Sh mustafe is a brilliant mind . Really intelligent and humble person . I really love him
@fahadcaraale195
4 жыл бұрын
Thnkyuo very mach and man
@johncharles4146
Жыл бұрын
I love him for the sake of allah
@AliMohammed-kl1vk
8 ай бұрын
Mashaa Allah sh mustafe may Allah reward you both here and the hear after I live in the UK and you have helped me learn alot of things I didn't know about my deen it's history which has been me proud to be a Muslim you have also helped me learn somali I appreciate you thanks ader
@warsamet7290
7 жыл бұрын
Alla jecliyaa Sh.mustafa Xaji Ismaciil. Aloow yaa talada dalka noogu dhiiba Sh.Mustafe. Boqor Xataa Waa u ogolaha Ilaahey dertii. Ama Supreme Leader sida Khomeini of Iran. Hadaan taa waayo waxaan u aqoonsanayaa anigu Sheekhu Somali.
@GABCHEH_143
2 ай бұрын
Sxp hada waxan u baahana hay maaha madax Wayne .ee wa in la helo Somali aqooni le oo dalkoda iyo dadkodaba wax uso bartay.markasa wa ls badalayan.lkiin hda ilama ah😢😢
@cadniabshir6620
7 жыл бұрын
Masha allaah barakallaah shiikhunaa Allaha ku xifdiyo runtii wax badan waan ka faidey muxaadiradaada
Jazakumulah sheekh mustafa xaji ismacil allah ku xafido adun aqiro madaxada aminsan itopia iyo qabilka xaqaa allah tuso
@dr-sihaam1041
7 жыл бұрын
Barakalahu'lak Sheikh Allah inokadaayo Jazakalaah khyr
@fahadcaraale195
4 жыл бұрын
Thnkyuo very mach wl wad mahadsantahy Dr.sihaam
@FIKRADSANN
7 жыл бұрын
Jasakallah sheekhunaa sh, Mustafa xaaji ismaaciil haaruu n
@حفصعبدالله-د2خ
5 жыл бұрын
ما شاء الله جزاك الله خير الجزاء الشيخ
@عبدالعزيزحمزة-ص8غ
7 жыл бұрын
(wa sheekhul islaam ) masha allah tabaarakallah allah kuzaido aqoontada iyo taqwadada. si wanagsan ayu shikha u cadeeye hadalka ah 《Yaan u hiilinaya iyo yaanka hiilinaya》walaalaha waxan leeyahay waxbarashada aanku dadaalno si aan waxbadan u fahanno .mahadsanidin
@malyunmohamoud1658
7 жыл бұрын
عبداعزيز حمزة
@mohamedamiin472
7 жыл бұрын
masha allaah shiikh mustafa xaaji ismaciil haruun
@maryan010mahamed7
7 жыл бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@hamzajamac1736
6 жыл бұрын
Maryan010 Mahamed
@comedexyn9238
6 жыл бұрын
Maryan010 Mahamed message a
@jamachannel424
4 жыл бұрын
صلالله عليه وسلم
@axmedyusuf8900
7 жыл бұрын
Ilaahay dartii baan ujecelahy shiikh Mustafe alle haku xafido
@sharmaarke5333
7 жыл бұрын
Allah yaxfadkum my shiekheena shiekh mustafa smaciil haaruun
@shayomar8102
6 жыл бұрын
Sharmaarke Isse. C
@saynabyusuf7667
3 жыл бұрын
masha Allah allxamdulillaah sheikhan illaah dartiis baan u jacylahay 🥰😍
@garasho8888
7 жыл бұрын
maasha alaah shiikh ilaahay ha ku xafido
@77yas77
7 жыл бұрын
gurxan galgala will
@ikranahmed1118
7 жыл бұрын
MaAnshaAllaaah sheikh Mustafa xaaji haaruun illaahay hakaaa ajarsiiyo anaganakuwuu illaahay ku anfaco hanagadhigo bi idmillaah
Shiikh allaha ku xifdiyo aamiin jizaakallaah kheer shiikh❤❤❤
@dinixbaashi9143
3 жыл бұрын
Mansha allah shiikh mustafe ilahey haku barakeeyo
@AbshiroMalin-i8g
20 күн бұрын
M.a sheekh Allah haku xafido
@fouadahmad7620
6 жыл бұрын
الله يحفظك الشيخ مصطفى
@subanali2558
7 жыл бұрын
Masha Allah may Allah bless you
@adankullow2014
5 жыл бұрын
Masha Allah wayo jazaka Alahu qer
@amiirachannel
4 жыл бұрын
Mashallah Allah yaxfadka ya sheikh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💓❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@husnimubarak7282
7 жыл бұрын
Masha allah sh mustafa alle haku dhooro
@omarmaow4540
7 жыл бұрын
Mr xusni Mubaarak 10 ggggggg
@hassanahmedismail6430
6 жыл бұрын
Asc sh mustafe masha allah ilaahay waxaan kabaryaynaa inuu anagana nagu hanuuniyi jidkaa wanaagsan adna ilaahay khayr kaasiiyo amiin amiin
@fatimaahmed5924
2 жыл бұрын
Jazaaka Allahu Sheek
@adnanyowg7578
4 жыл бұрын
Jazakallah ya shiikh
@shinaali8375
6 жыл бұрын
Maskinka daciga sheekh aduun aqiro alle haku xafido dhalinta somaliyed kuwa dhaqanka rer galbedka 💻⚽🐐✂galda aminsan xaqa alle ha tuso somali moxamad dinta islmka garsiya umada Mel kasto jogtin
@abdiqadirabdimatan1129
5 жыл бұрын
Mansha allah sheekh
@deeqofficial8771
7 жыл бұрын
mashlaha ilahey haku xifdiyo sheeq mustafe
@ahhp7588
7 жыл бұрын
I am from xamar I love shielkh mustfa👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼
@ahhp7588
7 жыл бұрын
I am from xamar I love shielkh mustfa👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼
@ahhp7588
7 жыл бұрын
I am from xamar I love shielkh mustfa👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼
@xl5888
7 жыл бұрын
sheesh Mustafa Allah haku xif diyo anigu ilaahay dartii kuu jeclahay
@cabdiqanikhayre7786
6 жыл бұрын
mnsha allaah sheekh alle ha ku xafido
@ibraahimosman9593
6 жыл бұрын
manzha Allah ilaaahay cimriga iyo cafimaadkaba haw siiyaadiyo ajar iyo xasanaadna ilaaahay hala ziiyo
@Mohamedal-guled
6 жыл бұрын
Ilaahay Shiikh Mustafe ha barakeeyo isaga oo kalana ilaahay xilka madaxtinimo ha inoogu dhiibo .
@hawayassin7044
6 жыл бұрын
sheikh mustafe Allah haku barakeyo misaanka Akhiro Allah ha kusaaro, warunta caqabadaha naheysta wa reer galbeed faragalinta iyo jahli shacab nolosha dhibka haysta dalkeena diintii ba sii liici.somalia xadaaradeedu wa doon biyo saaran ...
@hodanabdirahman6313
7 жыл бұрын
Masha Allaah sheikh my Allaah bless you aiimn
@qaalimaryan2870
6 жыл бұрын
Masha allah alle haku barakeyo
@siadcabdihusen4390
6 жыл бұрын
Mansha allah
@yahyecabdul2892
7 жыл бұрын
masha allaah sheeq mustafa ilaah hakubarakeeyo
@fahadcaraale195
4 жыл бұрын
Mzha allah sheekh mustafe haji ismaciil nolow shrekh
@farhianuur7020
7 жыл бұрын
mnshllaaa allaa sh Mustafa kheyr alle haku siiyo
@duniyoragecohniijk753
6 жыл бұрын
Maashaa Allaah jizaakallah qeer shiikh Mustafa
@abdikadarastur8875
6 жыл бұрын
Sheekha alaha xafido wuxuu ka hadlay badawnimada soomaalida inay qayba ka tahay wax yaabaha soomaliya kahortaagan inay salka dhigato, waxaan qabaa in arinta soomaaliya inay aysan ahyn aqoon daro ee ay tahy survival oo dad badan ay runtii rabaan inay noolaadaan iyagoon fiirinayn dadka intiisa kale. Tusaale ahaan wax is daba marinta iyo musuqa ayaa kamida maxaa yeelay 60 kii maantaan kanaqoon badanahay.
@cabdixay
7 жыл бұрын
*mansha Allah , Jazakal Allah sheikh*
@mohirsi4388
7 жыл бұрын
Ilahay aku xafido sheikh. Waa cilmaniyin umad ah,waa runtaa
Haloow Dhiiibo Xukunka Alleh Hanalagu Xukumo Wax Walbow Khayr Ah Wala Garayaa Insha Alalh No Demuqradiyad Fedraal Qabiil 4.5 Dulmi iyo Wax Walbow Xun Somaley Maxa Lagu Diiidaya Xukunka Alleh Iyo Midnimo Wax Kale Aniga Ma Rabo
@patiencepapa5683
5 жыл бұрын
Khader Ibraahim Dhuuuuntaaaa loooo galaaaa Mabaaaa’diii’da dunida ka socoto eeee xoogga waa waayn gambar gaaaban ayay ugu fadhiyaaan nin Islaaamka u hiiiilinahayo Waxaaaa iyana ka xooog BADAN aaan lahaayeeen Muslimiiinta dunida oooo iiiiimaaan kaaaamil ah la yimaaadaaan, intiiiina lama hayo
@yasiinnoor5551
5 жыл бұрын
Maa sha allah waa asiibtay
@xaqudirir9113
7 жыл бұрын
masha alah shekh ala mxa Somali taqanaa dulinimadooda 😢😢😢
@shamsaabdirahim4114
7 жыл бұрын
mansha Allah sheequn illhey ha ku xafido
@QodarAbdulahi
9 ай бұрын
Sh mustafa muxadaradan tv iyada hallaga soo daayo wwaa muxadaro umadeena ku socdo allaha xakha idin wada tuso jisaka llah
@awduulaaofficial9071
7 жыл бұрын
Jazaka llahu khayr
@mohamedmukhtaar25
5 жыл бұрын
Wlhi ilahay dartii ayan u jeclahay sh mustafe allaha no daye
@mahaddabar9665
7 жыл бұрын
shiekh jazakalahu kheyr xafidahu Allah yaa shiekh. culimada haloo Duceeya ayagan isku wada raacsanahaye...shiekh u sheeg waqoyiga ineey kubada dhulka dhigan eey joojiyan Qabiilka oo aad kutilmante reer baadiyanimo.
@muusehaarun7000
5 жыл бұрын
sh mustafa waa shikh an ugu jeclahay aduunka
@mohamedyuusuf7289
6 жыл бұрын
Illahow sheikh mustafe cimri dher iyo Caafimad iyo qaatumo suuban nosii wanin muhim no ah
@AbdulFatah-yf8jl
7 жыл бұрын
sheq mustafa ani duwaay ayaa jogaa qamrada ayaan cabaaye waana shaqeeyaa lakin manta aqli ayaa ii saa idasay dhalada waan tooba waana kuu doceey hadalkaagana waan fahmi sheeq salada ayaa igu ogtahay waana qaatay hadalkaaga dgaaraa ku mararay
@اسماعيلالعسكر-ف9ذ
5 жыл бұрын
Abdul Fatah ilaaah hakaaa aqbalo aduun ka Waa laga Tagaayaa cadaabul qabtigana maxamilikarno. Ilaaah hakuxafido yaaarab🙌🏽
@abuubakarsheikh5309
5 жыл бұрын
M.a
@zamzamsaid8449
7 жыл бұрын
Mash allah alaah yabaarik shayuukhuna kuwa hargeysa kuwodana ilahow sii dhowr waa dad caaqiliina
سبحان الخالق سبحانه وتعالى استغفر الله العظيم من كل ذنب عظيم استغفر الله العظيم من كل ذنب عظيم استغفر الله العظيم من كل ذنب عظيم استغفر الله العظيم من كل ذنب عظيم استغفر الله العظيم من كل ذنب عظيم استغفر الله العظيم من كل ذنب عظيم استغفر الله العظيم من كل ذنب عظيم استغفر الله العظيم من كل ذنب عظيم استغفر الله العظيم من كل ذنب عظيم
@mohamadraage1469
5 жыл бұрын
❤❤❤👏👏
@cabiiralive
7 жыл бұрын
Al jasiira News Somali aaway siyaasiyiintii kale maad sawirkooda iyagana keentid ilaa kuwan keliya maaha calmaaniyiinee aaway madaxdii soomaali land iyo tii jubaland xadiis iyo wax fiicana waad soo siiday naysaa nin jeclaysina wuu kaa muuqdaa ilaa sawiradan sheekh mustafe ma uusan soo saarin meesha oo adaa soosaarayee sheekh mustafe isagu si guud buu soomaalida ugu muxaa daray nayaaye
Пікірлер: 262