Masha allah macalin illaahay hanoo kaadaayo waan ubaahnaaa saayid
@SalmaMustafe-g8j
Жыл бұрын
Please 🥺🙏 maclin ta ifahan ii please. Example the next three terms in the below arithmetic sequence a, 3,5,7,9, b,6,3,0, c,5-,1,3 d, 4,8,12,16 🥺🤌🤌 please
@mohamedabdirashed
Жыл бұрын
Alle Haka AbaaL mariyo MacaLin Cilmigaad Nabartay Akhiro Iyo Aduunba
@qorsheey0abdisamed58
2 жыл бұрын
Macalin waad noo hagar baxday ee alle hakuu hagar baxo tankale macalin waxaan kaa codsanaynaah dhamaan dugsiga sare inaad ardada soomaaliyeed si dhamaystiran channel keenaan noogu reebtid waxbadan oon lakoobi karin baan kaa faaiidnay waxaan kaloo anigu isku arkay casharka marka iskuulka laigu siiyo ma fahmo balse markaan adiga kaa dhagaysto horaan kafahmayaa iloobina mahayo
@abdifatehibrahim5308
2 жыл бұрын
Wad mahd santander wll
@AqlaaFantastic
9 ай бұрын
Kulamid wlhi
@Dania6399
2 жыл бұрын
Thkx ustaad❣💋
@saqiid145
10 ай бұрын
kadaa macalinka ciyaarta
@samakaabacademy1981
2 жыл бұрын
Beryahaan waan is weynay howlo addunyo ayaa ku qabsaday ayaan filayaa
@awaalegaas9842
Жыл бұрын
Asc macalin maxamuud aad baad ugu mahadsantahay sida aad ka u quruxda badan ee aad noo fahan siisay lkn macalin cashiraan oo dhamaystiran xageen ka heli karaa chanelka waan ka waaye
@mahdiali4218
2 жыл бұрын
Macalin maxamuud waxaad ka shaqaysaa suaashan find the equation of circle inscribed in a triangle whose sides are lines L1:x+y=8 L2:2x+y=22 L3:3x+y=22
Пікірлер: 21