Saxaaf barnaamijka wa qurxinayaye afkisa ha xirin wa in lagu sheekeya barnamijka si u xiiso uyeesho Yes or No oo kaliya waxba matarayan ee ka leexo adna ninka haka hadle😂😂😂😂😂😂
@filsan_abdiqaadir143
10 ай бұрын
Wwwww m.a allah barnamijka quruxdisa wa saxaaf wle Adna mrkle ino so celi saxaf
@ikraammohamed5717
10 ай бұрын
Msha Allah ilyaas iyo aabahi aad bay isugu egyihiin
🥺.🥺🥺.🥺 ASC Majiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama aha hadal uun balse waa xaalada ilaaheey igu ogyahay ee aan ku jiro. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro darteed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo aan ku tiirsanahay. Walaal adiga uunbaa maanta garab ii ah ee duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, iyo Allah darti ah. Xitaa Mobile-ka aan isticmaalayo marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof si ku meel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Muqdisho. Lambarkayga: 252 617313184 Cabdulqadir Cabdi.
Пікірлер: 123