Jazaakalaahu khayr Sheekh. Cali Xuseen Jabouti waa Dacwaddii Diinta iyo Acmaashii Asxaabta iyo Rasuulka nebbi Mohammad Csw. ee Diinta inagu soo gaadhay maanta alle hakaa abaal mariyo Maalinta Qiyyaame ha idinka abaal Mariyo . By. Axmed Ali Osman Xasan Fom Birmingham. Uk
@saxiiboproduct3429
6 жыл бұрын
Ahmed Ali aamiin akhil fadhil
@nastehafanah5805
6 жыл бұрын
Masha ALLH jazakallaaho qeyra
@sumayobintuahmed476
5 жыл бұрын
Shiqow alle dartisan kujeclahay rabi janaada hanagukulonsiyo
@abdiwelimaalim7385
6 жыл бұрын
Allahu Akbar sheikh xussein tabliq
@suliemanisse1049
6 жыл бұрын
Ammiirsam jaklah kheyr
@khalidgadari8828
6 жыл бұрын
Alle ha barakeeyo sh xusen ali
@wllcmc1785
2 жыл бұрын
Masha allah
@aliok4251
6 жыл бұрын
Sheikh Allah haku barakeeyo Aduun iyo aaqiro Dar Alle ayaan ku jecel nahay
@qumanneofficial7935
6 жыл бұрын
Masha allh sheekha gormu imanaa kenya
@xassanhussein047xassanhuss4
6 жыл бұрын
Mashalh sheikh xuzen cali mashalh
@zizkadizizu5778
6 жыл бұрын
Manshallahi sheikh ali Hussein
@omernajib8491
6 жыл бұрын
Garisa ijtimac Sh hussein ali
@abdullahimohamed6663
6 жыл бұрын
In uu sheikh imaaday kenya iyo in kale walaalyal hadii uu kenya imaadayna dhinacee ayuu ka joogaa qof igu caawin kara ilaahey dartiis iyo meesha lagu qabtay muxaadaradan qiimaha badan iyo qof garanaayo meel aan kala xirir karo shiekha. Ilaahey dartiis baan u jeclahay qof alaale qofkii haayo meeshii laga xiriiri lahaa waan u diceeyn lahaa insha allah
@saxiiboproduct3429
6 жыл бұрын
Abdullahi Mohamed akhi 19 july garissa uu imaanaa in shaa Allah Nairobi ma i maado inta badan in loo goaamiyo maahane
@abdullahimohamed6663
6 жыл бұрын
ad-dacwah kheyrdoon akhi mahadsanid lkn wax number ah oo laga helo karo ma jiro miyaa mideeda kale sanadkasta ma imaadaa anigu ma moodeeynin in uu imaanaayo july 19 in intee la eg ayuuna joogi doonaa walal
@abdullahimohamed6663
6 жыл бұрын
ad-dacwah kheyrdoon mideeda kale masjidka gaarisa ku yaala magaciisu waa maxay hadii aad garaneeyso magaca masjidka jabuuti oo uu hayana walal ila soo socod sii labada in aan ogaado ayaan jeclaan lahaa mideed kale adiga meel lagaala soo xiriiri karo malahan miyaa aanan aheeyn youtube ka
@saxiiboproduct3429
6 жыл бұрын
Akhi shiiqa caadi maahan ma fadhiyo waqtigiisoo dhan culumada dacwada aa gacanta ku hayaan meeshaa loo diro uu aadaa Masaajidka garisa 19 july waa QUBA waa markaz hadi la fasaxo waa laga yaabaa inuu muxaadaro ku qabto masaajidyo kale Meelaha uu muxaadarada ka qabanaayo lama iclaamiyo meel lakala istaago lama helaayo cajiib Ani facebook daaci zakaria abdiakadir Whatsapp 0710412424 Mahadsanid sxb
@abdullahimohamed6663
6 жыл бұрын
ad-dacwah kheyrdoon mahadsanid akhi zakariya waxaan rabay in aan ogaado in intee la eg ayuu joogi doonaa sheikha bisha july marka uu yimaado in aan ku soo gaaro ayaanba rajeeynaayee
36:10 yaqiinta aye kaa dhisee qisadan Ku dhufo daqiqadan 36:10
@ahmedsaed8489
6 жыл бұрын
wlhi ilahy darti ayn ujecalhay
@abdullahimohamed6663
6 жыл бұрын
Asc walaalyaal magaceeygu waa abdullahi email kan ha igala soo xiriiro qofkii garanaayo meel aan ka heli karo shiiq xuseeyn cali jabuuti cali tabliiq email keeyga waa kan abdullahim8465@gmail.com
Пікірлер: 87