Nimanka oromada ah oo somalida ku dhex jira naga saara qof somali ah ma yeelikaro
@AbdulAli-ku9he
9 ай бұрын
19:46 Maasha Alaah habalahu si wanaagsan bay u hadleen.
@theancientsancients1769
9 ай бұрын
The people of Somaliland do not support this deal! Some of this people are paid
@mohamedbashe9361
9 ай бұрын
Speak for yourself sxb. The majority do
@hannahassan2574
9 ай бұрын
Selling you land or sea .. can not give you recognition .. there’s channels and laws you need to go through ..Ethiopia will not give you recognition they are the biggest snake .. don’t cry later when they take over your lands
@garaadosman3813
9 ай бұрын
War kuwaan sidaan u hadlayaa waa oromo maba ahan somali war shacaboow😂 kaca kuwa ethiopia lajira waa oromo walahi afka somaliga aad bay ubarteen oromadu garaaca kuwaa ethiopia tuugaya ee idinku dhexjira walahi waa siyaasad waa oromo afka baratey war kaca somaliyeey runtaan idin sheegayaye
@SalimsalaxSalim
9 ай бұрын
Aqoonsi dartiisa ayaad dalkiina iyo dadkiina u iibineysaan runti sxb sidaad wax moodaanmaahan ee cadaab baad doonateene warhooy kajooga
@yuuye4739
9 ай бұрын
Shacabka ha edayn ee. Kuwa qabiilka ku joogo waaye ee saxib ka fiirso
@hiddowacan811
9 ай бұрын
Hawl kuutaal maaha
@SalimsalaxSalim
9 ай бұрын
@@hiddowacan811 weytahay adigana difaaca dalkayaga howkuutaal maahan daba qoodhiyaduna weydhamaan inshaa alaah
@sirhamza5644
9 ай бұрын
Maanta maalin aan aheeyn ayaa la ogaam biyo kaabadan waa kuqaadan waa lagutaabsan waana ogaan dhagax baad tuuri doontaa aduunka sharci waxaa leh qofkii awood leh
@AbdulAli-ku9he
9 ай бұрын
21:23 Maasha Allah waa run walaal.
@abdulqadirdheere
9 ай бұрын
masha allah dhalanyartii hurdada weey kakacday somali waa mid kalmar soocna somali waa somaali daafaha caalamka meel kastaay kala jookno lakiin dhiwaato waxey katagan tahay odiyashii iyo dhalan yaradii odiyaasha qeer kama soo socda in yar moyee o indheer garad ah NO itobiya bad iyo dhul somaliyeed iib ma,ahan
@Buurta
9 ай бұрын
Qushaashaa iidoor. Waa umad wada waalan. In yar baa fayow. Dumarka ka qaado
@IbiEntertainment
9 ай бұрын
Kuwa ogol ee taagerta waa Oromo luqadda bartay walahi 😢😢😢😢😢
@luulaabdi3796
9 ай бұрын
Odayaasha waa wayn ma liintay ka cabsadeen!!Dumarkaaba idin dhaama wlhi oo codkooda dhiiban kara!Aan ooyee Albaabka ii xira!
@audijooyjoy7976
9 ай бұрын
Weli wax ka qabad beey leedahay hadii shacabka Somaliyeed ay banaanbax wada jir ku sameeyan meel kasto oo ay joogan.
@Zakiika
9 ай бұрын
Walhi dumarka ka aqli badan raga mesha ka hadal badankoof
Somalian wa idin salamey wa shacab qalbigoda nadif ah guul guul smaliland nolada
@antitoogtakulmiye2485
9 ай бұрын
Waxaan u dhashay somaliland islamrkana waxaan dagaa goblda ugu baldhan somaliland SIDA GUBALKA MARODI JEEX. TOGDHEER SAXIL DAADAMDHEEDH IYO GOBALKA SANAG esla markana waxan ahay soomali wan ku faraxsanahay dhirbaxada ku dhacday Ethiopian iyo muuse biixi bentay kalaibsanyeen GUUL.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@gini875
9 ай бұрын
reer somaliland abi markulaha bad baan rabna 120milyan oo bila bada ama heshiis ama xoog midbaanu kurabna shalay ahayd ictiraaf ethiopia ma odhan diyarada air ethiopia share ka siinay bay tidhi caqli yeesha dalkiinana udiida xabashi
Ceebta Dhacday waligay maan filayn in Maanta La yidhaa Xabashi baa 20 KM oo bad ah 50 sano la siiyey .. cid yeeli karta ma jirto .. Xabashi dhul hore baa nooga maqan Somaligalbeed in bad loogu daro waa xaaraan . NO WAY IN XABASHI BADAYADA QAADATO WALEE
Пікірлер: 329