Mashaa allah shadiya sharaf fananada qarniga ,kaftanka iyo farxada ayaa loogu yimaada mashaa allah
@fartunali4871
2 жыл бұрын
Shadiyo iyo baba jey waa jecelahy wlhi marke isla jogan🥰🥰
@caynicaday7784
2 жыл бұрын
kan dhexda ku jira kilaakilaha shiir wuu dhididayaa yaa arkay vaar 🤣🤣
@sadiacabdi1536
2 жыл бұрын
Waaan idin salamey baba jey iyo shaadiyo sharaf iyo wiileka kale ku saaxesta mudisho cadey guul iyo gobanimo farxad ku noolada from london 🙏🙏🙏❤❤❤❤❤
@saidaismail2761
2 жыл бұрын
Ala kuwaana waan idin jeclahey walaahi mamo sidaas lee waligin ahaada qosolkii aa iga dhamaadey dhalinyaro qurux badan oo is jecel oo kala xanaaqeen ilaahow isha bili aadenka idinka qabo aamin igiriiska idiley 🤣🤣🤣🤣🤣
Пікірлер: 587