Somali hada Caan unaqatid wax kasta ku tasho like & follow nasoo dhaha welcome
@rahmahassa5306
2 жыл бұрын
Iso ducey asxbta maxamed waa xanunsanhy ina ilhey ii cafiyo mahdsanidin 🥲
@fadumadahir6011
2 жыл бұрын
Ilahay ha ku cafiyo abaayo cafimaad dhuuxa iyo dhimirka kalo ilahay ha ku siiyo adikana ducayso inshaa Allah
@abshirmohamed3527
2 жыл бұрын
Mashallah abdihafid shadiya haysku barakeyo rerka haku mashquline camal kale samaysta rerka dadka ku mashqulsan
@aishaabdi2397
2 жыл бұрын
Adiga cml aan lahaYn dadka afarahoda ina ka hadashid maahe cml kale ma lihid miya ilaa ayagaba so hadlaY o no shegaY saw maha inaY kala tagin anagana dhego wa qabnaa lkn adi fa,ido ku hadal ama iska aamu
@maxamed7258
2 жыл бұрын
Sax 💯
@ayaanabdullahiyusuf3226
2 жыл бұрын
Aamiin amiin ilaahaw nabd nagu gaarsii
@mukhtaarwadani1407
2 жыл бұрын
Maxamed buskut legend keep going pro viva raxweyn
@mudanchannel1578
2 жыл бұрын
Gabar walba oo youtube kujirta ama rabta in ey sogasho odoygeda yeyna iska keenin dadkan dhexdisa wilashana sidokale dadka hada kujira o lamanaha ahna waxan leyahay allah idin dhibyareyo koley maryoley inka lexan meysee
@maahirkee3656
2 жыл бұрын
Kkkkk
@xaliimacali5595
2 жыл бұрын
Sabskaraab baandhahay janalkaaga waa bakahelay
@mudanchannel1578
2 жыл бұрын
@@xaliimacali5595 mahad sanid abayo macan wan kaga amaal haya subscribeka ad isaartay
@xaliimacali5595
2 жыл бұрын
@@mudanchannel1578 Adaa mudan abaayo
@faraxabdiahmed6819
2 жыл бұрын
Aduunka leyskuma mashquulo ee soomaalida waxbaa ka qaldan subxaana laah
@abshirmohamed3527
2 жыл бұрын
Wa wax wayn ka khaldan alaha haso hanuuniyo isku dirka xumanta nugu bdn dad is jecel familka qurex bdn xanun kuthy dadka qarkis
@ssimanumumustaq7148
2 жыл бұрын
Waxaan kaa tugaayay maadan sheegin warkan waa Qurxis ey Illaahay ha naga qabto shaydanul insiga social media, Buskudow likt xaqbaa u leedahay 👍🏾
@munocadeey3701
2 жыл бұрын
Niyow Adigah waxaan hubi Arzaaqad haka raadinin
@xuriyamohammud4896
2 жыл бұрын
Allaha nabad nagu garsiyo wllhy
@fardosaadan3235
2 жыл бұрын
War dadow illahey unoqdo adunkan wa 2bari qurunka kumashqula dadka haku mashquline
@AminaLuckyOfficial
2 жыл бұрын
bisinka Allaah makala diro qoyskas isku qurxoon amiin
Пікірлер: 60