Masha allah dad wada dhasho nacabkogu kanaxo midaysan bane ku qusoo nin danlaw guuliyo gobanimo hooyada aas aaska somaliland reer awdal jiro joga guuliyo gobanimo ku wara maanta meel kastu jogo cafawga somalilandh wuu jabay midnimada iyo wadajirka ay muujiyeen waa haku qusdo nin danlii somaliland waa ul iyo diirkeed lo ma kala abtiirin karoo ee ku qusoo maanta
Suxufi hussein, saxiib tuta wad kuso baxday, haba iska sarin ba. Balayo balayo ayu tutaha ka digay, waxad u ekatay General colen Powell ki mareykan ka hiligi Bush !!! 😂
Пікірлер: 99