Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤
@proudcitizen4883
11 ай бұрын
Shimaali 👑Waamidka Midah Ustaadad Somaliyeed Ee Madaxa Usaaran Jamuhriyada Barakaysan Ee Somaliland ❤️🤍💚
@proudcitizen4883
11 ай бұрын
Shimaali Axmed Shimaali 💚💚💚
@kadraashkir9169
11 ай бұрын
hadad ahayd socim 2:01 riga giimatgin
@nimcocabdi-ij9vu
11 ай бұрын
Sh8maali axmed wa fafnìntii hore waa inlagu tixgeliyo heesihiisa fznanka fanan hees kaxada aduunka waaleysku xidha lakiin heesta aduun hawli kama dhamaatu isaguba malaha waxjira heesa fanantii hore lajayeeni qaado
@cashamaxamed892
11 ай бұрын
Wcs wllo
@cashamaxamed892
11 ай бұрын
Waaw heeso macn weye
@HH-lo1kn
11 ай бұрын
Shimaali isaga koobi ahaa
@HH-lo1kn
11 ай бұрын
Kkk qamari site
@abdihiis5017
11 ай бұрын
Heestaa waxa lahaa nin la odhan cabdisinimo Alle haw naxariistee waxaana qaaday Alle haw naxariistee markii ugu horeysey maxamed yuusuf cabdi..shimaali koobi ayuu ahaa oo raab ahaan ayuu u qaaday sidaas ayey ahayd.Ileyn hohi kuma bogsiisoo hamigu werwer kaama biiyoo adduun hawli kama dhamaate
@NewsFusion24
11 ай бұрын
Wlhy riwaayad ay kujirtay illaa immika waan sii xasuustaa, riwayaduhu xagga filimanta ayay noogu jireen barigaa. Waliba in guri lagu dhigayay ayaan xasuustaa
@MohamedHassan-t9h
11 ай бұрын
Waan ku salaamay Cawil. Salaan ka dib, Qamar waa fanaan dhalinyaraa hadana garasha dheer. Waa in loo camaamadaa suldaanka fanka Soomaliyeed. Si uu kula yareero eexda iyo is qabqabsiga baahay.
@sidrasirad9475
11 ай бұрын
raxama waxay amaintay waakaas dhulka ku jiiday haday sanka yar tagaysa maxaa walay marka hore
@sidrasirad9475
11 ай бұрын
anigu youtube waxna ka dawaday boon xirsi oo rap qadaya luqdo badan ku qqaadaya heestan nagta gadhka leh hada qaado hadaladasa ku jiray wa in boodhaa laga soo tumaa
Пікірлер: 16