Wxan is dhihi jiray govinda oo big star ahaa 90 maadkii mxa ka reebay sadexda khaan oo uu magaalka uga baxay isaga iyo filimadisa ileen odayga dabecadiisa iyo dhaqankisa ayaba suuqa ka saaray thankis ustaad jeekay😊
@LeoMessi-ww4ry
7 күн бұрын
Jeekey barnaamijkaaga kusodar dhacdolyinka qarsoon iyo sheekoyinka hindiya ka dhaca waxan ogahay hindiya iney tahay dalka ugu qisoyinka badan jeekey madama af hindi taqanid fanskagi 2019 an ahey
@amiinkareershiikh7359
7 күн бұрын
Asc macalin jeekey waa ku wataa macalimuu waxaa rawaa inaa iisoo fasirto heesta ah DOST DOST NAARAHAA PAYAAR PAYAAR NAARAHAA plz macalin
@abdirahmanahmed7426
7 күн бұрын
Govinda waa actor aan taageero waa nin weyn filimasa safka hore ayaan ka ahaan jiray shalleemada waliba waxaa xasuusta in hada ka hor leega dhaadhiciyey govinda waxaa inkiray Sunday dill aabihiis Talaamandar ayaa wacalnimo ku dhalay lkn ilaa hada waan aaminsanaa caawa ka hor kkkkkkkkkkkk
@yahyeabdikarim7425
5 күн бұрын
Macalin jeekeey wa turufatoor kulahaa 75 filim uu halsano saxiisday hadana ku yiri 1sano 25 filim super hitt u noqotay waraa ninkaan anaga xoolo muu noo heystaa nio inaga xishoo😅😅😅
@BMC-mq2jw
7 күн бұрын
Mcalin Jeekay waan ku salamay marka hore waxaan talo kugu darsan lahaa indho kuusha inaad iska deeyso oo aad kaaga muuqato madamaa nin legend aad tahay oo magac dheer sharaf Iyo sumcad bulshada ku Leh xoogaa iska kala yarey sida ay kaaga muuqato qaladna hayfahmin un waa iga talo mahadsanid
Пікірлер: 24