In badan baan dhagaystay sheekooyinka "Team Adkaatay". waxa ii soo baxay in dumarka soomalidu adoonsi ku nool yihiin oo raggu sida ay doonaan ugu takrifalayaan oo ay xoolaha ka liitaan. Dumarkaa waxa u badan hablaha saboolka ah ama waalidkood ka dhinteen. Waxaanay raggu xadgudubaa dumarka u adeegsanayaan diinta iyo tii oo aanay jirin xeerar dowladu samaysay u dumarkaa taageerayaa.
@filsandheeman9795
Жыл бұрын
Saax lakin dumarka somaliyed iyaku ba isma ixtiraman oo naftoda ma qimeyan raaga way ka daba dhacan plz dumarow wax barta oo shaqaysta..
@khadraali7493
Жыл бұрын
@@filsandheeman9795 true nin jeceel ba na dila. Ninkas nin xun bu ahaa markii horeba.
@QamarMuse-t3b
Жыл бұрын
😢😢😢😢
@kiinnuur6605
Жыл бұрын
odaygaasi sheekh maa ha waa shaydaan😮
@sawdaabdirihmanali8941
Жыл бұрын
Laangaab always laangaab
@ifrahmohamed5854
Жыл бұрын
There's a good reason why some trips should not get married, in my experience thinks turn up very badly.
Пікірлер: 17