REER HARGAYSAAD HA KA MUDAHARAADAAN HANA LA HOR FADHIISTO GOLAHA BAARLAMAANKA❤❤❤❤
@Sirad47
2 ай бұрын
Maya waynu israacaynaa dhagax baan kaga soo saaraynaa. Ha u tagaan cadowga soo dirsaday.
@f.warsame1069
2 ай бұрын
Yaa Allah. Yaa Allah jabi Cadawga Somaliland AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ayaanleg
2 ай бұрын
GUUL Somaliland. Alloow jebi CADAWGA SOMALILAND
@runahmed9988
2 ай бұрын
Xukuumadu inbadan ayay Dhawrayeen hala Kaladiro Diro Dhiiglawayasha. Dadwaynuhu Haku Kaceen Hana ku Mudaharaaden. Nimankan Shilinku Qaatay ee hungurigoodu Xukumayo. Jasaka allah khayr Ubaxle.
@kauwsarelmi5052
2 ай бұрын
Guul Somalilandw
@abdirashidahmed2873
2 ай бұрын
Waa basrlamaankii ugu liitay ee ina soo maray
@abdihoori4524
2 ай бұрын
Golaha hala kala diro 5000 oo qof saxexan please
@MohsmedFaatah
2 ай бұрын
Shacbiga somaliland ha ka tashadaad, golahan, doladaha kale u shaqeenaya ,halga qufulo, dadkuna ha hor fadhistaan, Guul iyo Gobonimo somaliland ha waarto Aamiin
@ikraammahmoud790
2 ай бұрын
Wariye qaali ah geesi qaran
@qaniahmed9241
2 ай бұрын
Ubaxle wll Aad baad ugu mahadsantay Sida daacada iyo Wadaniyada leh e Aad ugu afeegeysid dalkaga iyo dadkaaga khayr badan ILAAHAY ha ku siiyo ..
@MaxamedMuslimMaxamedMuslim
2 ай бұрын
hallagu dareero meeshana haallaga xidho mushaharkana haallaga jaro
@xaalidahir8268
2 ай бұрын
Guul well done shacabka SOMALILAND!
@RamxaHuh
2 ай бұрын
Asc , was tii leynoo sheeran in lanoo isticmaalayo barlamaanka iyo salaadiinti kuwaasoo ku gabanaya xisbiga wadani market international waxaa kabadan bulshada was in laguna mudaharaada laguna xidhaa aqlaka
@sidiiqmaxamed-pg6nm
2 ай бұрын
Ubaxle 24 TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️💪
@nurtoabdi7910
2 ай бұрын
Asc waxaan ku talin lahaa nimankan in aan la sii egan .shacabkiisii cashuurtiisi laga fuur yeelay oo ay sudhadh ka yar yar soo qaataan ayay qawlalada ka wada xuunbeynaya war wax waa in laga dareeriyo oo aan mid laga reebin
@RasheedKhalif
2 ай бұрын
Xukumadu waa inaay ka ilaaliso xogaha laxiidhiidh ciidamada iyo arimaha deebed si aayna ugu gudbin cadawga aay u adeegan
@hiboabdi-lo3vz
2 ай бұрын
Waa in aynu nimankaa ka dareerinaa meesha wax way inoo tarayaan majiraan waa cadow isu soo ururay oo wavankoodii inay dumiyan lacag ku qaateen sida ugu dhalhsaha badan waa in meesha ay marayanba lagu shiidaa golahana in laga xidho
@Caweys-pt3qs
2 ай бұрын
Haa ha ku dareeraan oo ha Qufulaan Dabaajirtan Huwantan
@zahraabdula1553
2 ай бұрын
Salaan sare ❤❤❤❤❤❤❤ ♥ ❤ Ubaxle Media Mahadsanid Somaliland waxaduminaya Dadka Udhashay Ehuwanta lasocda Wanu kaxunahay
@Xasancabdilaahi-u9m
2 ай бұрын
GUDOOMIYA WAA RUNTII WAANAY MUUQATAY WAXAAN MURAN KU JIRIN IN BAAR LAMAANKANI YAHAY MARKA LAGA REEBO GUDOOMIYA Inay yihiin KUWO AAN DAN UGU JIRIN QARANKA SIDAA AWGEED WAA IN LAKALA DIRO
@saynebxasan9049
2 ай бұрын
Shacabku hakacaan ayagaa ka seexday dalkoda imankan waxay ushaqeyaan shisheeyey halaga qufulo xafiska maxa laga eganayan gudomiyaha ayey ka kenyanayan mooshin🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤😂
@AhmedSaeed-r3o
2 ай бұрын
ha lagala dabaajiirta meesha fadhida
@khadradahir-d2j
2 ай бұрын
Waxan kutalinayaa in shacabku kukaco golaha haka dareeriyaan maafiyaankan
@osmanmohamed7191
2 ай бұрын
Way gaadhi doontaa ma soconayso ee waa in sida ugu dhakhsaha badan albaabada la isugu dhufto
@roodacawad13
2 ай бұрын
Ninka raba gurigiisa kii hooyadii kii aabahii kii caruurtisa inuu dab galiyo shisheeye ushaqeeyo dalkiisa dumiyo meel gaadhimayo isagaa deg deg alle u qaban shashifmay
@RasheedKhalif
2 ай бұрын
Ina xaashi waa dilaalka ugu weyn ee ku dhex jira kooxahan huwanta ah nimanka halaga jaro laacagahan aay qatan xukumadu waa inaay ka ilaali
@JamaTarabi
2 ай бұрын
Subxaana Laahi, waaaar sidani si ma aheeee, waxani Barlamaanka ma aheee waa in talaabo Sharciga waafaqsan laga qaado. 😐🤔😧👹👹👹👺👺👺😱😱😱😱😱
@ismaelgure3992
2 ай бұрын
Asc A/Rahman Ubaxle media 24 wa You are right enough is enough this parliament is enemy for JSL we need action as soon as possible otherwise Somaliland will be destroyed we are diaspora worried but our nation in home didn’t wake up yet!!! Thanks A/Rahman and don’t give up your voice ❤❤❤
@abdif142
2 ай бұрын
Somaliland people we are the majority, what we wait, i am sorry
@abdif142
2 ай бұрын
Halakala diro
@AhmedOmar-mb9pm
2 ай бұрын
Qaswadayaasha barlamaanka waa la wada garanayaaye suuqa ha lagu shiido.
@saleebanali2905
2 ай бұрын
GOLAHA HA KALA DIRO MADAXWEYNU HA KALADIRO WAA EY LA SOO URURIYEY
@ayaanleg
2 ай бұрын
Madaxweynuhu awood uma laha. Supreme Court ka OO qudha baa dastuurku u banneeyey inay kala dirto. Waa na lakala dirayaa eydan Xafajjada wada leh
@nathra7351
2 ай бұрын
Qaranka dumiska parlamanka somaliland waa in lakala diraa ama shacabku ay halkooda kudilaan ishalah
@idrismhussein3691
2 ай бұрын
Waa shacabi layiraa majiiro maxay uu gadoodiwayen oo ayaa barlamanka hoortiisa ay ku gadoodan oo ay kumayaal gof isuugu yimaadan shacbiga ayaa liita oo wax waba loolayiimi
@FadumoDuale
2 ай бұрын
Waa inlagaxidho nimankan kibraay ee xolah dadkacunaaya
Golaha wakiilada waa in lakala diro ama laga qudusho golaha
@ismacil9022
2 ай бұрын
Xildhibaan walba inaxashi xirsi ciro iyo 1000000 qof o reer kodiya iyo faqasho dhanba udiyaara dalkana way gacan galinaysn
@saadyisalim2888
2 ай бұрын
Dee dadqeynyhu furaha hakaqaadaan oo albaabka hakaxdhaan,
@sakariyeCabdi-yu6bo
2 ай бұрын
ASC Hal kenu kA laso xirirna afkanu furan barlamaan kA saqiidintan wadankale ayeey usheeqee ayaaN way iska cadaahay wanu ku khasar nay ,,,,walaal ILLAHAY ha kA jasa'isiyo,,(Cabdi raxma ,Ubaxle Media 24,, )
@ubaxlemedia
2 ай бұрын
+447984010186 halkaa fariin iigu reeb WhatsApp
@anabhassan8361
2 ай бұрын
Si deg deg ah ha lookaladiro
@roodacawad13
2 ай бұрын
Waxba ma tarayaane qaayimiinta albaabka halaga xidho bilaa xishood alle idin ma asturo
Xirsi oo bila diin ah oo xamar inagu wada aya dalka lagu dawanaya
@gaasiraguuled8771
2 ай бұрын
Xildhibaano aan dalka joogin baa xataa lagu darsaday magacyadooda
@Abdullah-rs7tm
2 ай бұрын
Asc walaal waan ku salaamayaa waxan doonayaa inta aan garanayn waa in laga xidhaa waa in aan waxba la waydii waa inlakala diraa
@FardousAden
2 ай бұрын
Rayigeeygu shacabka Hargeisa joogaa ha Ka soo saraan golaha
@SadoAhmed-mf4xt
2 ай бұрын
Dadka reer Somaliland inda badan walaku dhixjira Waxaku socda gacmo shisheeye lkn Alle a ya inaku filan somaliland guuuuuuuul Insha-Allaah 🥰💚🤍❤️ somaliland anoladu 🎉🎉🎉🎉
Waa in golaha laga xidhaa shacabkaa doortay oo ka xidhan kara
@brbynulolilumu
2 ай бұрын
REER HARGEYSA HA MUDAHARAADAN HA HOR FARIISTAAN ALBAABKA BAARLAMAANKA HA KA SOO SAARAAN
@samiyaibrahim3683
2 ай бұрын
Imalaw dalkaga xagad kuwada ❤❤❤❤❤
@liibaancismaan4140
2 ай бұрын
Halakaladiro aydan
@mohamoudyassin9035
2 ай бұрын
Warya haddad run doonaysid oo aan lays indho tirayn dawlada ayaa qaladka leh oo jilayac badan iyo tudhaale badan ka muuqataa kuwani kuwii loo tudhayey mahaa waa cadaw layno soo diray qayb ka mida parliament meesha jeefa. Kolka dawladu haddanay waxba ka qaban karsyn shibicbka haw sheegto anasga oodaha u roggi doona.
@fatumamohames
2 ай бұрын
Isodir nabarka
@Banuhashim237
2 ай бұрын
DASTUURKA MA KU JIRTAA IN MADAXWEYNUHU KALA DIRO BAARLAMAANKA😮 SU,ASHAA QOF SHARCIGA YAQAANAA HA NOOGA JAWAABO. THANKS MR. UBAXLE
Waxay ka arkee shicibkoo khalad iyo sax kala garan waayey Awgeed Markaa waxan oo danbe sii socon mayso haduu alle yidhaa
@qaniahmed9241
2 ай бұрын
Xalka dawlada iyo Shacabka la gudbooni Waa IN LAKALA DIRO Golaha oo Albaabka Sida ugu dhakhsaha looga Xidho..
@Xasancabdilaahi-u9m
2 ай бұрын
Muj ubaxle mahad sanid❤ Anigu Sadex qaybood Ayaan u arkay nimankan Anoo istimaalaya Saykoolaji 1 qaar bilaa.akhlaaq ah 2qaar Maskaxiyan u baahan dhakhtar 3 IYO qaar Caadifadaysan oo Meel kale jooga baaqayo Sidaa Awgeed waa in Lakala diro intaanay Shacabka kala dilin❤❤
@hanaapdi7778
2 ай бұрын
Asc allbabada haloo xidho oogole shuuro ama talo usaaxiba oo tirayar tayana lah bulshadu hasoo xusho hanala bedelo dastuurka waxii khalda ku ah diinta adc
@Halgame334
2 ай бұрын
SHACABKU RAGAA GACAN HA SAARAANN DALKII MEEL PARL LAYIDHI BAAA BAAA BIIISAYY PARLAMAN KAA HALA XIDHO
@jamalskp7280
2 ай бұрын
WAXAA FIICAN IN SHACABKU DALBADAAN IN LA KALA DIRO GOLE KU SHEEGAN DAARTANA LA XIDHO
@Sahan9474
2 ай бұрын
Kulmiye waa xisbi Saaqidey, waa u dhamaatey, iska ilaawa
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
2 ай бұрын
Ilaahay waxan marti uga ahay qoomkan xarunta wakiilada noofadhiya inuu naga qabto ilaahay waxan marti uga ahay budhcadan dhiiga shacabka miirtay ee shisheeyaha ugu adeegaya cashuurtayadii ilaahay hanaga qabto😮😮😮😮
@اهلان
2 ай бұрын
Walaahi wuu afduubanyahay
@MohamedAhmed-or6pq
2 ай бұрын
Asc inaader aadbaan kuu salaamay ubaxlow nimankani walaahi😂kafursanmayso in kala diro hadii kale anagoo ragii dhibta usoomarey ah walahibanan dul qaadaneyn
@YastoArab66
2 ай бұрын
Waa in lagu mudaharadaa baarlamaanka❤
@samatarmahamoud904
2 ай бұрын
Maxakama sare iya sitosa uga qadikarta oo loo gubiyo
@AnwarAnwar-un9fg
2 ай бұрын
BARLAMANKA. WAA IN. LA. KA. LA DIRAA. UU. LAXIDHA.
@warss11
2 ай бұрын
We have mini faqash
@jamalibrahim2472
2 ай бұрын
Hala Kala diiro golaha dhamaan
@sahramohamed3380
2 ай бұрын
Kuwan aduunkaa ka yaaban waa in shaqo laga qabtaa
@abdif142
2 ай бұрын
Anigu walaal waaxan leyahay odayashi SNM caruur kamaytagin ee Dambas Bay katageen
@cartancartan8452
2 ай бұрын
Hor gal baad tahy adigu kula yaabi maayo Baaramalka mojirtibaa lagu maamaanullaa laguna dhaqaaayee Kulmiye iyi muuse ha ogaado sidii baarlmaka looga adkaaday ina kursiga madaxx tooyda baananka yaalo ayuu ogaaday
@Reallander1991
2 ай бұрын
Heego naasdheer maxaad ka tahay barlamaanka 😂😂😂😂 anaa aqlibiyad ku haysta saandoonana yeelaya
@hodancige7233
2 ай бұрын
Gacan ha la saaro meelahay fadhiyaan eey ku kulmasn ha lagu shiido hudheelada ay wax ka cunaan guryahooda meel ay galaan ha waayan.
@maxamedcabdilahicabdi496
2 ай бұрын
Tuugtan baarlamaanka sheeganaysa waa ciyaala suuq meelo kale laga darawalinayo oo cadawga smlnd into oday badani waxay marsadaan dawada dumarka
@mxamdcbdimxamudrobleroble5670
2 ай бұрын
Halloo diyaargaroobo fadhigooda u horreeya hana lagaraaco sidii faarax macallin cadowga xun ee dabaajiirta ah
@CadarIbrahim-s3p
2 ай бұрын
5:21
@mohamedhandule8507
2 ай бұрын
Dawlada yaa ka masuula in sharciga mariyaan dadkan aan waxba inoogu filayn
@farxaanfuaad4055
2 ай бұрын
WALAHI WAXAY KUWANAGASANAYEN BARALAMAN KUSHEGANI IN GACAN LASARO LAKIIN WALI SHICIBKII AYA BILA DABA O AAN DARENABA LAHAYAN WACAYI GALINTII AYA MESHA KAMAQAN
@rashidmuse1349
2 ай бұрын
Cod buu doonayaa ina biixi. Qaranimadii wuu illaaby.
@HassanWarsame-bk3sv
2 ай бұрын
Keekthem outside
@Hamarimaxamed
2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk anigu waran wayaye halkeey u socotaa haddii barlamaankii suuq joogtii ay u hanjabayaan lama arag.
@abdiaffey1728
2 ай бұрын
❤
@Axmedcabdilqadir
2 ай бұрын
Halakaladiro
@iali8540
2 ай бұрын
MADAXWEYNUHU MAXKAMADA DADTUURIGA AH U QORO WARQADII LAGU KALA DIRI LAHAA BEDELKOODANA HALA KEENO GOLAHA XILDHIBAANADII DHACAY .
@HajiabdirashidIssa
2 ай бұрын
Ubaxle Waad Mahadsanid Arrimaha Gudahu Golaha Wakiilada Ka Dhex Jira Wey Ogyihiin Dadweynaha Somaliland Waanay U Balansan Liis Ayaa Jira Dadweynuhu Iska Qorayeen Muddo 2 Biloodba 15000 Kun Ayay marayee 3 Casho Ka Hor Maxakamada Sare Waa Lagu Ka Cayaa Muddo Aad U yar Ka Dib Waa La Saarayaa
@sahranoor8397
2 ай бұрын
Waxa uu goluhu ku can baxay ( ciyaala suuqnimo bilaa ixtiraan no respect!!! Shame on them ) waxa loo daawanayaa is very weak government .no rules is working in the country . Shacabku way hurdaan!!!
Пікірлер: 178