Masha allh alh yaxfidak wllo Alle culimadena ha inoo daayo
@saidupdykadir41
3 жыл бұрын
Buulo xubeeya aaad ba u mahadsantaha fadlan video yada o kale no so bada hd ga ah wa sedax video e an waligay like saaray si dhaba uga helay wa sadexda video e kugu danbeeyay😍🥰
@HamsAbdulahi
3 жыл бұрын
masha allah noso badi wll khyr allah ku siiye
@ibrahimabdi8919
3 жыл бұрын
Mahadsanid wakhtiga aad galisay👍🏾
@iqrahassan6986
3 жыл бұрын
aamiin
@xareed1
3 жыл бұрын
illhay ha daayo shiikha❤❤❤👈😍
@user-rb6jq2hm9m
3 жыл бұрын
barnaamijkan ino sobadi wll qali wanso dhaweyneynaa adigane allaha ka abaal mariyo
@abtigaofficialabtigaoffici7317
3 жыл бұрын
Allah ku barakeeyo
@abtigaofficialabtigaoffici7317
3 жыл бұрын
Dad badan wanga majecla
@farhanwacdikayre8081
3 жыл бұрын
idaacadda buuloxuubay aad u jacelahay sh mustafe sidoo khayr allaahay ka siiyo khayrka aad dadka gaadhiiseen
@hibakabdi9668
3 жыл бұрын
Masha allh illht caqliga hanoo barakeyo😍🤍
@caish3987
3 жыл бұрын
Masha Allah Allahu Akbar Ilahayw Natoosi i Wadada San nagu Hag ❤💚💙Aameen💙💚❤
Sxp Buulo Xuubey aniga Ahaaan Mahad Gooni ayan ku Haya Maxa,Yelay Waxaan Kaa Faa iday wax yaapo Badan waxaan kula Socday ilaa Markii ad Quraanka Fasireysay sxp Alle Haku Dhowro ayn ku Lee yhy ❤💯
@dhambaalmedia1
3 жыл бұрын
Asc walal runtii waxad ka mid tahay dhalinta aan aadka u jeclhy dawashada muqaladoda wll mahir magacaygu waa suhayb maxamuud waxaan ku noolahay casimada somaliland ee hargeisa waxan jeclahay inaan ka mid noqdo bahda youtuberada ee caanka ah ee daga gayiga somalidu degto anigo afkeyga hooyo mar waliba xooga saaraya wll waxan si sharafle kaa codsan lahaa inaad ii share gareyso youtubkeyga si aan u helo ashp igu xidhan runtii maanta wax ayaan ku weydiistey abaal weyn ayaanan kuugu hayn doona wll cafimad qab iyo cimri dheeri ayan ilahay kaga baryayay wll. Wxn rajeynaya idaad garab isiin doontid oo aadan meel banaana iiga dhaqaqi doonin wll.
@mohamedherzi840
3 жыл бұрын
War nimanyahow dadka muqaalakaan iyo kuwala midka ah dislike-ta waxay u danleeyihiin anigu fahmi waayaye bal yaa famoo nooga sheekeeya🤔
@AidarosHassan
3 жыл бұрын
Noo sooo baaadi zxp
@user-br6lr1ly4f
3 жыл бұрын
M.
@shukrisaidali1945
3 жыл бұрын
LBad
@nuurdinmxamad910
3 жыл бұрын
Sh mustaf waa philosofy la yaraystey waa ku deydaa
Пікірлер: 71