Mawduucena Manta waxan ka Hadlayna Hormoonka ugu Muhiimsan Hormoonada Bal'e La dhihi Karo waa Amiirka Hormoonada kale .
Hormoonkan Magiciisa waxa La Yidhaahda Tastesterone Ama Hormoonka Mas'uulka Ka ah Waxyaaba Badan oo Muhiim ah .
Hormoonkan waa dhaacaanka ugu Muhiimsan ee uu soo daayo Ninka Raga ah Sido Kle dumarka Waxyar oo Kamid ah TestasteroneKa Ayaa Kujira Jirkooda Sida Qayba badan oo Daraasad ah ay Sheegayaan .
Kanaalka / @marwanmedia
Instagram instagram.com/p/C5RFALlsQ...
Fadlam Kanaalka sii faafi - iskuday ugu yaraan in aad 3 qof sii Gaarsiiso Linkiga Kanaalka oo ah / @marwanmedia
#Kanaalka / @marwanmedia
Негізгі бет Shidaalka Raganimada | Hormoonka TestosteroneKa | Sidan Samee | grow up your testosterone .
Пікірлер: 39