Sadax habo timir iyo galaas biyo waaye saxuurta saxda ah ka bdn waa dambi ogoowna saxuurta laguu sheegaayo waa barako ee maahan dharag rasuulka scw wuxuu yiri tasaxxaruu fa inna fissuxuuri barakatan, saxuurta oo saxuurtu waa barako lkn meeshan caadi aa loo cunteeynooyaa bee ani horta waan baxay bye🖐️
@game-sw4si
6 ай бұрын
❤Mashallah balbalArka iyo xajigeda Allaha ni xafido intA balbalArka ilahey dardiis u jecel o u duceyneysa👍👍👍👍👍😘😘😘😘
@qumangurey3471
6 ай бұрын
Saxuur lee maa lamarooyaa 😢😂😂 ani qaando soor iyo xooga canaa yaa rabb kucunaa masha allah
@MuhiboIbrahim-lc6bz
6 ай бұрын
Isku mid afurna timir iyo biyo hadaa cabo bes waaye ani dhan waa is xiraa😅
@woderfullwoman1099
6 ай бұрын
Ar cismaan dhagaxsanaa ani yaa igu bedela oo nin iga dhigaanba istaagee waxaas oo hadal macaana wax la mida gamee masha allah fartuun naag weeye walhi ❤
Пікірлер: 228