Mnsha allah sheekh, adiga iyo wariyahaba waad ku mahadsantihiin warbixintan muhiimka ah
@khadija-zy3zc
2 ай бұрын
Maanshallaah, sheekh Afkaaga caano lagu qabay, markasta oo aan dhagaysto sheekhan iyo Ragkale oo maskax ilaahay hibo u siiyey. waxaan iraahdaa. alla ilaahay maxuusan Ragan oo kale aysan noo hogaamin somaaliya!!?
@maxamudcali2236
2 ай бұрын
sheekh c/ bashiir run ayu kahadalay waana sida xaladu kusocoto
@MohamedAli-rd7rn
2 ай бұрын
Mash Allah Anigu waxaan ka baqaa burburka Ethiopia 🇪🇹 iyo wajiga aan leeynahay maanta Waxan fiiriyaa Rwanda 🇷🇼 97% waa Christian haddana horumar ayaa ka jiraa ALLAH hanoo naxariisto Shaykh A/manBashir waad Mahadsan tahay
@a-topchannel7303
2 ай бұрын
Horumarka iyo Christmas Maxaa iska galay
@daadirali6134
2 ай бұрын
Wadaad ku wxa uu u xanaaqsanyahay madaxweynaha Jabuti. Marka cidii saaxiib la ah wuu la dagaalamayaa
@daadirali6134
2 ай бұрын
Farmajow soo bax waxaa kabdhigeysaa wax xun, waxaana keenay sharcigii ayuu ball maray kadib markiivuu ku darsaday 2 sano oo sharci daro ah.
@daadirali6134
2 ай бұрын
Soo bax farmajow iyo waa lakala tagayaa yaa xun. Yaa qatar ku ah dowlada
@AbdulkadirAbdulle
2 ай бұрын
Qofka doqonkaa waxaan danihiisa eheen ayuu ku mashquulaa Itoobiya burburkeeda maxaad uga baqaysaa waligeed qof cadowgiisa inuu burburo ka welwelsan ma arag hadaad adigu Itoobiyan thy markaa wa macquul oo dalkiina aad burbur u diidan tahay
@ijabohussein8046
2 ай бұрын
Shiikh Bashiirow maheli Karnaan anagoo qabiilada u cadalad falayno sideen qabiilka u kharinaa ma isticmaali karnaa gobalo magacyadood qaybsiga bal arintaan fiiri adaa mufakar ah❓📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌
@abdigah5364
2 ай бұрын
فلما قضينا عليه الموت ما دلهم علي موته الا دابة الأرض تاكل منساته........الآية رقم 14 من سورة سبأ
@Malik3544
2 ай бұрын
Masha Allah Tabarakalah Qeyr Alle ha idinsiiyo waajibkiina waad gudateen Soomaaliya Alle ha badbaadiyo
@abdifatahomarhussein95
2 ай бұрын
Sheikhan wan jeclahay ruun badanaa ha wa qararate war wuxu landheraa sanaa adeer cilmiga iyo garashada ha wayin waxan ad oga hela sida cidna ogu jojin marka arimaha somalia iyo geeska Africa ad ka hadleysid
@DiranehHassan-ie8hl
2 ай бұрын
Masha Allah
@user-hy1xz5cj1y
2 ай бұрын
Mansha allaha cabdiraxman bashiira aqonyahan calina👋👋👋❤❤❤
@user-cn3hc2jq2r
2 ай бұрын
EiD moubarik mark hore. Allaha haku xafido sheekh bashiir
@abdiadenabdulle2950
2 ай бұрын
Well academic Maansha Allah
@MohamedAli-rd7rn
2 ай бұрын
The journalist wuu thanks a lot
@somalishow2180
2 ай бұрын
Sh c/ bashir waa raga naadirka ee soomaalidu heeysato qeyr allaha siiyo
Sheekhu si wanaagsan oo la yaab leh ayuu qaybaha xaaladaha mandaqada Geeska ee guud iyo arrimaha Jabuuti iyo Itoobiya ee haatan taagan u taxliiliyey. Dhinaca tallooyinka uu jeediyeyna way fiican yihiin waloow ay suurtogalnimadoodu (practicality) aanay sugnayn balse xalal guud oo niyad wanaagyo (ideals in a more of sympathy) u badan ay ahaayeen.
@jacobbk7122
2 ай бұрын
Topic aad mihiiim u ah waxbadanna Umadda ka faaiidi laheyd Balse Wariyaha ayaa Sheikha & dhageystayaashaba Jawa wareeriyey.
@mahamoudnoor489
2 ай бұрын
Wa heeshis qaran tasturku
@CabdiShucaybAxmed
2 ай бұрын
Sheekh mahelikaraa waxaad kashekaynayso waamaya
@abdallajoon4871
2 ай бұрын
Hadii dastuurka sameentisa eey ku xiran tahay afti dadweeyne, sidee lagu sameeyay, 5 maamul gobaleed sidee loo dortay 6 madaxweyne iyo golo barlamaan?
@hodanegal151
2 ай бұрын
MashaAllah sheikh runta ayaa ka Hadley, moqdisho waa magaalo dulmi weyn ka dhacay dadkeeda ay isku fikirahayeen inay dulmiyaan dadyawgii dagaan meeshaas, I don’t think so in dadyowga xamar ay wax ka barteen genocide 1991 marka cidii xamar rabto inay ku nolaato waa nasiibkood.
@kiinadan6786
2 ай бұрын
Smaaliya Hawiyaa mar labaad burburiyey taariikh madow ayay mulkiyeen!
@saeedahmed7484
2 ай бұрын
Nidaamka dawladnimo ee Soomaaliyada la federaaleeyey maaha sida kan Faransiiska, mana aha sida kan Jabuuti. Waa mid asal ahaan isku laaqan. Sababtu way fududahay. Waana asalka samayska dawladnimada iyo dastuurkeeda qabyada ah oo ay sameeyeen kuna salaysan afkaar ajanabi (gaalo) iyo ajanabi nasakhan (qurbojoog caqli ajanabi yeeshey)
@TechSiyaad
2 ай бұрын
Shiikhu waa khabiir runta sheega iyo sida uu u arko arimaha soomaaliya, balse ceebtu waxa weeye Soomaaliya ma joogaan madax dadka khubarada ah dhegaysta oo talada ka qaata.
@Adam-sc2hz
2 ай бұрын
Odagaan xaasidka Ah ee cuqdad u qaba cismaacill cumar geelle maxuu soomaaliya ugu naanaabayaa????
@abdifataahahmed6476
2 ай бұрын
Maansh allh 😂😂
@user-ln5se8gq2x
2 ай бұрын
Wlhi shekha waa Nin wax badan fahamsan
@mahamoudnoor489
2 ай бұрын
Wariyahan ma jeclaysto jawabta sheekha wajigisa ayeye ka muqta E
@dahirnurjama4293
2 ай бұрын
Separation power of State ( separare putare de statului).
@user-fz7jh2jb6n
2 ай бұрын
Qumay ayaa tahay Al shabaab waa laga adkaanaa insha Allah odaygaanna waa dacmo shabaab
@calicabd.717
2 ай бұрын
Shacabka u darerayo dasturka intuu jooga, barlamaankase muxuu meshan Ku haya haduun sharciba jirin ? Ma 4.5 ayad sharci no noqonayo ilaa iyo aqiro
@sheersheer1896
2 ай бұрын
Allah ceebwaynaa Allah hasahlo waa sawirbuu yidhi dadka latusayo maxay faa'iido leedahay hadii dadkaaga badbaadinkarin
@AxmedMadar
2 ай бұрын
Wakhti aan imika ahayn ayey garan doonaan sheekhu waxa u ka hadlayo!!!! Somalida dhibta waxa dumisay ee qabyaaladda iyo qurunka ah halkaas dhigtay... dhalinyaro dalka aynu u kacno oo qabyaalada aasno...
@libankhalif5610
2 ай бұрын
Sheikha arrinka burburka Ethiopia s fiican yuu u eegay balse dastuurka waa ka qadantay Sababtoo dastuurka aan wax laga badali karin ilaa afti dadweyne laga helaayo waa kan dhameystiran oo eey shacabku u codeeyeen Balse kan hadda yaala asba afti looma qaadin marka ilaa laga qaadayo waa la badali karaa oo la saxi karaa qodob kasta oo ku yaala
Sheekhow bil Ramadan ayaa lagu jiraa ee ilaahey ka cabso arinta soomaaliyana faraha kala bax waan ku ognahay inaad tahay mucaarad jabuutiyaan ah
@cabuudibrahim260
2 ай бұрын
Runta miyaa ku dhibayso
@fuaadarahmankaleef7105
2 ай бұрын
Maa waxoogaa buu xasan kuu tuuraa sh wax runuu sheegee alaa baa ku arsaqa kolay saxan baad dabada kulilajirtaa e
@user-kq5he4hh7x
2 ай бұрын
Habaaraa idiin dhiman kaliya ee soo habaar 😂😂
@MaxamedNuurmacalin-xg3wt
2 ай бұрын
ALE. HAKU. TOSIYO. SOMALIYA TUBTA. TOSAN UU. ALE. RALI KA YAHAY (IN SHALAH. YAA. RABI)
@saeddahir7600
2 ай бұрын
Sheekh hadii shacabka mataaaadii loo ekaysiiyay oo madaxwayne loo ekaysiiyay oo Somalia loo ekaysiyay Somalia maxaa diidayay in dastuurkana loo ekaysiiyo
@mcnncm1318
2 ай бұрын
CBB xarmaajo majnuun ee daarood qaxooti cabaad iyo calaacal weynaa
Пікірлер: 216