@KOKO BULLE respect gabadhaha team kula jiro qof maskiin baa said ugu dabageyneysaa isgaro wlhi inan daawado qofkaas qalbiga wanagsan sidad u galeyso ku nacay. sorry intan wax kuu sheegay
@sumayosusu1546
28 күн бұрын
Part 2 wiilasha ken amiira😂😂😂😂
@nimcohodan2251
28 күн бұрын
Reer xamarow ilaliya inantayada from duriyada ❤😊
@gamer-il2lt
28 күн бұрын
Kollay asad waad ka fiican tahay team amiira on like
@fowziyomaxamed9109
28 күн бұрын
Allah is one 😢❤☝️
@AnasMohamed-gw6kb
28 күн бұрын
Samiyo wlh wa funny wajiga saxda sobaxayo kulahaa😂😂😂😂
@ubaxcali2067
28 күн бұрын
Afartiinaba saamiyo ugu yar runtii
@Cabdishakuursiidcali27
28 күн бұрын
One like 👍 team amiiro qurux marnaba nohoos 😢😮❤
@user-fo6qx7iy8k
28 күн бұрын
Samiya yutub ufura wlalayaalow🎉❤
@ibrahimahmed5533
28 күн бұрын
Amiira is so funny 😂😂
@Footballdailyupdates-zq5gy
28 күн бұрын
Amira iyo koko anaa ni waso gabadha maskiinta sundhus maandhamaan mxad ubahdileysan waa maskiin lkn waa neceb tihiin gbdha laba diin mar walba waad isku hiilisaan iyada neh waad ka tagtan waad yaseysan eeh wxas wax fcn ma ahan ilahy ka cabsada😢
@filsanmohamed4670
28 күн бұрын
O mawad arkine inte ku….. heee 😂😂😂😂 war niyow dhaqan xumida bisinka wa gabdho walalaha ah wax tartib u sheg hadi kale wxn hadl ma ehe amus
@sahraabdigubadleey2965
28 күн бұрын
Samiya miskiin waye maxa sas uyesheen amiiroo😭😭
@MaryamDahir-vh2xd
28 күн бұрын
Waaa Qalad siday ula dhaq mayan Nagahan Sun dus wlhy Wana ix tiram Daro bal Maxay ku kenen inay waxa ugu Same yan Gabadha Bah dilada Haqa dan Naya Sundus Kabax Naga Han Dib wax hawla Duubin wlhy waa
@Tasnem_tasmah
28 күн бұрын
Naago isku camiraya oo ku xadgudbaya si hoosana ubahdilaya bey isku dhadhajineysaa 24/7
@ayaansalad1062
28 күн бұрын
Waa bahdil waxay wadan 😢
@MaryamDahir-vh2xd
28 күн бұрын
@@Tasnem_tasmah haaa wlhy lkn mada remay so sundun
@MaryamDahir-vh2xd
28 күн бұрын
@@ayaansalad1062 haaa Waa Doqomo wax walba isla raba
@user-uf3ih1ny4v
26 күн бұрын
Haa wllhi ciil baa iga qabtay
@KeynaanMohamud-qy8tp
28 күн бұрын
Wcs 🙏 gem adak run tiii ❤❤❤❤❤ Gabdha heena
@JuweriyahHassan
28 күн бұрын
Amira dulqaad badana sundus amiira way ku ixtiraameysa hoooy fudueyka jooji
@MunaQaaali
28 күн бұрын
Waa run wllhi😂
@mumtaas420
28 күн бұрын
wll sundus iyo Amiira i yagaa iska kiin jecel
@AliaFarah-qg4ci
28 күн бұрын
Iyga is ka kaa dhow waxba hays qorin adi amiir ma tihide 😂😂😂
@JuweriyahHassan
28 күн бұрын
@@AliaFarah-qg4ci isheeg kuma oran gabadhaas fududkeyga allah haka joojiyo
@JuweriyahHassan
28 күн бұрын
@@mumtaas420 waan ogahay saxib laakin took much fudeyd weeeye ilahay dulqaad ha siiyo subxanallaah
@CaaishoMaxamad-rz4dn
28 күн бұрын
Sundus arkyy mana qoslin😂😂
@Nadarey
28 күн бұрын
Sunduseyy jecelkeda koko waxay tiri abdi, amiira waxay tiri zeyn😂 var
@saadiamuse8299
28 күн бұрын
Qofka xaly nag dher dorty nu so ogaw😂😂adna sas tiri
@Mineyyyyyyy
28 күн бұрын
@@saadiamuse8299 zeyn😂wye
@filsanmohamed4670
28 күн бұрын
@@saadiamuse8299😂😂😂😂😂. Mawo maqlin ani
@saadiamuse8299
28 күн бұрын
@@filsanmohamed4670 🤣🤣🤣sificn udgeso
@user-zw6ri1yw1b
23 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂@@filsanmohamed4670
@Mss__Mayma
28 күн бұрын
Keep going sis 👸 ✌️
@Maryanshiiq4cd9pm1u
28 күн бұрын
TEAM AMIIRA IS NOT EASY 😅
@user-vu1gy9pj4b
28 күн бұрын
Ceyda cumeer keen part 2 amira please 😮😮😮
@KingAkwadani-fu4pq
28 күн бұрын
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Qof walba shey ugaara biyo ha ku shubto saan waa ixtiraam darro wlhi inaa hal qof afku ilaahey siiyey ku ceysiin oo ku camirataan waalaga fiicanyahey amiiro
@shankaroon_YOUTUB
28 күн бұрын
Sundus aad bey ugu jesjesayan😮meel an ku qalmin lama dhexgalo
Пікірлер: 613