Wareysigiisa waxay cadeynaysaa inu ikraan dilay wayo tilaabokasto ay qaadirabtay wu la socday xita xafiiska reysalwasaraah inay aado markay ogadeen Ayay dilen sida hadalkiisa laga fahmayo rabi ha so ifiyo xaqa gabadha iyo intii xaqdaro lagu dilay
@midnimodoon8724
2 жыл бұрын
Waxaasi waa shaqadiisa wll ileen waa sidoone.
@kafiakhaire821
2 жыл бұрын
Viva mahad salaad rrooble xasan shiikh wexey u gashadeen shati bira abu amar fohad waa balan in laso qabto shabaabyada munafaqyada xaarmaajo mingiste fohad jiis marexaan yasiin farey dhagax aya lagu dila
@maryanibrahim633
2 жыл бұрын
Wa bentis dilaa asag hal qabto
@sadiahassan798
2 жыл бұрын
I think shacabku know the true Sababtoo ah sidegan oo cilmiyeeysan ayuu u Hadley umana ekeeyn nin wax qaldaayo waana nin diin iyo sharf ay ka muuqato
@xalimosacdiyo4873
2 жыл бұрын
Ninkan wa argagixiso waraysigana muhimadiisa wa hor istaga caqaladeenta madaxwaynaha muuqashadiisa
@puresomalilander6951
2 жыл бұрын
In previous interview he said fahad yasin named 2 names of his father and he declared only his mother was growing up him so that FAHAD is heram boy Fahad wuxuu waraysigisi hore ku caderyey inuu GARAC YAHAY
@fatimazahramahmoud7647
2 жыл бұрын
Geerida xasuusnow
@faisaahmed2312
2 жыл бұрын
He said 3 named abdirahman was he when he was young boy . i want know how fathers he had ... Maybe every man his mother marry after his father divorce he call them father too hahaha mean step father the man is confused by Islam u only go by your biological father not step father
@abdulomar730
2 жыл бұрын
It is not gud to say that way ..but U people It seems u r tribal people ....FAHAD YASIN IS CORRECT ...WIL HAWIYE AYN AHAY BALSE WAN ARKI DONA IA ...WLH WA AMINSANAHY FAHAD
qofka waxa ad ku edaynayso danbigu intu legyay wad yaabi lahyd jahilnimo ku eedaynaya ee dadka iskada ada wx isyeelaya
@maowmuhiadin6090
2 жыл бұрын
Daahir eebow waan kuu baahanahay ee i soo qabo
@munamaxamud7100
2 жыл бұрын
Indhihiisa ayaa laga dereemaa inuu dilkeeda kadanbeeyay asiga iyo saxiibadiisa
@axmedsahal2688
2 жыл бұрын
Anigu Uma Arko Wareysi Eewaxaan uArkaaciyaar???
@muhammadsheikh676
2 жыл бұрын
Fahad dembi baarayasha iyo xeer ilaaliyaha ha utago cidda dishay Ikraan ha usheego si kiiska cadaalada lo horgeeyo wareysi cidna kama rabto
@abdullahiaden8794
2 жыл бұрын
Ficnan lahayda haduu soo hor istagi karayo maxkamad waxa uu la cararay ayaa ku jirta mesha hadi uu wax shegana waxa so galayo farmaajo iyo qar kalo badan
@muhammadsheikh676
2 жыл бұрын
@@abdullahiaden8794 saxiix siday tahay u dhigtay
@ramaas360
2 жыл бұрын
viva Fahad yasin 🐯🐯🐯🐯🐯🐯🐯
@abdirazakmahamoud2829
2 жыл бұрын
Waa Alshabaab Caadayste ah , Waxan Islahaa Inta uu qarinkaro kiiska , xataa sanado uu qarinayaa , balse Allaw inoo sheegay in aanu dhiiga islaam qarsoomin , Allah mahadii weeyaan mar haduu afkiisa ka qirtay , waa dawlada Turkiye u soo gacangalisaa dawlada Somalia
@mohamadomar4591
2 жыл бұрын
Qof aan asiga aheen looma haayo dilka ikraan,Dadka oo xagxaganaayo waa kuwii Siyaasada iyo somali dhan kasaaray
@aniwaaye484
2 жыл бұрын
Absolutely no question
@mohadeydakane4624
2 жыл бұрын
Fahad warkaa hacadeyo asagaa naftisa aya gibada dilay ee
@waaqorneetofficial7701
2 жыл бұрын
cosoble celi laandheere masha allah boqortooyo
@libanabdi133
2 жыл бұрын
Legend fahad yasin
@nasrin1930
2 жыл бұрын
This guy confessed he is the killer of Ikran He has hit below the belt such as piety and dishonesty he is insulting is all Somali governance must put him to jail
@JJ-is2we
2 жыл бұрын
All fingers point at the current government!!
@faisaahmed2312
2 жыл бұрын
fahad kill many ppl because he al shabaab but he make mistake killing ikraan ... U know what they said whatever u do in dark will it come to light one day
@JJ-is2we
2 жыл бұрын
@@faisaahmed2312 I don’t get why everyone pointing at Fahad. If you talking about killings the Hassan sheik a lot of people so what do you say about that. I sense you are from certain tribe!!
@khalifdahir1460
2 жыл бұрын
Confessed to who?Watch the interview again.U don't know what is coming
@JJ-is2we
2 жыл бұрын
@@khalifdahir1460 buddy they are blind led by bunch of blinds.
@sabnaaburhaanyuusuf6676
2 жыл бұрын
Waa qaain duli ah oo alle kafurtay wuxu rabaa inu kala dilo somali kaar ahan hawiye dhaxdiisa taasna ma qaadan doono aniga o asag ku cid ah ayan waligey taagerin duli helu naar qaain ah waye yaasin ilka dheere waa nahabin
@farahfartun3961
2 жыл бұрын
Fahad bad wayn ayuu ku jiraa bisinka waxan sirdoon maaha waa dhoqonnimo
Waa in lacagta qaraxyada ey kuso wadaan lala warego o kuwa so direy laga dacweyo wadamada ey jogaan lo shego iney lacag u dhiibeen shabaab argagixiso qaraxyada dhiga
@leylajaamac7094
2 жыл бұрын
Farmajo 5sano ayuu ka shaqeynaaye inuu team u sameysto si uu weligiisa xukunka uga dhicin dhinac wala waa ku dadaalay laakiin xaqa waa soo daahiray
@kafiakhaire821
2 жыл бұрын
Waxu weli qaba nafta shabaabka gacan ku dhiigle wacal itopian ikraan keliya ma dilin waxu diley amiina waxu dhinac ka gatey carurta ey xadeen asaga iyo kanihiisa shabaabka dhiiga la cabo xaarmaajo mingiste tuug gacan ku dhiiglayashaas dhagax halagu dilo
@aminabarre1727
2 жыл бұрын
Daahir sac,nacnacda Fahad iyo faray waxba lagama qorraaya boqolaal ikran lamida ayuu dilay,qaara wuu curyaamiyo.kayska Hala furo,waa sahal in somaaliya lagu Soo celiyo waa in la xukumaa.
@kafiakhaire821
2 жыл бұрын
Viva dahir eboowgeen dhiiga biyo ma aha hawiye waa tegey shacabkiisa hantidiisa lloma so hajirayo guul gobnimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🖐
@abdirahmaanilkocasse8313
2 жыл бұрын
Ale haka qabto umada ninkan
@Fallandurduro82
2 жыл бұрын
Geesiga irir🥰
@bosteyaxuseenali5764
2 жыл бұрын
Haber gider fahad yasin wa idinka ka ooyesiiyeye mid kale meeqa qori 🏳🏳🏳🏳🏳🇸🇴🇲🇹💰💰💰💰🦺🦺🦺🦺🎤📝💼📁📁📁📁📁📌📍✂️
@kafiakhaire821
2 жыл бұрын
Guriga shabaab fohad iiyo kan hoyadiis iyo kan xaarmaajo mingiste tuug iyo kan jiis marexaan waxa lagu diyariya qaraxyo waxa lagu dhisey dhiig waa in lagu dumiyo o kuligood tiirka la geyo
@jeadean6421
2 жыл бұрын
Fahad yaasin hadalka wuu qarinaya ee sifican ha u sheego
@iftinmudde1073
2 жыл бұрын
Investigative journalist wariye sare Dahir Alasow, thanks
@marwoyusuf906
2 жыл бұрын
Fahad iyo leader alshabaab maxee kukaladuwanyihiin. Maad nagadeysid waalidaas
@ahmadisse1285
2 жыл бұрын
Libaax galay laago hoostood iyo laandheere nin laacay baa luma
@xaruntaalhilaalherbal
2 жыл бұрын
Waxaan kafahmay gabadhaas inay shqaalo dawladeed dileen likn aan lahayn wax caddayn ah magteedana dawlada lagu leeyahay
@leylajaamac7094
2 жыл бұрын
5 sano ayey ummadda Soomaaliyeed xasuuqaayeen
@xabibomohammed2796
2 жыл бұрын
Waxaan u aragnaa inay tahay neef gawracan geedo kama waabto
@nurgacan6950
2 жыл бұрын
Kiiisà markii baadhista maxkamada lo diray waxa hor idtaagay fahad yaasin iyo farmaaajo maantana wuxuuu ku hadalayay xoolha xitaa rumaysnayan biniaad iska dhaaf NUR Hargeisa
@siradmowlid6253
2 жыл бұрын
Imaaraadka iyo kiiniya lacag intee la eg bay kusiiyaan adi iyo inta lamida
@daudcalinuur8218
2 жыл бұрын
Dahirow kulane jiis yaan laga reebin
@jawahirelmi9
2 жыл бұрын
Asc daahir alasow
@faisalmohamed4028
2 жыл бұрын
Qofka waa inan la xukumin ilaa maxakamad sharci hortagaayan waxaana hubaal in ciyaartooyada muqadisho garoonkeeda ku dhuleeyaso ay dhinacayo badan leedahay marka il iyo maskax furan halugu eego.
Somalida aqli way leeyihiin 5 sano ayey dhibanaayeen xaqa waa soo daahiraayaa
@amirsharif9122
2 жыл бұрын
Daahir beenaale
@kafiyaabdulkadir6973
2 жыл бұрын
Sax ayey u arkeeen
@Sayidabdirahmannurhirsi
2 жыл бұрын
Wll wacan oo wanaagsan mahadsanid guulayso waa nin cuqdad u qaba habar gidir iyo Ogadeen sidaas darteeed waa in leyska dhiciya fullay waan cararay waan ku caynayaa iyo isgo bilaabay ila meereyso hawada leysku marinayo kuwi ku garaadka aha baaq u gudbinayo laamaha amaanka xamar waa in hiwshoda fuliyan shacabka xamar dagan wa in ay caawiyan lamaha abniga si kuwa farmajo ku hayo la soo xiro ganaax lagu xukumo si deganasho loo helo Mashallah
@cabdiraxmanxasan2810
2 жыл бұрын
Baqida dahir miyad says uledahy
@kafiakhaire821
2 жыл бұрын
Ogeysiis hurdada ka kaca wexey so wadaan qaraxyo waa weyn halaag kabayashayasha shabaabyada qaraxyada dhiga argagixisada mafiyada gacan ku dhiiglayasha qabata wexey so wadaan qaraxyo xaarmaajo mingiste tuug gacan ku dhiigle kiriminal kadabkiisa goe iyo shabaabka weyn o qandaraska ku qatey dhiiga hawiye qabta fohad jiis marexaan biixi xijaar cabdiraxman dhere wexey so wadan qaraxyo halaag halaga hortago
@masertoy2328
2 жыл бұрын
Fahad yesin wa landera banan cad dago wana geesi geesi dalay
@shukriali5811
2 жыл бұрын
Waxaa dilay waa la arkaa gabdha waxaa lo dilayana waa waa siyaasad qabil iyo quruun la wareg
@qadrocabduwali5155
2 жыл бұрын
Xaqiqda kama usan hadlin hadal mala awal ah ayu ku shekeyay tan runta dah ma sareyso
@libanabdi133
2 жыл бұрын
Ikran she is in dubai
@amishmaxamed3043
2 жыл бұрын
Wa dad iska hadlay wana nin ciilan ino dilayna wu cadestay
@halimaali1720
2 жыл бұрын
Habar gidir ilaahay wuu ni arkaa hadaad is qarisaan alle wax kama qarsoona mahad salaad hadii wax laga qaaban waayo ilaahay baan ku deeynay ilaahay baa ku filan
@abudimohamoud1516
2 жыл бұрын
Adi reer kaga kaliya baa waraysaneysaa wayo mantay wan kula soo hdlay codna waa iga duubtay mana soo dhigin hoyada waxan la Aad 😝😝
@seynabaliisse1995
2 жыл бұрын
Waxaan u arkaa Fahad inu asaga diley uu hadana kiskeda oo la ogaa ninki wadey darawalka u aha fahad yasin u ahaa soo qadey hadana Taliyaha fahad ba i so wacey iney u soctona u shegtey Hoyaded Dilka asaga diley Marqaati cad waaye ee Fahad iyo Farmaajo kulane jiis yaasiin farey maxkamad ha la keeno wlh hadi somali ay ka so baxaan adunka meshey Tagano waa ka raadsaneyna maxkamada Heegi ban geryn doona
@daudcalinuur8218
2 жыл бұрын
Been kuma sheegin magacaa cusub fahad Qurunle
@Somali-One
2 жыл бұрын
*Fahad Yasin cadeemo muuqda iyo kuwo wali qarsoon ayuu hayaa bal ayaa sidiisa cadeemo keeni kara aan ahayn "BAROORTU ORGIGA KA WAYN*
@axmedsahal2688
2 жыл бұрын
AmaJeesjees!!!
@sucdimuse1387
2 жыл бұрын
Asc warjiraah ba cakaaruu imaan
@maslax1119
2 жыл бұрын
Haweeye godkaa beeyo negu galaay way naxsaan yeen wax ku hadlayo fahaad soo uu hadlayo adkeesa ayaa ku raxeesaney waxa la hadleeso nago badayo ka haruuso
Wa 200 qof inta halkan comments ka ka bixisay ee dshir calasow u camiraysa qabyaalad darteed Lkn somali inta soo hadhay o dhami fahad way arkeen ama fahmeen inuu xaqiiqo sheegayo Asagu shalhsiyan uma uusan caayin qofna ee arin jirta buu ka hadlay lkn idinku inaad maan gaban tihiin nasabadiisa baad cayaysaan
@leylajaamac7094
2 жыл бұрын
Farmajo ayuu u adeegi jiray Fahad waa dilaa halis ah
@munamaxamud7100
2 жыл бұрын
Kan wareeysanayo fahad iyo asaga weey isog yihiin dadkeey rabaan ineey been ka dhaadhiciyaan taasne masoconeeyso
@habibomohammed5504
2 жыл бұрын
Koley waxii jira alla og anaga gabar ayaa naga maqan midna qarax ayaa nalooka dili lkn insha allah dowlada cusub waxaan ka sugeyna gabdhahaas intuu xaqooda nooso saaro
@baambaam6336
2 жыл бұрын
Fahad fusto
@leylajaamac7094
2 жыл бұрын
Team Farmajo iyo xulufadiisa waqtigooda is over marka yaan lagu mashquulin
@newadalempire1055
2 жыл бұрын
Meeshu Dani jadiid baa daahiraw dadku may waasheen
@Maxamed-fp7uo
2 жыл бұрын
Qabyaalad Somali waa dhaaftay. Habargidir dhiiga Ina Tahliil ha iska bixiyaan. waa iga talo Adduun iyo Aakhiro kala badan
Пікірлер: 210