zhp LB waxan ka codsanaya heestan hordhaca ah wan waayay iyada oo sidan u saafi ah kuwa kale yara dagdag ayaa ku jira lkn iyado sidan u saafi ah maka heli karaa zhp mahadsanid
heesta hore magaceda iishega idinkoo mhd san wxn filayaaa iny wda qaadan sald derbi iyo mandeeq
@LBchannel
9 жыл бұрын
saed nur sxb heesta koowaad ee hordhaca ah waxaa ku wada luuqaynaya Kooshin iyo xaaskiisa, laakiin heesta asal ahaan waxaa iska leh Axmed cali cigaal iyo Shankaroon. Magaca heestuna waa GACALO.
@saednur3364
9 жыл бұрын
thanks LAB channel inbdan
@muhannadabdiawl3794
7 жыл бұрын
inaba caadi maahan heesta wnka helay dhabtii waa hees wxbarasho oo xikmad xambaarsan lkn sxb wxn rabaaa in aad ii sheegto heesta koowaad fanaanada qaadeyso adoo mahadsan LB CHANAL
@LBchannel
7 жыл бұрын
Mohamed Abdi sxb fanaanada waxaa la yidhaahdaa Farxiya Rasta. Heesta hadaad doonayso youtube way ku jirtaa halkan guji ---->>>> kzitem.info/news/bejne/pm2AraRpb4t6a20
@muhannadabdiawl3794
7 жыл бұрын
+LBchannel thanks alot bro
@LBchannel
7 жыл бұрын
Maxamed Cabdi adigaa mudan sxb.
@MohamedAhmed-wr3fz
5 жыл бұрын
heesta asalkeeda waxaa qaado axmed cali cigaal iyo shankaron axmed magaceeduna waa SIDA HARA GINGIMANOO
@hooyomacaan8668
Жыл бұрын
Runtii hestaan waa hesaha kaliya dareen gooni ah ii sameeyso
@yaxye991
11 жыл бұрын
walaal LBCHANNEL ama QAWDHAN heestan ma qaado SAYID KHALIIFA ee bal dib ugu noqo oo sxb heestan waxa qaada fanaanki weyna ee RADHIID BULO oo hargaysa ku nool heestan RADIO HARGEISA ayaan ku xasuustaabe bal suldaan halkaa inagaga noqo aadbaad u mahadsantahay
abraham hashimi maxaad doonaysaa in magaca lagu badelo?
@abrahamhashimi72
4 жыл бұрын
@@LBchannel Labo hees ayaad is korsaartay dee
@LBchannel
4 жыл бұрын
@@abrahamhashimi72 Dee haa. Janalkani markuu soo bandhigayo hees wuxuu ka horaysiiyaa hees kale oo hordhac ah.
@waarimeysidewanaag8847
7 жыл бұрын
Nabad iyo nabaadiino Akhyaarey,,,gabadha tagsiga qaadanayse,waxay ina xasuusineysa wixi la dhihi jirey moodadii caasiga ama caasi waalideynka ee beri muqdisho ka jirtey ,,,reer Burco wey shiidi jireen kuwaso kale,,lol lagulma sifaadi jirin howlahaaso kale,,
@abiyow10
5 жыл бұрын
Waa lagu wasa hoyada iyo burcada Ka was
@mahigaanboqorka.guusha8061
8 жыл бұрын
LB CHANNEL Adbaad u mahad san thy sxb bal fanaanka ku.luuqeynnaaya mano sheginkartaa sayid khaliifa markow qaadayo original maaha e Bal +Nabad,raadshe sxb adigaaa soo jireen ehe bal wax noo faaidey koleey qowdhan wa ragii 88 yadii saan filaayo anigu aqoon kuma lihi lkn channel kaan ayaaan soo booqdaaa waxaanan arkay adigoo taarikh ya kala duwan ka shekey naaaya sxb marka original heestaan yaaa lahaaaa sxb mar kale sxb mahad sanid LB CHANNEL STUDIO MADAX BANAAAAAAN
mahigaan Boqorka.guusha otijinaalka orijinaalka Sayid Khaliifa qaada asaga leena ku aqaana heestaan cid kaloo gadaashiis qaaday ma ogi ani sxb.
@nabadraadshe
11 жыл бұрын
Lahjad la yaab leh!!! ma waxaad ula jeeedaa tan reer Wanalaweyn!!!??? Anigu waxaan ku talin lahaa in Hargeysa laga dhigo Xarunta guud ee Soomaaliya, waayo Xamar uma qalanto xarun, waa halaq galeen oo waxaa ku nool raxan bahallo ah. Anigu Xamar waxaa ku tilmaamaa "God Suuli"!!!
@MudaneSooyaal
7 жыл бұрын
nabadraadshe adee kuutaalaa Xamar waa lagama maarmaan heesti Hiba Nuura ee Yusuf Allaale sameeyay dhagaha gasho kistoo.
Пікірлер: 43