Subxaanallaah, Illaahow jidka saxda ah nagu noolee oo nagu dil adigaa awoodlehee Yaa Allaah.
@abeliever6823
3 күн бұрын
انا لله وانا اليه راجعون Haq ma aha Inaan waqti lumino Ma haboona Inaan ulimada dhibno or wereerino masaail yar yar ah oo ulimada waaweyn ay khilaaf dhaxdooda ka dhacay لا حول ولا قوة الا بالله Sheikh usuuli waa aalim weyn MaashaaAllah Waa inaan waqtigiisa aan ka faaideysanaa Mawliid ka qaybal ama hakaqayb galin Waa inAAN anaga is fahamsanaa
@Xaajimukhtar
23 сағат бұрын
Allah wakusuali qiyamaha.
@aminaabshir1495
4 күн бұрын
Allahayoow dariiqal mustaqiim.
@jamahussein6860
4 күн бұрын
Mawleedku waa Banaan yahay, ❤❤❤.
@Xaajimukhtar
23 сағат бұрын
Shekhow Allah kacabso mawlidku wa bidce xaqa sheeg😊
@Xaajimukhtar
23 сағат бұрын
Masaladan wa gafey shekhu.mawlidku ma saxba mise wa bidco bes kama jawabin.dawladba kentey.gorma ladidey.ma wax lagu hadla.
Пікірлер: 19