Wlh ana kamid ah Allahu akbar aya 10 mar kabadan dhahaya Allah ha iga madobeyo shakiga badan aniga iyo Dhaman musliminta Amen amen amen
@jiijoqueen1075
4 жыл бұрын
Marka shaki ama waswas kugaliyo shaydaan acuuudu bilah mina shaydaan rajiiim dheh kadib waxa uukudhahyo hasameenin ka adkaaw alle hana ka caafiyo wll
@user-ht7ib6te2n
Жыл бұрын
YAA rabi 🤲
@abdifatahahmed9380
4 жыл бұрын
Masha Allah Jazakallah kheyr Sheikh Allah kubarakeyo Sheikh Mahadsanit inbadan Sheikh inshaa Allah kheyr badan 👍
@khadarmaxamed7752
6 жыл бұрын
Mssh allah
@abdirahmanhussein3491
6 жыл бұрын
Jasakallah
@Phoenix6Arizona
Жыл бұрын
Kitaabkooda quraanka somalidu hau laabato Haday guul rabto gaalana wadanka halaga qabto iyo kuwa lashaqaysta
@xabiiburaxmaan5994
5 жыл бұрын
Allow iga dawee waswaaska
@ashamohamedabdi1504
4 жыл бұрын
Abayoy
@ashamohamedabdi1504
4 жыл бұрын
Amiin anikana waan qabaa
@ashamohamedabdi1504
4 жыл бұрын
Aa walalay maxa kamid ah waswaskasi
@fatuushomar252
2 жыл бұрын
Aamiin
@aliyare7158
6 жыл бұрын
Mahadsanid
@sirbaare5400
7 жыл бұрын
mashalah
@anisanoor6355
6 жыл бұрын
MAHAD WARDOON
@chouhoudkheyr4810
6 жыл бұрын
Ani waswas yaa i dhibay wallahi waxaan sameeyo ayaan garan la'ahay
@mrkheyre4270
6 жыл бұрын
shikal zain walal naftaaada aamin alle udhowow wxu wa sheydaann shakkiga bdn psikolojik ayu ka halleynaya mrka alla udhowow wxad ka shkisidna u aqbal inaysn jirin
@chouhoudkheyr4810
6 жыл бұрын
somalida manta jazakallah walaal . Waxaa igu daran markaan sallada galo siiba markaan masijidka ku tukanaayo baalayo ayuu igu furaa waan iska nari mabo iga joogsanaayo 😐 tankaloo jirto waxaa waayo markeyga hore hesaha ayaan dhageysan jiray iyo waxa xun oo dhanbo wixi hadda waan iska daayay oo ilahay ayaan u tobad keenay ( ilahay ha iga aqbalee ) marka hadda saa id ayuu camal iga dhigtay markeyga hore aan balayada ku jiray saan ma aheen saa waayo wixii u jeclaa oo dhami ayaan sameyn jiray oo waa ku farax sanaa marka hada iska dhaafay ayuu wax kasto ila daba galaaa ilahay afarahisa tankale mar marka qarkood wuxuu idhahaa saan masii wadi kartide iskadhaaf anna may ayaan dhahaa marka walaal 🙏🙏 ilahay asagaa weynoo waxid ah ha iga qabto sheydhaan Ani marabo cidaabka ilahey ilahay wax uuna ku qanacsaneena inaan sameeyo marabo waligeey ilaaheyna asaa qafuura raaxim ah ee ha iga qabto sheydhaankan 🙏🙏🙏
@mrkheyre4270
6 жыл бұрын
Sxp wn ku fahamya anigala in badan shakki ugu furnaan jry xliga salada mrka sxp wxd ogaata mr hdii adigo wx wng sameynaya aad shakinysid inay sax thy iyo in kle wa sheydaan wa ibliis ibliisna ma jeclo dadka wngga smeeyo mr wlpa wxa u ki fura shakki fara badan sxp hdi adigo wx wng smeynya ad ka shakisid ha ujoogsan wa saxsanthy
@chouhoudkheyr4810
6 жыл бұрын
somalida manta haa walaal macaan saas waaayyo 🙏🙏
@mrkheyre4270
6 жыл бұрын
shikal zain walal mrnapa niyadaada wxa ku jira ha aaminin alle udhowow insha allh wd ka gudbysa anigapa wn ka gudbay alx
@apdurahmanizoove7970
5 жыл бұрын
Runtii Waswaas Ayaan dhuunta iigalay ee mxn sameyayaa yaa Ikhwaanii
@yuusufmaxamedmaxamed9044
4 жыл бұрын
docoda badi alle ka magan gal
@daarultawba516
6 жыл бұрын
Dikrika hala bafiyo
@cabdicasiisaxmad8602
5 жыл бұрын
Qul aman to bilaahi
@iqraudgoon7457
5 жыл бұрын
Qul amntu bilaha
@fatxinuur7385
3 жыл бұрын
Wlh anaa was waas nafta ikenay ilahow iga qaad
@user-nr3zq9mn6v
Ай бұрын
Shiqow qoka was waska qabo maxa udawa ah
@munaali6781
5 жыл бұрын
sh umul shagi weena iheesto iyo waswaas inti kaala xeriira
@maxamudrashiid6932
4 жыл бұрын
Wll waswaaska waa shaki shakigu yaqiinta ma kaxeeyo ani illa soo xidhiidh dawadiisa ayaan kuu hayaaa . 00252634796864
Пікірлер: 46