Madhiha heestan waxalah mar la aragi abwaanki weya ee maxamed hadraawi mucjiso Mar somaartay somaailida
@burjibiixi2317
Жыл бұрын
Abwaan Hadraawi alle kuu naxariisay . mar la arag mar ina soo maray buu .
@abdulahiboojo2533
Waa heestii ugu horeysey oo aan maqlo anoo aad u yar eedadey ayaa dhegeysan jirtey lkn anigu ma fahmi jirin ahmed gurey ma uu dhiman ayaan ka fahmi jirey waxan waydiin jirey eedo axmed gurey yaawaaye Xasuus Maanta Ayaan helay
@saidhajinour2271
2 жыл бұрын
Ilaahay caqliga ha inoo soo celiyo
@ridwaneid5013
Жыл бұрын
Erayada Abwaan Hadraawi ayaa leh rabi ha u naxariistee
@CabdleSicid-us3mp
Жыл бұрын
Laxanku waa buqurka laxanka cabdikariin jiir alow u naxariiso
@ibrahimbasbaas7978
2 жыл бұрын
Wsan kahelay sh.axmed sagal gabadh cod iyo bodhi has a weeyaan waana gabafha kaliya we heesaha anti ah qaada wsxaasooraaca khadradaajir
@ahmedomer4953
Жыл бұрын
Abwaan hadraawi ilaahay how naxariisto, shankaroon ahmed yuusuf sagal
@AhmedHassan-ed5ue
AUN shamsa cumar
@ashaabdillahi3536
2 жыл бұрын
Aqoon iyo afgarad hadraawi
@farxiyofaarax
Жыл бұрын
Drwiishta
@maxamedcabdullahi7275
4 сағат бұрын
AWR GABRAAREED maxaa laga wadaa
@yaasirabdi6494
2 жыл бұрын
Shankaroon waxay leedahay HIBO gaar ah waxay lahayd cod iyo dareen is wata oo ku soo jiidanaya isla markaana ku hor keenaya waxa ay ka hadlayso shankaroon waa qarankii oo qof ah
Пікірлер: 24