Dariska xalasha ah puntiland❤ hambalyo wan idin wadanaa From hrgysa Somaliland
@xaliyemohamed3450
3 жыл бұрын
Thank you! Legend, we are deserving this song because we are reaching where we wanted to go, do you know PUNTLAND 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 it's you
@engbirlaqe6507
3 жыл бұрын
Calankan kii buntiland maha sxb 🇱🇺👈siriliyon baa iska leeh 🇸🇴🇸🇴kana naga badan somaliya ha nolato
@sidraali9953
3 жыл бұрын
@@engbirlaqe6507 waa runtaa in adeer.
@abdifatahkasaaye
3 жыл бұрын
I guess when you love good music it don't matter if you understand the language or not, you just can't stop playing it. One love from the Swaziland🇸🇿🤳
@ZSilencer
3 жыл бұрын
Couldn’t agree more!!!
@queenofmavia6090
3 жыл бұрын
Yup😉
@michaelmichael1225
3 жыл бұрын
Indeed 💯
@sidraali9953
3 жыл бұрын
raali noqo sxb
@najmanalka7836
3 жыл бұрын
Another lovel zhrma boy malinteena wn uqalnaaa amaaaan🥰❤🇸🇱
@engbirlaqe6507
3 жыл бұрын
Calnakan kii buntiland maha sxb 🇱🇺👈 siriliyon baa iska leeh 🇸🇴🇸🇴kana naga badan somaliya ha nolato
@engbirlaqe6507
3 жыл бұрын
@Saturn cat pro firi calanka puntilland iska daaye xita kaan somalillad kuma jiro calnakan serri leone baa iska leeh hada been u modo Google weedi ee somali nimada ha na deeqdo 🇸🇴👍
@engbirlaqe6507
3 жыл бұрын
@Saturn cat ADI hadal kaga u firso waxa tiri Sierra Leone blue ba hoseya puntilland bulug xidig leh ba koreya marka kaan blue hoseya maxa u wad wadan
Walay uqalantaa heesta qarniga Allow Dhowr shacabkayga reer puntland Maalin Wayn ayaa noo Soo Socota guul❤️🇸🇱
@samiramohamed9220
3 жыл бұрын
Dhiiga Biya mahn reer puntlaand is muhiya😅🇸🇱🇸🇱❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱💋💋💋
@sadaqpiano7656
3 жыл бұрын
🇸🇱🇸🇱🇸🇱,m..a
@djkhalett5636
3 жыл бұрын
🇸🇱🇸🇱❤❤💚💚Buntland maqashe maku so martey qof walbo Reer Buntland ah 1aad Augusto Waa malinta ciida ah Halo so baxo Buntland Barwaqo 20 jira Ku Dhashey Buntland kuna qanacsan Buntland Cidan an ka sareen Wixii Reer Buntland ah Love hay saraan 1m 5dayz Ban rabana aderayal 🇸🇱🇸🇱🙏🙏💚💚💚💚❤❤❤
@carabbeleecarabbelee8518
3 жыл бұрын
Sharma hagarta nagadaa aawey heestii galmudug dameerka warkees hanoo qaban ina adeer carada iska dhaaf galmudug oo dhan waxba kuu ma dhibin ee waa shaqsi dee hanooqaban ee soodaa
@zimizragabarbari8883
3 жыл бұрын
@@carabbeleecarabbelee8518 way soo wadaan 14 oguest poowe dariskyga mdxy noo saranyihiin wxba ngma glin namiimka🙏🥰🥰❤💯
@ogalaanshomedia3049
3 жыл бұрын
Boowe ka joog hambalyo 1da august hooyada fadaralka from hiiran❤
@jamilayusuf350
3 жыл бұрын
Waaw hiiran jecliyah from puntland
@ogalaanshomedia3049
3 жыл бұрын
@@jamilayusuf350 welcome baayo
@jamilayusuf350
3 жыл бұрын
@@ogalaanshomedia3049 subucarb waa ku saaray walal ❤❤❤
@@kuukuu8685 hooyo dey ha cen horta teda kale ani marexan ma ihi nin mj baan ahay ruunta ma isku shegno daminow
@abdowali463
3 жыл бұрын
Inaba caadi ma ahan legend Shama waad ka tuntay Puntland. Hambalyo wanaagsan 1ogoust 1998 maalin ku suntan dawladnimada Puntland 🟦🟦⬜️⬜️🟩🟩
@mohamednurali659
3 жыл бұрын
Walahi bilahi talahi sharma boy iyo ilkacase hees isla soo qadaan ayan rabaan yaa kaloo sugaya Inn sharma iyo qeys hees isla soo qaadan
@yacquubyackock4184
3 жыл бұрын
Hamblyo dhulkii uduga mai matherland ♥️✨💋🇸🇱🇸🇱
@abdullahiabdi1677
3 жыл бұрын
Hada reer Puntland tahay is muujiya like dhac iku siiya we love Puntland 💐❣🙏
@abdirisakmoha4615
3 жыл бұрын
Wow! Amazing Song Reer puntland Kaca wada kaca 1 August
@ayaansalad1062
3 жыл бұрын
Maalinteeni baa soo socota meshan kudhashay kuna Barbary una dhashay dhiigu maha biyo hambalyo dhaman reer puntland 💯🥰
@عاشقةالخيول-ط9ث
3 жыл бұрын
ي الله كم انى مشتاقه اليها ارض البنط 🇸🇱 الله يحميها وجميع بلادي الصومال ✌💪🔥
@hibomohamud2385
3 жыл бұрын
❤✌🇸🇱
@maxamedaxmedashkir2125
3 жыл бұрын
Waa ayaanTeenii haah 1kowdeenii waa Bisheenii Aan Gaarney Guusheenii Ham ham HamPaLyo dhamaan PuntLand Team Sharma Shiikhoodii (Ak) Aa idiin Sida ZaLaanTiinii___🇸🇱🇸🇱❤️💯✋🇸🇴 From MuduG GaLkaCyo___💯💯 🇸🇱
@chelseafans9955
3 жыл бұрын
Reer Putland ismuujiya ❤
@hawahussein8695
3 жыл бұрын
Wuuuw qofna igama horeya🇸🇱♥️✊🏻
@dahabimodel6522
3 жыл бұрын
Puntland tagtay kanaxow nafta waa🇸🇱🇸🇴🇸🇱🔥🇸🇱 team sharma boy is every where around the world🌍🇸🇱
@engbirlaqe6507
3 жыл бұрын
Caalnkan kii buntiland maha sxb 🇱🇺👈siriliyon baa iska leeh 🇸🇴👈cawale naga badan somaliya ha nolato 🇸🇴🇸🇴
@Footballarea17
3 жыл бұрын
@@engbirlaqe6507 siriliyon wax ladhaho majiraan calnkaa puntland baa leh teda kale cwaale anaga sameynay kana anga leh maxa kle
@dahabimodel6522
3 жыл бұрын
@@Footballarea17 u sheeg legend cawaalana anagaa smaynay kana 🇸🇱 waa fii quluubiNaa🇸🇱😍🇸🇱
@Tasmaking
3 жыл бұрын
Sharmo Boy Keep Going Pro Man From Brazil 🇧🇷🇧🇷🇧🇷
@fartunsaid2333
3 жыл бұрын
Merci
@Tasmaking
3 жыл бұрын
@@SaidAhmed-bd5bs what u mean ?
@صاحبالجوال-ص9ظ
3 жыл бұрын
@@Tasmaking means thanks, That word is French
@aadiyoaad7611
3 жыл бұрын
Hambalyo dhulkeygii iyo dalkeygii 23 years o nabad horamar iyo dowladnimo ah❤️❤️❤️❤️💙🤍💚🇸🇱
@maxamedomarhasan7358
3 жыл бұрын
Team sharma poy noh hoos 💪💪💪🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🌺🌸
@mohamedcabdi7668
3 жыл бұрын
rer puntlaaan is muu jiyah 1Da AUGUST🇸🇱❤❤ madax way na dani dad ka iyo dalkabah waaay ku wada jecel yihiin mar kale noo soo laaboh abe dani🇸🇱
@apdikanimohmet1206
3 жыл бұрын
Happy 1 August Ree puntland❤😍 From Borama👋❤
@zamiircanadaofficial3189
3 жыл бұрын
Congratulations million times Reer Puntland 🙏💯
@amiragabalaax856
3 жыл бұрын
Thnx qali
@haniiiahmedsaid491
3 жыл бұрын
inta shrka boy is la hed 1agst hes so wdo like dhac 🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Guul puntland 1 august wa milinteena soo baxa is muujiya dadkeygow dhul udug🥰❤️🥰❤️🥰❤️🥰❤️🥰
@aishaibra6652
3 жыл бұрын
Sharma Boy👑 Fanaanka Keliyee East Africa Kasoo Baxay Aduunka Gilgiley💎🌠🇸🇴🌍Wiilasha Lagu Daydo Lana Gaari Layahay Madaxda Fanka #SHARMA And #MASLAX Guulaysta il Xun idima Aragto our Legends❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌍💯👌
@hindaali4301
3 жыл бұрын
Waa ku fanaa in aa ahay soomali kana soo jeedo puntland 🥰🥰🥰🥰🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳 alaha wadankeena nabad nooga dhigo wadankeena soomali iyo dhamaan gabolada oo dhan🥰🥰🥰🥰
Пікірлер: 2,5 М.