782
8 ай бұрын
Subxaanalah
@user-kd8ro4zj6j
8 ай бұрын
Waa istubi ilaahaay ha soo halunun 🎉❤
@abshiramohamed8687
8 ай бұрын
Gabdha wa ruunted qofkaste uu tahriiba wu mara diiib
@asliabdi8150
8 ай бұрын
Nin yahow gabadha beenta haka sheegin
@kaafisaabdi1669
8 ай бұрын
Ilaahoow Arsaaaqada MEEL xun hanaga gelinin.
@sahraabdi8364
8 ай бұрын
Asc wabee lama kufsan aniga dhagaystay all store ga gabadhan makujarto kufsi Subxanalaahi 😂
@ashaomar6719
8 ай бұрын
Asc Naima ninkaan iyo xaaskiisa iyo dumashidiisa dhaqan xumo ayeey U Tube u horseeden. Shalay title aan arkay oo xaaskiisa dhaheyso Cumeer Ayaanita xambaar marna dheheyso shiirkeed urso. Waa amini waayey aad aan u nebcahay dhaqan xumadooda ma furo channel kooda waa ree aan is ceshan shartooda Allah ha na mootiyo. Ameen yaa Rabb 😢😢😢
@HausOfCleopatra
8 ай бұрын
Marna ma soo marsiin afkeeyda waa ley kufsaday ma maqal arinkaas nacima wax fiin kama hadlaan waaba yaabee mindhaa waxay isyiraahdayn lacag baad lagu doon dadka in lacaayo mafiicna walaal magaratay
@Ummu-ayash
8 ай бұрын
Xalaal iyo xaaraan makala yaqaan lacagtaas ilmaha la siiyo beri faaido malaga helaayo
@abdimalikyare7940
8 ай бұрын
Waa dhagays tay ilaa 20 lkn wali madhamaysan.
@duniyodhiblawe6503
8 ай бұрын
Arsaqadaa meel xun uu karadinaa waana kamuhadsan tahay in aad runta u sheegto
@dahaboosman1228
8 ай бұрын
Istaqfurulah ma shekin kufsi gabadha 😮
@user-ji3nj9cx1j
8 ай бұрын
Sahaaf waa ciyaal suuq
@hannidadax7544
8 ай бұрын
Anig mar ayan ka hadal tahriibka dhibkisa wlhi waxa aduunka dhan laymariyey waa la😂kufsiday xata xafadydii aya iso diray marka somali lama waanin karo waa dad walan😢
@BALBALARKA
8 ай бұрын
😂😂😂😂
@zamzam5255
8 ай бұрын
SAXAAF WUXUU IS MOODEEY
@xaliimomoosakhan3741
8 ай бұрын
Kkkkkkķk❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zainabali-nl3wv
8 ай бұрын
Waxaan layabay nin wey oo abo ah subhanallah edebdarada iyo ben aburadka xaas iyo caruur ayuu leyahay bena wuu ku shaqaysanay ilahi makabaqayaan miyaa iyo akhiro
Пікірлер: 51