Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ Like 👍 saar ❤SCW
@maxamedaadan8422
Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@umuhaanmohamed9682
Жыл бұрын
Scw scw scw
@user-ns3tx3te5z
Жыл бұрын
Scw scw Allahu Akbar
@wardahassan2969
Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@KorontoboolaayKoronto
Жыл бұрын
Scw
@abdisamadmaaro7675
Жыл бұрын
Waan ku haystaa barnaamijka barnamijka shilalka waan kudul afuryaa😂😂
@zakiaswad3100
Жыл бұрын
Cawa waa habiinki 9 ee hala somo silagu gu dambidhafo sanadki tagay iyo kan soo socdaba ale hanoo danbi dhafo 💝🤲
@maxamedabdirahmanmaxamed9964
Жыл бұрын
Salaada aan tukano illahayna aan ka boqno dhalinyaro❤ Nabigana aan ku salino🥰 SALALAHU CALAYHI WASALAM❤
@hodanitanajmanita6664
Жыл бұрын
💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكرك الغافلون 💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
@hamzealampa3277
Жыл бұрын
Amin❤😅
@drsakshinaa8408
Жыл бұрын
اللهم بلغنا يوم عرفه نحن وجميع المسلمين بخير وصحة وعافيه اللهم ارزقنا فى ذاك اليوم دعوة مستجابة وفرحة لنا ولكل مسلم.
@hodanitanajmanita6664
Жыл бұрын
💝🌴 اللهم أمين أمين أمين يارب العالمين للجمعينا عاجله غير آجله 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban muxamed scw like saar❤❤🥲❤❤❤
@hodanitanajmanita6664
Жыл бұрын
💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكرك الغافلون 💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
Istaqfurullah wlhi waa fuuray ani shilalka kuma qoslin ee waziir adigaaba iga qosliyey wlhi 😂😂 😂😂
@fadumoahmed9554
Жыл бұрын
Waziir hada ka hor waxa igu dhacdey wiiil ay wiiil kale I baray marka wiilka la i baray waxa uu igu noqoday wiiil fool xun bis wiilkii ma la hadlo markii danbo kii I baray baa i so wacay habeen habeenada ka mid ah sida aan u sheekesanenay buu wiilkii kale I waydiiya aniga wiilkii kale baa caaya u qaatay kii kale buu callka i so saaray aniga oo ka jafaayo ma hal mar mobelka firiya mise ninkii aan ka jafaaya arkay naxdin ila hada ani maaba qof danbo mobelka ka jafay😂😂😂😂
@abwaancaaydiid
Жыл бұрын
Xaajiyoow maba arag wax ka xanuun badan shlilalka bomeelada lagama sheeykeeyn karo mid igu dhacday 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Wax igu dhaacdey anigu jeceylkeyga u diirii rabaa qosol ayaa u diirey abaahey 😂😂😂
@MaxamedIbrahim4669
Жыл бұрын
🤣🤩😍😮Masha allah👌👍👏🥰💯
@nuurowabdi1471
Жыл бұрын
Wan ka badbaaday Aniga 😂😂
@252commando
Жыл бұрын
Waziir wan idin salaamay adiga iyo dhamaan familkaaga macnaha asxaab taada yuutube Magacaygu waa > Cabdulaahi canod Qac dii ugu weyned baa igu dhacday anaa war kuu haye Waxaa dhacday taarikhdu mar key ahayd 20/5/2022 anoo lajooga dhan yaro aan saaxiibo nahay baa waxaa dhacday in aan u faano dee marka mid aan saxibo nahay baa mobile laga dhacay habeen kaa 😁 marka anoo dhahaayo mar wax jira matihid camal baa tuugo meesha ka soo bexeen 😂 Sheekaba hadal bilow tahay keena taleefoonada ayaa la dhahay mid walba asagoo aamusan buu dhiibay 🤣🤣 anigaba aan ugu darnaade 😂😂 mar key saan u bexeen baa laygu camirtay 😂😂😂 Habeen kii oo dhan aniga lee laygu shaaxeynaaye noh 😂😂😂😂😂😂😂😂
@GuulwadeKonami
Жыл бұрын
Qac baa kaa yeertay 😂😂😂😂😂😂
@MaxamedCabdullahi-ox6cn
Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@GargaarCabdi1
Жыл бұрын
Adkaatay 😂😂😂😂😂😂
@CabdiCasiisAxmed-fr5cl
Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@joorje
Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@dilaagapubj9806
Жыл бұрын
Firs pro waan kow baa ahay reply
@libanpac-cg8mn
Жыл бұрын
Caku zaki waziirka 😂😂😂 Wax kale noo soo badhi 😁
@King_Zaacid09
Жыл бұрын
Waziir shilkii iigu xumaa waxa uu ahaaa wagaii schoolka group whatsapp fasalka ah ayaa no sameysnaa Anna xabadoo Schoolka deriska shukansan jiry Habeen habeenada kamida kamida ayaan is qarxiyay 😂 Qoftii erayo jcyl❤ oo aan loo meel dayin iyo videos romatic ah ayaan isdhahy kusiidaa Balse groupkii fasalka ayaan kufirdhiyay😮 kadip sallax iska aaday markan so laapty Ardadii io macalimintii oo Reaction😂iga bixinayo ayaan imaaday xafadda Maxad kufalee hee habeenkii ane waxan billaaby inaan schoolkii jafo oo hooyo io aabo wax xun uga sheeko kucalaacalo hooyoy schoolka haliiga bedelo aaaaaa saan wye 😂😂😂
@mohamedabdirihman6596
Жыл бұрын
😂😂😂
@kadare228
Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@mahamedalimadar9429
Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@suldaanbashiir4128
Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@safiyomohamed3674
9 ай бұрын
😂😂😂😂
@APDILADIEF
Жыл бұрын
Anigo Magaceygu yahay Abdiladief waxa i raaca aniba garan maaye, Qofteyda iyado ila qosleysa ayey sheko yar iga shekysey,dhawana weydiyey shekadi berigi ma xasusata ad iga shekysey kulaha Maniga ku dhahy, o gorme ku dhahy😂 wlahi inta yabey ayan dhahy hye aniga ilawsane iska dhaf qof wlalky ah ayu ahaye😢😂😂😂
@abdirahimshireabdi7073
Жыл бұрын
First Views first like first comming 🎉
@nuuryare5515
Жыл бұрын
❤❤❤❤waan ku wadan mr wasiirka ❤
@rayanabdirashid884
Жыл бұрын
Waaa nagu soo yareysay wllhi
@mohamedmohamudnor
Жыл бұрын
Xaliimo markii ey xafada tagtay wixi kudhacay allaha naga kriyo😅😂
@fardsohussein7136
Жыл бұрын
Saki saki caadi ma tihid hhhhhh
@fatimadagan5904
Жыл бұрын
Wasiir coming soon 600k inshallah team sarakiisha
@cabdullaahimaxamed7388
Жыл бұрын
Wasiir musalsalka arday wuu soo dhacay ee 😊
@abdalaaragsame1046
Жыл бұрын
Bashalka caawa waxba ku helay wa ku salama😂qoftaas😂😂
@NuurTayo-ip3vr
Жыл бұрын
Waa mohamed tayo tajiir Shilkii iigu darnaa waxa uu ahaa aniga iyo mid sxbkey ah ayaa hal talefan isla isticmali jirnay asna fiidkii ayuu lahaa ana xilliga dambe marka xariifkii fiid hore ayuu ka dhacay ana qadkii ayaan furtay qoftii saqda dhexe aan la hadli jira ayaan fiid hore wacay balse waxay idhahday sxbow hadhow aan kusoo qabto ileen kii fiidka hore bay rabtaa inay soo seexiso isna marhoruuba ka dhacay balse what's App kiisii ayay soo garaacday ana kaygii ban ku qalday cabar kadib ayay codkayga garatay markaas baa wagu igu baryay ayadana qac baa kayeertay 🤣🤣🤣🤣🤣
@Anyous
Жыл бұрын
Waziir another level badan baan dubay markuu shil igudhaco anaa kula soo socodsin doona😂
@xaliimacali5595
Жыл бұрын
Hhhhh hasaad san waa fashile
@NuurApdi-gl5up
Жыл бұрын
Wasiir haye naga wal dee😅😅😅😅😅😅😅😅
@apdulrasheideid1794
Жыл бұрын
Eid Mubarak dhamaantiin
@zupeermohamed8880
Жыл бұрын
Anigoo ah subeer maxamed shilkani wuxu igu dhacay xili dugsigii hoose aniga iyo saxibkay abdirisaq dangarad ayaa wxa nagu dhacday in gabadh aanu isku class nahay ay 6 wiil uwada sheekayn jireen labadayaduna kamanu maqnayn inantii hooyadeed ayaa yaabtay inantan aan mobilkaba dhigayn talow mxa ku jira ileen markay mid ka dhigtaba ka kale ayay la hdalysay hooyadeed ayaa ogaatay shekadii aroortii danbe anago schoolkii iska so lafyoonayna oo so galnay ayaa waxanu aragnayba inantii iyo hooyadeed iyo 6 wiilee kale oo xafiiska hor taagan anaga waa lanagu daray gabadha hooyaded ayaa nagu tiri mid iska so saara gabadhayda an siiyo madaxa la wada fuurariyyy fashilkiii ugu waynaa ee shilalka iga so maray wasiiir salaan sare😅😅😅😅😅
Shilki ugu adkaay aan galo midkii u adkaa 😂😂😂 markii aan shukaansi bilaawga ahaa maalin baa wallkeey iga yar lambr iikeenay lambrkaaan lahdal ane mahubsanee shukaansi dhab Ku siyy iyo indha kagal maba ogiyee ileen waa mamo aan isku guri daganahy ane waanba wacay macanto aa dhahay Isla markii waxaa xafda ama qolk agteeyda ah yaa aryaaa maxaa leedahy 😂😂 naxtin qac maalintaas qac weyn iga yeertay😂😂😂 by Mohamed Abdullaahi 😂😂😂waziir
@basracabdi9745
Жыл бұрын
😂😂😂
@sihaamcabdi1065
Жыл бұрын
Daacad u qoslay wllhi😂😂😂😂
@khayribrahim
Жыл бұрын
Wasiir baraankigii qurux ku dhiigleh MA kanooshahay
@abdirahmansalad7129
Жыл бұрын
FAst comments ahay waziir ogow
@user-nr4ew2wp5l
Жыл бұрын
Anigoo Qoslaaya Boss ah waziir shilin waxo igu dhacy shukansi bard Anoo ah qof shikh iga aamin saned baa hdal qaldan u qory Erayga waa ku wata 😂Anoo u qori raba waku wasa uqory😮 balock ilaa hdda la iga ma qadin 😢boobsiiska hdlka wuu iska dhib bdnyahy
@user-vj2zf2rj6f
Жыл бұрын
Hhhh wlle waxba kadhacay
@maxamedmowliidxarbi4738
Жыл бұрын
Qoki ugu horeyay ahay fadlan love iska saar 26 jun awged❤
Wasiir flimkii arday baan kaa sugaynaa waan ilmeeyay gabadha canaananaysa ilmaha fiirsanayaa gabadha arday flim wana ilmeyay markay isdilayso wana ilmeyay markiloshegay aabihiisa runtA wana ilmeyay markay xabada ku dhacday wika
@abukaryare1300
Жыл бұрын
🤭is back
@salmaanzeik0
Жыл бұрын
0:15 legend ❤
@YuusiMaxamed-fz6gf
Жыл бұрын
Anigoo qof aan shukaan sado usocdo oo telka lacag igu jidho baaan waan damcay inaa lacagta ka qarsado day igu aragto lacagta waxay ileedahay wax ii dir markaan u imanayo ka hor bay iwaydisa tay makaa saan ku iri adigaa kuway disan lahaa lacagta gariga aan soracayo lanbar ka laan ku shuban lahaa barkaa saan keedi kudiray oo mada remib inaan kedi kudary markaan utagay bay itiri lacagtaan badan maxay tahay malacagbaa heshay wayabay oo ama kagay waxaan ku hadlaan garan wayey maekii danbe shekadibaan uga dhacay 100 baan urebay intii kale iso celisay magacayga Abshir maxamad abshir
@faisocrahman5986
Жыл бұрын
😂😂😂😂 War waziir shilkii udambeyay ma anaa kuusodriay😂😂😂😂 wlhi sidas malin igudhacday haaaah waa furay San uqoslayy igtag 😂😂😂😂
@NasiibLucky
Жыл бұрын
😂😂 are you sure? You are the one
@jeyowaxmed8332
Жыл бұрын
Waziir cawa barnamijkan wan kaheley
@dhamocadey6051
Жыл бұрын
Wasiirka legend ❤
@shamissharmarke3129
Жыл бұрын
First saki reply ioo gal
@user-es4ky7um2b
Жыл бұрын
Waziir muqaalka danbe pleas isoo qaado waan ku baryaa ciyaalka xaafda aan ku wabsadee anigoo ah cabdirisaaq nuur❤❤❤
@XamdiqaasinXamdiqaasin-kj5tc
Жыл бұрын
Tan u dambeso igu qosol badneet😅😅😅😅😅
@MaxamedMaxamed-xs3ks
Жыл бұрын
Waziir codsi wye plz barnamijkan waa kan ugu tageraha badan plz soo badi❤❤❤🎉
@Bakar717
Жыл бұрын
Noo soo badi wasiir 😂😂😂
@husensalah1977
Жыл бұрын
Wasiir barnamijkn wan uu xiisay😂😂
@kamaalabdi19k
Жыл бұрын
Shilkan waxuuu igu dhacy 2021 Waxn wacy sxb ama qoftan isla soconay Waxn udiri donayy video aan iska yara qawaanhy group family ga ayaanba dhigy xafadiii ooo la iwado sugayy❤❤❤
@mahamedalimadar9429
Жыл бұрын
😂😂😂
@cabdinuuribraahim5018
Жыл бұрын
waziir dadkan wa walan yihin😂
@Anzalsheiq1234
6 ай бұрын
Waziir magaceyga waa anzal Shilki ugu xuma wuxu igu dhacay 2019 kii😂waxa aan lahadli jiray wilal badan midkamid ah Ayan xirir sameynay anise ina ku dheldhelo ban rabay waxa jirto mid saxibtey ah oo aan waxkasto usheer garenjiray Malin ano isleh waxad kuwada hadashen zambacan udir ti saxipta ehed baa wilki udiray ano usi raciye naa kii arag hee lab labadiisa mawa ogo inuuu San waxan agteyda xirir ka ehen isla marki qadka wankabaxay 😅19 minutes kadib Ayan kuso labtay show waawa wilki oo 10 iso wacay 20 cod iso dubay 100 qoral iso qoray😂ana naxdin awged block 🚫dhab kusiye😂😂anonan iska hubin waxba diro hada😂😂
@ahmedmahmed4712
Жыл бұрын
Zka bin xaji wn kutageraaaaaa ❤💯👋
@amgame5160
Жыл бұрын
Shilkii igu layaabka badnaa Gabadh aan is baranay o wala soconay muddo dhawr todobaad ayaan uga sheegeeyay saaxiibgay o cod ahaan ugu sheegay war niyahaw xaba taydu wa Dahab jir iyo dabo fiican bay leeyahay😂 anoo sida waxwalba ugu sheegay aya maalintii xigtay u tagay gabadhii nasiib xuma habeenka telefoonkayga ayaan kaga so tagay iyada markii ay xaafadda tagay bay tib u dhagaysatay codadkii an u tiray saaxiibkay, habeenkii danbe iyadoo xanaaqsan bay itim waxan ku hadlaan garan waayay
@mohapaashi9031
Жыл бұрын
Wasir sadax dhul waye mawada jabsatay 😂
@dhaxalhooyo
Жыл бұрын
👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽 maamada caadi maaha 😎
@user-jm8yr1ij5e
Жыл бұрын
nio manta waa firfircontahe maxa jira wasiir😂😂😂❤
@user-khadar7r
Жыл бұрын
Wasiir cawa gabdho lee miyaa 😂😂😂😂
@farxiyosimanfarxiyosiman882
Жыл бұрын
Keep goin wasiir saki
@Inspirationchannel-uc3yv
Жыл бұрын
Shilka aniga igu dhacay wuxu ahaa telephonka aya waxan ku isticmalahay earbad Bluetooth waxan siyay my ader o ilajogay wuxu ku xirtay phonkisa aniga waxan galay qolka hosta an ka so xirtay waxana shitay blue movie Bluetooth si automaticall ah ayu Ki ader ugalay, codki ayan wayay illen duga halkas ayu kala socdaa 😅keep going 😅hhhh muda kadib ayan fahmay
@suleimanmohamed1359
Жыл бұрын
Zaki binu xaaji KZitem kaliya ee aan vediogiisa dhameysto ee aanan ku caajisin 😂😂😂
@user-gm8nt7nt2j
Жыл бұрын
Ala wazirka 😂😂😂😂😂
@AhmedMohamed-cp5ds
Жыл бұрын
Anigoo ahmed eh shil igu dhacay cmll documint qof kale udiri rabay ayaa udiray qof kale
@hoodosayid1997
Жыл бұрын
Zakiyow magacaygu wuu sax saxyahay Qisadii igu yaabka badnayd Gabadh wllshey sxbaded ah baa guursatey kadib ninkedii iyadoo amanaysa so dhigatey soriga fbga Saa wllshey waxan u qor is idhi naa tidhi ruuxa gursadey foolxumaa Saa iyadii ban u direy Ala naxdin lama dhinto😂😂😂😂
Waziir kaama hayno happy independence day malintenii from puntland 😂❤❤❤
@fatimadagan5904
Жыл бұрын
Wali Lamar gaarin
@mahdimo6276
Жыл бұрын
Waa jaahilnimo in loo dabaal dego 26june ada isku cadeenaayo inaa adoon eheed o lagu gumeesaday ufiirso wiliga ma aragtay Ethopia iyo mareykan o udabaal degaayo maalinte xuriyada qaateen
@mahdimo6276
Жыл бұрын
@@AnasCadir7467 mareykan oo 200sao gumestay ingiriiska aso dhahayp ma aragtay maalinta xuriyada u dabaal degaa mida maba haboono in laso xasuusto iyo in laa sheeg sheego waxas waxe eheed taarikh xun wa leyska delete garee hadii la dabaal degana macno weyn kuuma so kor dhineeso
@AnasCadir7467
Жыл бұрын
@@mahdimo6276 waan kuku raacsanahay pro
@shuceip_shuraaki14
Жыл бұрын
Top content😂
@lailamohamed7944
Жыл бұрын
Wan ku salaamay waziir🙏 Horta shilal badn baa igu dhacay lkn midka iigu xumaa abid ayan idinla wadaagayaa 🤪🤪 Maalin baa waxaa dhacay wiil aan isku xafad nahy oo pharmacy gado intuu numberkyga soo helay whats app igala soo hadlay kadibna isku key shegy hase ahaatee wan la hadlay isla markiiba gabar walashey ah marna saxibadey ah oo wiilkana taqaano ayan isla markiiba arinta u sheegy screen ugu qaaday waxii na dhaxmary wiilka 😅 isla markiiba cod ayay ii soo duubty 😂bal mexey cod iigu bilaabeee😂 ana cod qabsee wiilkii ku jaf dhankastaba ka gal kadibna wiilkii asaga ahaa udir😢 saasay tahay wali ma fahansani waxaan is dhohooyaa may kuu soo jwbto aasaa waxan arky wiilkiiyo qosol ii soo dir iguna yiri wan ku salaamaa lkn waxas ma ihi bloack dhab igu siiyay 😢😢💔💔 WAZIIR UGU YARAAN MARKAAS MAXAA IGU DHACAY IS LEEDAHAY❤❤❤ Salaaman 🙏
@zaynozmire6586
Жыл бұрын
maxaa kasheegtay miyaad xamatay sheekada waa nagu beergo'isay😅
Пікірлер: 628