Sheik Cumar Faaruuq ILAHEY hau naxariistee Sheikh ka fiican ka cilmi badan kana wanaagsan kana runsheeg badan soomali masarayo runti waanan u duceeyaa Midakalena Suufi haraacina waligiin waa meel eber ah dadkana lugooya u hayaan
Naxariistii Janno Allaha ka waraabsho sheikh Cumar faaruuq, Xasaan Takfiiri Cidna ma Dayn Inkaaru kugu dhacday Xattaa sheikh cumar Waaka Fakan waayay.
@mamkhayr5279
4 жыл бұрын
Asc allaaha u naxaristo Sheekh
@fiindarajiin8058
4 жыл бұрын
Oo kaalay sheikh xassan xusen xata Cumar faruuq ma deen miya? Waawareey, subxanallah Allow Naxariiso Sh cumar faruuq
@cabdiraxmaan3754
4 жыл бұрын
Sheikh cumar faaruuq Allah u naxariisto, culilimada waala ixtiraamaa lkn lama caabudo, waxey ku qaldameen waajib ayey ku tahay culimada kale iney ka digaan si aysan umadu ugu aafoobin. Sheikh xasaane wuxuu ka digay qalad diimeed oo ka dhacay sheikh cumar faaruuq, qofkii xaqdoon ah oo rabo inuu ogaado waxa la isku qabsaday ha daawado video gaan , ka bilaaw daqiiqada 20 ilaa daqiiqada 30aad. kzitem.info/news/bejne/pYaLtpuCg2OWm5w
Пікірлер: 24