Asc shadiiyo inshallah waa ku soo salmaa marka imaado somali.
@muntaasquruxwanaag8285
4 жыл бұрын
Masha allah lamaanahayga keep going shaadiya and abdi fatah waa idin jeclahay
@mssfazzna5971
4 жыл бұрын
Shaadiyo walhi wa jeclhy qof ka qosliya aduunka bilad ayuu ka mudan yahay Thank u abaayo qosol lee kuso doonta ani
@sacdiyoquureeysh4488
4 жыл бұрын
Masha Allah waa ku faraxsanahay madaama qofka ugu horeeyo cominta so bixiyo wllshey shaadiyo iyo wllkey Cabdi Fitaax yare waa idin salaamay shaadiyooy abaayo wiilka yar adiga dhalay ishumi habaryar tiisa saudi Arabia joogto ka yimi gaar ah han magaalada jida mcnto idin jeclahay ❤❤❤
@sihammoha2912
4 жыл бұрын
Kkkkkkk Alla Shaadiyo sharaf qosol badana Gacan ayaan ku tagay wlhi allaha ku barakeyo
@saabiriincadey2608
4 жыл бұрын
Walhi caadi igaga Qosliseey shadiyaaa xabibtii dambigaga allah dhaafo ❤❤❤❤❤
@saamiyeahmed4846
4 жыл бұрын
Masha Allah abayo iyo aboowe wlhi abdifitax sifican aya u jaf tayay walalahega qali ah horo wacan iisha Allah cafimad ku iyo farxad ku nolada waa idin jecelahay Allah idin xafido ❤❤❤❤❤❤❤🤝🤝🤝🤝
@genyadamadow3222
4 жыл бұрын
Labadiina waa is fahansantihiin wlhi masha allah Allaha idin xafido dhamaantiin Shaadiya iyo Abdi fitax ❤❤❤🌹💋🌹🌹
@fadumoxaji8588
4 жыл бұрын
Maasha allah shadiyo sharaf badaney maanta waaa ka sidataa duma fataax wllhi ada kusita manta maanta hapy aa tahay saaid shekadada waa kuhaysa maanta xbbti allaha ina kaadaayo adaan kugu joogna meeshaan
@beingryder3358
4 жыл бұрын
Shadiyo Sharaf Talent ledahay isdereey 😂😂🙌
@ajmalcadey5567
4 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁💋💋❤❤❤💋💋💋💞💞💔❣💙
@anabchannel3670
4 жыл бұрын
@@ajmalcadey5567 abaayo subscribe isar please
@beingryder3358
4 жыл бұрын
@Nasiib CHANNEL wakugu qate wlal
@sahraomar4517
4 жыл бұрын
Waan kaa qaadnay quruxey 🤣🤣🤣🤣🤣 wlhi shadiyo markan ku arko wad iga qoslisaa mashaa allh yaxfidkum♥️♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰
@maaneabdalla9043
4 жыл бұрын
Shaadiyaa daawaday mana qoslin wlhi been 😂😂❤️
@AhmedMohamed-iw6wr
4 жыл бұрын
Been maku sheegin
@munoaxmed318
4 жыл бұрын
Beenta iney thy hku zheegin
@sportstube263
4 жыл бұрын
@@AhmedMohamed-iw6wr wll MCN subscribe Saar
@sportstube263
4 жыл бұрын
@@munoaxmed318 abaayo subscribe iisaar
@asmalove5761
4 жыл бұрын
Shadiyo qosolkaga wankuhestaaa wlhi intii kuhesataa shadiyo qosolkedaa like saaraa
@boqoradreerfatax8667
4 жыл бұрын
Zhaadiyo wlhi waa qozley naag dheer maa zoo raacdey kuma lahoo😂😂😂😂😂wlhi hore uzocdaH lamanaheygaH
@raxmoibrahimcalihaji8016
4 жыл бұрын
Abayo shadiyo sharaf Walashay qali wlhi wax wan ka soo ordaa soo badi vedio wan ku jeclahay keep going
@nawalbiixi7555
4 жыл бұрын
Mnzha allah couples nolozhu idima xumeyzoh😍💗💖💋
@qn____zaanu1852
4 жыл бұрын
Shadiyooy Adi dartaa inaa u imaado weeye Xamar wan iska kaa jeclhy keep going byoh👏👏
@beingryder3358
4 жыл бұрын
Manta waxan noqthe qofki ugu xoreyo oo comment kabixiyo inta marqati ka aah like taa dhac 😆
@cabdulaahicalibeere3058
4 жыл бұрын
Shaadiyoow wll daris ayaa nahay mar waliba qosolkaaga inoo aado ayaan rabaa mana is naqaano salaama adi iyo sayigaada iyo wiilkeyga ❤❤❤
@beeloabdi4067
4 жыл бұрын
Kkkkkk masha Allah walalkey iyo walashey 👨👩👦♥️♥️
@anfacadam8939
4 жыл бұрын
Shadiya wlhi wa iga qoslisaan allaha farxda idin siyadiyo wllshy qli🙏💎🥰
@naimasharifabdi4216
4 жыл бұрын
Wlhi shadiya funny wye 😂♥️♥️♥️shidya WAa ku wataaa
Manshallah my Queen Queen shadiyo sharfa an cabdi fatxa 🤴👸🌍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maarifacollege-kenya1264
4 жыл бұрын
Sabaax Carab walal macan subscribe igu caawi
@Queenberlula
4 жыл бұрын
masha allah xbbti shaadiya iyo abdifitaah farxad ku noolaada farxadiina jeclahay❤❤❤
@samsammaxamuud473
4 жыл бұрын
Mash Allah xbbti shaadiyo sharaf iyo seygeeda abdifitah farxad ku noolaada farxadiina wan jeclahay alle idin xafido insh Allah Ina badan shaadiyo sharaf wan kusalam
@ayanyusuf390
4 жыл бұрын
Keep going my sister...from hargaysa 🌏🌏❤
@khadiiraabdillahi6361
4 жыл бұрын
Wllhi qosol igumu hadhin wllzhy shadiya sharaf iyo seygeeda c/fatax Alle isku kiin dayo mohamed yare soo barbar habo aabo iyo hooyo ku dayasho leh ay ku dhalay marku weynado mohamed yare commentiga ha arko inzha Allah
@sapnaacabdalachanel9400
4 жыл бұрын
Shaadiyo intaa wadatu liketa hailadhafina🖐🏿🤣
@asmaabdi2310
4 жыл бұрын
Mashaa Allah walhi waan idinku farxaa markaan indawado ilahay ka isku kiin barakeeyo ukhtii akhii
Hhhh shadiyo so funny wllhi idin jecelnhay 🥰❤️❤️❤️🙏💐🌎
@siraadcawed6667
4 жыл бұрын
Mash allh
@raqad4642
4 жыл бұрын
Abdifitah iyo shaadiyo xamar hadan imado wan idin so booqan ma iso dhaweyneysiin marka barafka bilowda ban kuleylka somalia 🇸🇴 imaanaya insha allah 😀😂saxiibta nadiira nayruus aaway shaadiyay dadka caaynaya maxad love iyo like ugu saareysa saxiib naageed wa iska shan bilood
Wllhi mrkaa arko waan iska zii qozlaa Any way keep going lamaanaha qarniga ❤❤🤣🤣🤣
@abdicasiis8367
4 жыл бұрын
Abayo shadiya cadey allah ku xafid abyo mcn adiga iyo xajiga marka ku arka adiga farxsan wan kula farxa mashallah allah isku kin adaayo amiin🌹❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋
@yaasmiinyurubofficial6383
4 жыл бұрын
Kkkkkkk asxpta like isaara blz and blz fadlan halaawdi ayaalagawadaa hhhh keep goin 🏟🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ayaanhassan4010
4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 Shaadiyo sharaf abyo wlhi wa ku jeclahy qosolka ika dhamesey From baladweyn
@nuurtogeeydi7421
4 жыл бұрын
Shaadiyo yaa uxiisay my siss
@sucaadmuhudiinmohamed5137
4 жыл бұрын
Wcs lamanaha qarniga guuleysta had iyo goor guuleysta ❣❣❣🔥🔥🙏🙏🙏🙏❣❣❣❣
@asharoonabdi8091
4 жыл бұрын
MashAllah beautiful family iskuwara
@kiinmuhammad6667
4 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf wad iga qosolisa wllhi wan idin jcly shaadiyo sharaf iyo Cabdifatax Mohamed family qurux badan allow iskukiin daaaa inbadan ❤❤❤❤🙏🥰
Пікірлер: 1,1 М.