maama like fiican ha la siiyo walalyaal maamada aad bey idin waanisaa hadaa nahay gabdhaha soomaaliyeed markaa argtaan like ku dhiirgeliya hadal wanaagsana u qora please 😢
Walahi obilahi Aniga sas udiban il balaigu dile hadal in ani un laijaf jafo sas laihesta kuwa an qarabo nahay yaigutolan omel ankamara laahay ilmaheda Aniga maba rabi omadah gali hita gurigoda magali waka carara
Aniga walashey wax walba waa igu sameeysay inan waashay ayado modeesa xataa waa arkay oo leh way waalatay wayo dhibkeeda faraha badan inaa ku washsy modaa
@malaaki2017
Жыл бұрын
Abaayo shartetda Allah haka qabto ee markasto ducadan ka aqriso acuudi bikalimati laahi taamati min sharri ma qalaq( bisbillahi alladi la yadurru maca ismihi shey un fil ardi wala fi samaa wa huwa samicul caliim)mar kasto ilaah ka magan gal walalka wa ka daran yahay cadawga shasheya 🥲
@qajo9403
2 жыл бұрын
Masha'allah Masha'allah Masha'allah Allaha ku xafido caruurda habo macaane ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xamdiabdiwali1041
Жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️
@saytuun10
Жыл бұрын
Gabdhaha iyo wiilashaba allah baa bixiya gabar waa bilis waana loo baxsadaa maalintey arin xumaatee
Mansha allah maamo Tiktok ka soo raacay video alle haku xiftiyo ❤🥰
@officialahmedlamaane1278
Жыл бұрын
Hodan ilahey baa hodan kadigey ma hore usoco
@sagalahmed9046
Жыл бұрын
Abayo waa lawada og yahay in ay ku keeni karin oo yuu enka ku kenen. Sababto ah gabar aan qatabo nahay iyo carurteda iyaga ayaa kenay. Anaga wanu keni weynay
@MohamedAli-um2ws
Жыл бұрын
40 jir baa la yahay burburkiina nin baa lakala lumay
@ruqiyoese1193
2 жыл бұрын
Guulayso Walaashay
@nimcocandiqaadir5737
Жыл бұрын
Mansha allh hooyo
@abdinajibawes115
2 жыл бұрын
Habo hodan aniga wa Tim jicibla
@bilanhasan904
Жыл бұрын
Mamo love u wlhi illhy haku barakeeyo🥺😭💯🫀
@ourmoroccankitchen
2 жыл бұрын
👍👍❤️
@xnur2230
Жыл бұрын
Masha alaah walaashey alaha kudhafo
@ugbadm6075
Жыл бұрын
Abayo ninkada heeso,
@fardowsasalaad7911
Жыл бұрын
Hooyo mcn guleso marwalba🥲🥲🤰🥵
@fouziajibril3294
Жыл бұрын
Asc waa ku salaamay lkn inaadeer iska dhaaf ha ku dayan walaalahaa Weeye dadku waa isu wada cadow Cadow ha u jebin walaalahaa Haday xun yihiin xataa hana ka Sheekayn wixii idin dhexmaray Walaalahaa siiba media ka dhaaf Sp: hadaad heshiin waydaan meelka Dheer ka deg ka aguur lkn In aad media iska caydaan ma fiicno Way dhacdaa dadka dadka keeno In ay ugeystaan tacadi lkn Anagu ma ogin wax idin dhexyaal Alle baa naga og Lkn media ka baxa dhibkiina Waa talo walaalnimo Hodan inaadeer isu sabra Oo hodan adigu samir ,samir samir Sp: hooyana Canada u ma fiicne Waayeel weeye dhulkeeda baa u fiican dadka keenaan
Пікірлер: 87