Maashaa Allaah waa Runtiis Sheekh usuli ee Allaha ku xifdiyo yaa Rabi
@yonismayow96
2 ай бұрын
Mashallah shekh usuli adoo kale allaha no badiyo
@AbuubakarYuusuf-gm5em
2 ай бұрын
هذه هي المجاملة بعينها اللهم ثبتنا يا كريم
@ahmedabdi319
2 ай бұрын
Kulahaa baaritaankeyga, من انت؟ universal cashar kajeediyaa culimo laguma noqdo. Suufiyada midnimada maba rabaanee jadiidiyi maxaa waalay.amaantaan badan aniga mafahmin.
@muugso7775
2 ай бұрын
Wa fahmi waayay maxaa wahaabiyadu isku dulinayasa kolay suufiyada ma jeclanayayaanee Yaaab
@hamdahassab1679
2 ай бұрын
Jazakalah.shekh allaah rali ha ka noqdo
@AxmadFeysl
2 ай бұрын
mashallh vaa sheekh
@AbdiSalamAhmedAli
2 ай бұрын
Islaanimada afka in laga sheegto maalooyaqaanaa soomaali inta Muslimka ah iyo inta aan ahayn yaabadan Islaanimada ma.ahan wax afka laga sheego ee waa in laracaa dariiqa alle iyo sunada nabi maxamed صلى الله عليه وسلم
يسبح بحمد صوفيه. Suufi isqarinaayo ayuu ahaa ayaanba u maleen
@عبدالله-ج3ث4ث
2 ай бұрын
Allah ayaa kailaaliye somali gaalnmo
@SaciidcabdullahiRooble
2 ай бұрын
Adeer suufiyada waa in ayaga layska ilaaliyo ayagaaba qaarkood shirki ku jiraan
@cousinbro1580
2 ай бұрын
Aad iyo aad quraafaadkooda baa umuda halaagaya
@kaptancelis1649
2 ай бұрын
Shirka kudhiby ee wax baro
@HaabiilLove
2 ай бұрын
Suufiyada wahaabiyo ama qawaarij Ma aha ee waxa qawaarij ah ama wahaabiyo ah al itixaad iyo ictisaam
@abdulrazakahmed9203
2 ай бұрын
Taariikhda soo baro Uma mahad naq oo u duceey awoowayaashaa diinta ku soo gaarsiiyay waa hadii Aad tahay muslim kuna faraxsan islaamnimadiisa, ogoow awoowayaashii Soomaalieed waxeey wada ahaayeen Suufi balse ma xumo wixii khalad ah in la saxo.
@zahraAli-v2s
2 ай бұрын
Aad iyo aad ilaahy na asturo
@maslah345
2 ай бұрын
Saxiix sufiyada aad iyo aad ayey uqidmeyen diinta ISLAM ka marka runta laga hadlayo waayo dugsiyada qur'aan ayaa bari jiray caruurta qaf aan dugsi suufiyada qur aan kasoobaran majirin ilaa caruur aanlageyn oo yar ma ahee sufiyada qaladad weyleeyihiin lkn waa xaqiiqo sida uu usheegay sheekh usuli
@firdowsmusay-ze9gs
2 ай бұрын
subxaanallaah allaah jahligu xumaa bal fiiri sheegan isidu iskugu deyayo inu qofkasta raaligeliyo war iska aamus
@kaptancelis1649
2 ай бұрын
Wahaabiyeey waxbarta waan idinkakarilanhy kuwa laictimaadikaro waa sufi wayo culimada 🇸🇴 ugu weyn waa sufi awy culmadiina shayadhiinta culimo idin ah wax barta horta
Shiikh usuuli dad yar ba Somalida caqliga o kale leh, diinta inta adag bey ku dhibaan dad gaajo iyo dhib dal ah jooga , ilaahey iyo diinta islaamka inta naxariista ah ba ka badan inta dhibka ey ku waashen wahaabiyada ka hadleysa islaamka, kheyr weyn ilaahey ha siiyo suufiyada ,1000 sano taarikhda ah ba ka run sheegeyso, reer wahaabiyana qaraxa iyo qowraca bini aadanka oy diin nooga dhigeen ba waxey yihiin dadka wax arki kara uga filan
@abdirahman3486
2 ай бұрын
Usuuli warkaa ayuu keeney.raali galin sufiyo ilaahay looguma dhawaado mujaamalo ma anfacayso gaalo ayay ka aaminsanyihin
@ahmedabdi319
2 ай бұрын
Kulahaa baaritaankeyga, من انت؟ universal cashar kajeediyaa culimo laguma noqdo. Suufiyada midnimada maba rabaanee jadiidiyi maxaa waalay.amaantaan badan aniga mafahmin.
@ahmedabdikerim4963
2 ай бұрын
Sheikh ka fiirso hadalkaas Suufiyada hada joogta Shirbaa ka buuxa
@MaxamedCabaas-ug5bk
2 ай бұрын
Walee diinta sikasto aad uqarisaan maalin ayuu alle,idinla,xisaabtami doonaa
@yousefHassan-qm5rn
2 ай бұрын
war heedhe qabuuraha halla dawaafo maad naleedahay adaanba kaa shakiyay islaamka hallagu tooso dheh ilaaheeyna yaan loo shariik yeelin yaan qabuura ladawaafin dadka hala tuug tuugo meesha kuma jirto xaqa waa cadyahay وقل الحق من ربكم فمن شاء فليؤمن ومن شاء فليكفر انا اعتدنا للظالمين نارا
@Professor4555
2 ай бұрын
Fikirkaga wa gaaban yahey hada shiikh usuuli intas ka fahantey hadalkiisa
@abdulrazakahmed9203
2 ай бұрын
@@yousefHassan-qm5rn ogoow is wool qoleysiga wax fcn maahane, qaar baa jira Waxaa tahay kula eh oo si kale wax u wado markasto Marka kuwa Aad suufida ku Nacday oo kale kuwa wahaabiisam ka waa ka buuxaan Marka Suufida ilaaheey Uma wada shariik yeelaan qaarse Waxaa jiro iska sheegto oo magac xumeeyo sida qoladaan kaleba oo sanadihii la soo dhaafay Dad kii Nacsiiyay ineey sadaqada la baxaan oo la arkay iyaga oo leh waxaan dhiseyna masaajido markii lacago badan la aruuriyayne aan waxba dhisin oo xitaa hadii aad weydiiso war hoowshii masaajida xagee maree kula dagaalayaan. Marka weligeed ba Waa jiraan wadaad iska dhigayaal Ee umada ha u wada gefin.
Shiikh usuli wax wayn baa kaa faa iideestay waa in kal mada qafuurul raxiix ilmaha lagusoo jiito intii lagu fogeen lahaa ilaahaa cadaabta ku galinaayo waalidkii oo wiliba diinta si fiican u aqoonin markuu ilmihi jawaab soo celiyo oo wuxuu ku qanciyo hay nin
@JamilaMohamed-s4r
2 ай бұрын
Masha Allah Shiikh usuuli kasoobax wahaabiya da qarax yadawata
@Xaajimukhtar
2 ай бұрын
Suufiyadu caqido xumi bet Dada kurogern
@MaxamedShowkani-lm8jg
2 ай бұрын
Sheekh usuuli ma dad waalan buu u sheekayn maxaa anaga suufiyada quraafaadkooda noo keenay
Anagoo dhan ayaa Suufi ah , Kuma jirno manhajka Sucuudiga ee wahaabiyada argagaxa ku salaysan
@Professor4555
2 ай бұрын
Suufiyada ilaa Somaliya islaamka qaadattey ba aheyn, sheeko caruuredka carabta ee wahaabiyadana 1990 bey macaawino nagu so gashey, argagaxisdooda ilaahey ha na dhaafsho
@Jaalejaale12
2 ай бұрын
@@Professor4555 ma ogtahay in xitaa wahabiyadu ka qayb qaadataty rididii khilaafadii Muslimiinta ee Cusmaaniyiinta , waxay la jireen Ingiriiska iyo aalu Sacuudka maanta jooga.. waa Taariikh cad
@abu-ff8ws
2 ай бұрын
Dee suufiyada shirkiyaatkooda bss badan diinna maahan ee wadaadoow dadka hataraarixin
@waanochannelofficial311
2 ай бұрын
Usuuli. Yaa dhageysani. Wuxuu ku hadlayo bal maqal
@@abdiraxmankisaayi1284 Markadan Qaala Llah iyo Qaala Rasuulalah baran waa sidaas. Qurban joognaa Suufiyaa gaalnimo ka celiso wayba qoslayaan haday warkiisa fahmi lahaayeen. Xaqa fahma
@Professor4555
2 ай бұрын
Suufiga sxb wa maxabo iyo wanaag lagu wada noolado, wahaabiyada na ilaahey ayagiiba dadka nacsiin kolkey qarax iyo qowraca bini aadanka sacudiga looga so dhiibey diin nooga dhigeen
@cousinbro1580
2 ай бұрын
War yaan xaq iyo baadil la isku qasin suufi meel uu ku roon yahay ma arkin daris baa la ahaa waana la soo koray waxa quraafaad aay dadka u aqrin jireen waa cabsi cabsi hal tusaale waxeey dhihi jireen gabdhaha reer sheikh ku abtirsada lama masaafeysan karo oo weey soo celin jireen oo dib ka mehri jireen waayahay aniga reer sheikh kama soo jeedo laakin gabar muslimad ah baan ahay yaa kala fadilay dumarka muslimaadkaa oo baneeye in aniga leey masafeysan karo laakin tan reerka sheikha ka soo jeeda aan la masaafeysan karin😂
@MohamedAliTohow
2 ай бұрын
Aragtida Shiiqa seef labood hal dheg wax loogu sheegay mafahmi karo
@Xaajimukhtar
2 ай бұрын
Uufiyadu shirk I I yo bidcey Dada baraan.
@leylaahmed8967
2 ай бұрын
Sheekh usuli hada war u jiraa dad an ogahay hadey makarafoon kadaba qaadan donaan qolyihi ictisaamka iyo kuwa salafiyiinta shegto
@cousinbro1580
2 ай бұрын
Illaahey suufi nimo hanaga haayo Shirkigooda iyo quraafaadkooda mid walba oo ma darbade ah suufi buu ku dhuuntaa kuwaa waan aqaan waana ku soo ak koray waa kuwi na dhihi jiray gabar tafsiirka quraanka ma baran karto yaaa noo diiday quraan aan macnahiisa la aqoon maxaa laga bartay
@MohamedSharif-bn3rr
2 ай бұрын
Sacuudigaba waa 100% Muslim waaye, sidaasoo kale duwalul khalijul Carabi. Somalida hore wathaniyiin ayey ahaayeen. Waxay caabudi jireen WAAQ. Ilaa mar dhowna sida meydka loo dhaqo ma ayan aqoon. Beenta aad meesha ku haysiin joojiya. Suufiyada waa mushrikiin qabuuriyiin, diidan Allah kaliya in la caabudo
@MaxamedShowkani-lm8jg
2 ай бұрын
Meeshan culimadii umadu dhegaysan jirtay kama muuqato
Qofkii wax aqriya ee adoon qof ahayn ee waxbacthinkara xataa waxa sheikhisu esheego jurgufi kara ama aqriya taarikha ayaa og intay diinta islaamka usooqabteen
@Axmed-h2h
2 ай бұрын
Maxaa kalifaya inaan hadalo beena kayska yidhaa?
@abdiabassi8857
2 ай бұрын
Adiga ukala dabqaad ulumaada wixii galaad ne halagasoxo.
Wa fahmi waayay maxaa wahaabiyadu isku dulinayasa kolay suufiyada ma jeclanayayaanee Yaaab
@zola2487
2 ай бұрын
Quburaha in labaryo galnimo ma aha
@maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484
2 ай бұрын
Aan isla biya- biyaysanno aad looma fahmin!
@GaraadWaranle
2 ай бұрын
Waxaan waa wax loo soo dhiibay oo looga gol leeyahayba shirka . Inti loo shiibo ayay keenayaan , diinkooda lacag ayuu joogaa usuuli iyo kuwa la halmaala?
Wahabiyo salafiyo waxay damceen kan manhajkooda khawaarijka in xoog iyo hanti laga keenay khaliijka kula dagaalamaan manhajkii soomaaliya haysatay muddo dheer. Dhibaatadu waa soomaaliya waa in yeelataa manhaj kaliya.
@MohdAli-ur4cz
2 ай бұрын
suufiya waa kuwa soomaali dhan islaanimada ku hayay waligood markey wahabi imadeen ayaa wadankii dhib iyo galeysiin iyo is qarxin waxey gareen wahabiyada in ayaga is qarxiyaan iyagii is dilaan suufi is qarxinayo ama shiikhisii dilayo ma la arkay wahabiyada shiqoda xitaa wey dinaan waa mashruuc carab laga keenay oo logu tala galay in soomaaliya lagu baabi'iyo ee alle in laga baqo xaqa ha looso labto
@Cadaawasaalax
2 ай бұрын
Iska jira nin kaan rer galbeedka ushqeeyaaye waa beenaala diinka islaamka been kasheega haku kad soomina sheydaanka
@zola2487
2 ай бұрын
Hadalkaaga macnihiisa wuxu umuqdaa quburaha baryadooda lagama gaalobee iska barya quburaha ninkan aminsan qabri in uu wax utari karo ayaad dhib malahan mida kale qof Somali ah oo gaal ahaan jirey oo lasoo islamiyey majiro
Пікірлер: 106