Koley lacagtu xalaal maaahan lacag danbi iyo wax uusan alle raali ka aheen lagu keenay ayey aheed 😢 aabe allha unaxrsto
@MunaAbdullahi-ru8jx
7 ай бұрын
Runsheg wx layiri waa ceb sheg
@fadumohassan7608
7 ай бұрын
You go girl❤❤❤. Sending hugs from Norway ❤❤🎉
@shukridini7667
7 ай бұрын
Allah ha u naxariisto adeero Cabdillaahi Abubakar Nuur RABBI Wa habeen jimcaha ah rabbiyoow qabriga u waasici😢❤
@jamilahassan8487
7 ай бұрын
Mashallah mcnto ilahay haku barakeyo awlaad duceysan ina tahay way ka muuqata dadkan wa dad nolosha ku dhintay ha u so jawaabin shaadiyo qofta tahay way ka muuqata mcnto nolosha haku wanaajiso
Walashey mcn dadka warkooda iska dhaaf qof waxaa tahay karti iyo aqli alle kumanaystay bad tahay guuleyso walashey mcn❤❤❤❤❤
@naimaali9345
7 ай бұрын
Shaadiya you are legend abaayo and you will always be legend ❤
@Ifaaye11
7 ай бұрын
Allah is one ❤❤❤
@umuzana
7 ай бұрын
Allaah ha u naxariisto Aabo karti badan ayaa tahay ♥️
@xaliimosiidow4169
7 ай бұрын
Jah gob gob dhashay masha allaah abayo keep going sister reer comment ha u joojin libaaxad qurux badan ❤❤
@ilwadqurux635
7 ай бұрын
Abahaa inaad lacagtaas ku duugto maheen lakin hadey tas run tahay shaqooyinka wa badanyihin shqo tan ka wanagsan alle ka bari tan mid alle rali ka aheen 😢subxanaallah
@MomtasOmar
7 ай бұрын
Riyadii aad laheyd waan ku riyooday waxey ku tuseysay geerida aabahaa Hadaad wax fahmeysid weyaan Anagu wax kale ku dhihi maynee ilahy ha kusoo hadeeyo wll 😭
@user-ix7dn8nu7x
7 ай бұрын
Sax 😢😢❤️
@asmamukhtaaribraahim6435
7 ай бұрын
Wallhi waa runtaaa lacaktaas waaa lacag wax alle raali akeeheen aay ku keenty mabeenbaa
Aabo Allha unaxriisto aabo🥺 qabriiskiisana allha u wasiciyoh dadka waa war xun tashiiil iska dhaaf 😢
@muniizaabdalla1190
7 ай бұрын
Sharafeey maxad dadka horumarka neceb ugu jwbeysaa ha ujwbin horey uga soco Aabo mcn alle ha unaxariisto qalbigana alle haku qaboojiyo😭😭😭😭😭
@najmaabdia7833
7 ай бұрын
10sano shaqenesay iyo kabadane ma abahaa aa isbuuc u aqrin weysay quraan taaas qiil haka dhiganin ilahay kabaq aroos aa ka shaqenayay oo ka nikinayay kadib abahay aa ku aasay faan ma ahan waxaa ilahay raali ka eheen haku faanin😌
@shukulatinapea3488
7 ай бұрын
Qabil malotugi lahaa marka😏
@Sharafiina123
7 ай бұрын
Maxaa kaa galay adiga orod shaqo yeelo
@Degaliah
7 ай бұрын
Qaac diibaad cajin waydaay waadigaa comments naasha ladhacayee😂😂😂 naagtan comments ka aad u qortay ayay iyadna lacag kaaga samaynaysaaye bal kawaran
@digriyowkhaliil5507
7 ай бұрын
Allah haunaxaristo shariifka qabrigana allah ha uwaasiciyo aamiin
@keeyowcadeofficial7456
7 ай бұрын
Iska daa dadkan shaska 😢 Allah uu naxariisto abaha sister quruxey Intaa ka heesya like 👍 saar
@fatumamuhumed9359
7 ай бұрын
Mashaallah Sharafey you are a strong woman keep it up and never give up.
@yusufwarsame9682
7 ай бұрын
Abaahaa allaha u naxariisto Janatal fardoowso allaha siiyo, adigana allaha ku xafido.
@Amin_Ahmed_Cabdi2024
7 ай бұрын
Shaashka in the building waan ku taageersanahay wlshy nacabkaa u nooloow ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Allaha unaxariisto janatul firdowso allaha ka waraabiyo Marti la jclahay allaha ka dhigo kitabkisa gacantisa midig allaha kasiyo suasha aakhirana illahay Kuma dhibo idinkana samir iyo Iman allaha idinka siyo abaayo
@IdilSaalax-yg9ce
7 ай бұрын
Ilhaay Haw Naxaristo Aapo Abaayo🤲😌
@cabdiraxmaanmaxamed2722
7 ай бұрын
Shaadiyo sharaf xumaan malihid ee qof qalbi wngsn ayaad thy wlhi Dadka wax ka sheegaya hau joojin wll hormar baan ku rajeenaya shaahka❤❤
@hawoadan3035
7 ай бұрын
Qof wax xun dhahay ma alahan runta ceeb ma ahan is astur ceeb miyaaa
@maymuun7956
7 ай бұрын
@@hawoadan3035waanaa kuleedihiin ee cay kuma lihidiin
@midabsan---__inaismael3727
7 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله ❤🎉
@asmitaaahmed1335
7 ай бұрын
M.a shaadiyoy love you alot ❤️ .surely you have given them a perfect respond for their nonsense accusations you are a strong person you take care of your family with respect and they are just jealous of your hard work nd your perfect life they only want to see you suffer and begging useless they are Keep going 💪 always one big heart for you❤
Shaaashka habaaar lagu kari waa horay uu soco my quen❤
@Ggjiioooonb44
7 ай бұрын
Kusali nabiqana muxamed scw scw scw
@salmaanluude3461
7 ай бұрын
Naag Aabaheed isbuuc Duugan Yahay Oo Kenya Fisqi iYo Niiko U Aaday Aayaa Waxaa Loo Soo Qoraayaa keep going, Subxaanallah War Dadkii Maxaa Qalbiga Madoobeeyay
Allah unaxaristo aabe wllshey qaaliya ha u joo jin inta xun waxaa ka badan inta wanaagsan
@najmamuhumadfarax4147
7 ай бұрын
Abaaha allaah unaxariisto janatul fardows allah ugu bishareeyo
@ayancali2265
7 ай бұрын
Masha allah ❤️ abyo mcn allah u naxriisto 😭 abee mcn 😢adigane allah ku xiifdiyo 😍 ❤
@xaliimoxayi5597
7 ай бұрын
Ilaahay idin ceebee shariiftii baa ka baxsan la'. Sayido Aabbe Allaha unaxariisto, horayna usoco❤
@munaissack1767
7 ай бұрын
The best answer ..keep going dear
@nastehamoha1945
7 ай бұрын
Shashka waligaa waxad eheed boqoqrad waad ahaan doonta Cadowgaga u nolow abyo heer waxan mareyna qof dhinty ina waxa laga sheego War illahy ka cassava oo umada iska dhaaf kii nool io kii dhintey idiinkama faktaan subxanallah Shashka Ha u joojin cayayaanka kugu naxsan nollow hhpti ❤Abana Allah ha unaxriisto 🤲
@samdicabdiqaadir3575
7 ай бұрын
Sax abyo mcn Allah unaxrito abe mcn aniga xita abahey udintey dadka xaba uso jawabin ceebe kuradinayan adiga ceeb waka maranthy❤mcny xorey usoco adan cade wan jogey waley tas na ana mar qati ka ah wlh
@user-gs8zn3rl5c
7 ай бұрын
Msha.allh dhiigeygii kartidda ansharaaf baad u tahay mcn
Masha allh abayo karti ledahy wa sax aabaha hadu dhinthy duco unba u aa woda 😢❤
@Uqaado
7 ай бұрын
Masha-Allaah habo caraamo iyo Sharaf Alle ku siiyey baad ku nooshahay Rabbi haku siyaadiyo. Aabana Rabbi ha u naxariisto Aamiin Yaa Rabbi
@inaxaajicumar4010
7 ай бұрын
Quruxey ilaahey haunaxaristo abe
@amranaxmed3469
7 ай бұрын
May Allah have mercy upon soul 🙏🙏🙏🤲🤲🤲
@abourahman9586
7 ай бұрын
Ya Rabi ubad isi 😢😢
@sacdiyoabdi916
7 ай бұрын
Alle haku irzaaaqo awlaad baaariya wll
@zamzamhassanfarah1508
7 ай бұрын
Subhannallah in yar oo muriga ma hayso ba, Allah haku sahlo,
@fatushsha7768
7 ай бұрын
Waa sax apyoh heesaha allaha kaa madoobweyo kloey mesha laisdhigaayo waad aragtaye qatumo wanagsan allle ka bari
@user-pc1gc1sd7g
7 ай бұрын
انا الله وانا اليه راجعون الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته يارب العالمين وجميع المسلمين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥀🥀🥀
@user-bp2fv5yw7x
7 ай бұрын
Qof habaaran dhokortiisaa laga yaqaan duceysaneey horay usoco❤❤❤
@Safiyo-ue4fj
7 ай бұрын
Asc shadiya shar abe allaha u naxariisto janatul fardowzo allaha ka warabiyo Abayo macanto sharafeey aillaha ku uma ku sharfay cid sharaf kama rabtid sharaftadana wa la ogyahay maaha allah Hada hesto wa shaqadadada midana kuguma caayo karaan wa ay ka xunbyajiin hirimarkaga hore u soco sharafeey dadkan jiran ha u jawabin anaga ku jecel ❤❤❤❤❤❤❤
Пікірлер: 1,1 М.