Muxaadaradan ciwaankeedu yahay Akhlaaqda Wanaagsan ee uu inoo Jeedinayo sheekheena Abu dalxa ilaahay ha xafidee waxay ka mit tahay Muxaadirooyinkii ay Shuyuukhdu inooga soo jeediyeen Mu'tamarkii 8'aad ee sanadlaha ahaa lagua qaban jiray wadankan Jarmalka .. hadaba ka faaiidaysi wacan
Halkan ka daawo Mu'tamaradii Jarmalka lagu qabtay oo dhan
/ dacwajsj
Halkan guji si aad u tagtid Page ka jaaliyadda soomaalida jarmalka
facebook.com/jsj2008/?ref...
Негізгі бет Sh. Abu Dalxa Akhlaaqda wanaagsan
Пікірлер: 2