The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤
@SHARKEYSHORTSOFFICIAL
Жыл бұрын
Scw
@tusbaxlepes1562
Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahamettmowliid772
Жыл бұрын
Scw
@ifrahismail1110
Жыл бұрын
Scw scw scw
@aweysmaxamedamiin6462
Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@ahmedalbadri.
Жыл бұрын
صلوا على الحبيب المصطفى صلى الله عليه وآله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@SHARKEYSHORTSOFFICIAL
Жыл бұрын
Scw
@khadijaaxmed5475
Жыл бұрын
أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@maryanmaqul1861
Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@abdirahmanmohamud8377
Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@ayaanafrax510
Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@axmadcade1230
Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhamad scw❤❤💞🕋
@moha_ali_warsame
Жыл бұрын
Walal halmar kusali nabiga Scw Scw scw😪💖
@user-zd4vg5nd2d
Жыл бұрын
Scw
@Kulmis123
Жыл бұрын
"من قال ثلاث مرات حين يمسي وحين يصبح،يااللهم صل على سيدنامحمد في الاولين، وصل على سيدنامحمدفي الآخرين، وصـل على سيدنا محمدفى النبيين وصل على سيدنا محمدفي المرسلين، وصل على سيدنامحمدفي الملا الأعلـى الى يوم الدين هدمت دنوبه ومحيت خطاياه ودام سروره، واستجيب دعاءه، واعطى امله، واعين على عدوه" Nabiga ku saliya
@xogtaqarsoonchanell3840
Жыл бұрын
the best person ever the most knowledgebale and the most shine all created prophet muhamed صلي الله عليه وسلم🕋❤❤
@xabiiboaxmad1220
Жыл бұрын
Kkk
@RaxaweynBoy
Жыл бұрын
Saraakiisha)) Wasiirka Arimaha Gudaha Zaki bin xaaji wan kuwada brother. 1love✌
@rahimamohamed5488
Жыл бұрын
Waziir love haila daafin Sarakishaa haiigu ceebaynin 😂😂😂
@yoniselmitalan
Жыл бұрын
Aniga tan markii aan rabay inaan ogaado sida aad u wanaagsan tahay gacaliyahaygiiyow tan hooyadeed oo akhriday farriintayda taleefanka
@apdikanimohamed7498
Жыл бұрын
Al-waziiriya waan ku salaamay masuul keep going pro 🙏🏿🥇
@Life_Journey2030
Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw scw ❤️
@mmerji6857
Жыл бұрын
The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH created has MohameTt (NNKH) in the world
@hogaamiyekhan1369
Жыл бұрын
waziir barnaamishyada waxaan jeclaan lahaa in aad daqiiqadaha badiso 😗
@@maandeeq12 wan kusaral wll wax wanagsan so dhig insha allah
@afnaanahmed350
Жыл бұрын
Asc Aniga Hada ka horre oo anigo maalin 12:30 school ka imaday oo wadada socda aa willkii xariirka naga dhaxeyay I soo wacay markaan cabaar WAda hdlnay aa wayay hdlkiisa markaas is dhahay telephone kaa damay😜😜markaas mid ila dhashay ila socday aa ugu shekeyo inta nin aan la socday kiina waa I dhageysanaa Kadib markaan xariifkan shekada u dhameyay aa wxn ka war helay telephone oo heesta ka daaran oo mawa damin markaan firiyay inta daqiiqo call sarnaa Waba yaabay 😂😂😂ani maa Tariiq iga raacin iga tag dheh
@daadiryare9251
Жыл бұрын
macaaan gooyaha aan xasuusano
@peacenharmony2034
Жыл бұрын
Shilal xanuun badan bay ahayeen, waxaan rajeynaya inay ku waano qaateen sarakiishu😂
@abdullahimohamed16
Жыл бұрын
sharaf &karaamo waziir very funny 😅 Pin 📌 kuqabo caawa thanks team saraakiisha
@siciidabdishakuur1197
Жыл бұрын
Ugaaqz Wasiirka Ayaan taan sidi Hore Maahan Dad Baa Aad Usii Badanaayo Zariikiisha iyo Golaha Wasaaradaan Tira Goob masameeyo U sug maalmo pin waa Diyaaar
@sacdiyacismaanw.a6338
Жыл бұрын
Shilaalkan wale caadi ma ahayn wasiir keep going 🤷♀️✅💯💯💯
@asiyajama7013
Жыл бұрын
Wllhiey ilaahay dartii baa kuu taageeraa cadawgaag u noolloow💝💝💞💞
@hodanitanajmanita6664
Жыл бұрын
Thanks a lot Wazir Zaki bin Xaj 🌟🙏🌟 Star & legend, cawa kuwani kuwi hore wey ka darenba ciyarba mahin 🤣😂😅🤣🤣
@abdulahidhere9674
Жыл бұрын
Best KZitemrs zaki bin haaji respect waziir
@madaale5465
Жыл бұрын
:waxa ahaan jiray waxa ka fcn waxa hadavtahay🥰😏A legend never brings shame
@ayuubilkacase9760
Жыл бұрын
Best KZitemrs Zaki binu xaaji horay usoco my brother
@mxmdkhadar2488
Жыл бұрын
Waziir alle ha ku sharfo muqaladada sida musasalki ayaan usuga waan ku nasta 🖐🤴🏼🖐🖐
Waa sarkaal soo habsaamay 🥲 waan ku salaamay wasiir one love somali moh
@teamtailors9703
Жыл бұрын
War Wàziir Mida ugu yaabka badneen iga aqri dee Maalin waxa ay aheyd xili Duhur ah adi 2:30 cml waxan la noolaa hooyo gurigana waxa ino yaalay Sameecad Weyn oo qolka hooyo gadaasheeda ku yaala mrkaas ayaan inta blutothka furay ayaa 2 hees cml ka dhagetstay mrkaa ku caajizay heesihi ayaa waxa goaansaday inaan xogo aan suuliga inaan galo aan is soo kululeeyo yacnii ciyaarta gacanta aan ciyaaro waxan galay suulidi anigo telkeyga wato aanan iska hupin inaan jaray connectionki ayaa mobelka waxan ka daartay jugta culus aa suulidana iyo qolka sameecada waa ay kala fogaayeen balse waxan maqli wayay codki waxa aaan daartay xoogo ka dib ayaa waxa is dhahay wax yar cod ku dar aa marka codki ku daray si kedis ah ayaa waxa soo xasuustay in aanan bluetoothka xirin hooyana ay so jeedo hhh wllhi ilaa hada hees sameecad kuma xirto hooyana wey yaabty hhhh wixi ka dambeeya ma sheegi karo wllhi tan igu dhacday leee xaasle ayaaba ku noqday 😂😂😂
Somali ayaan ka dhashay mana qoslin hadii aan ka yeelo alle sidaa hayga dhigo🤟🤣
@arisaqakadirmuse7556
Жыл бұрын
The best youtube of Somalia 🇸🇴
@maliboydrip744
Жыл бұрын
Bro I like your intro, your straight forward and short which is good thou
@nimcoaxmed5152
Жыл бұрын
Tariiq lama ilawan ah anigey igu dhacday waziir waxa dhacday malin in uu qof nafta ii keenay kadib anigo xanaq san oo caro naf la ah in uu qoral iso qoro Asc cml intan xanaqay ban ugu jawabay Ey ey dhalay oo axmaq ah saa waa Aabahay qofka qoralka u qoray intaan qeyliyay Ayan kursiga ka dhacay lkn intuu arkin baan tiray kii salanta iso qoray nah waxn u qoray wcs naxdin tarded isbuuc talefonka wan iska hubi nayay qofka la hadla ba😂😂😂😂
@abdalladahir997
Жыл бұрын
Kkkk
@ladanahmed1920
Жыл бұрын
Waxbaaa kugu dhacay nimco
@maxameddeeq8638
Жыл бұрын
😂😂😂 aniga gabadh baan is jeclayn weli si xad dhaf ah markaa waxan wada soconaa mudo 5 sono ah malinkii dambe ayan gabadh kle is baranay kadib barasho dabadeed gabadhii gabadh aad u qurux bdn bay ahayd maalin ayan sawiro soo wada galay weliba sidii sawiro meher oo kle ayan uso wada galay kadib mid aan zxpo nahay baa iyiri xagee ka timi ana waxanku idhi gabadhaa baan sawirada laso galay marka aniyo zxpky waxan la balansanahay tii aan shanta sano is jeclayn iyo zxpted kadib anagoo sii socona ayuu igu yiri sawirada iso dir wan hayn wana axfidi eh kadib anoo is leh isagii udir ayan iyadii oo uleh kumee waad ragtene ayan sawiradii udiray weliba waxan sii raaciyey zxp wakuwase yay arag intan gabadhii zxpted ee la socoty magcabay kadib waxa layso qoray m.a alle haysku kiin DAAYO Belo ku ciyaadhay halkiibaa waxan idhi waa wlshy dee yaa marsiinaya adi maslaxad kadib hada waa xaaskyga Alxm
Mar walpo wan dawada vidiyow yada soposti garesit wana kugu xiranahay legen wanku wata 💯💯💯💯💯
@zayidphenomenal7039
Жыл бұрын
Shilkaan waxa ay igu dhacey 2021😂😂 Hben aan kubad so dheley oo leyga so badiyey aa mid aan shukansanye idhahdey nio maante ma badisey aa waxa ku dhahey “Geesi garon galey maa laga badin kara” kadib waxa igu dhahdey xppi adi cml aa ii anafacayo 😳wax yar ka dib aa mid ii iamdey Marka uu igu dhahey sxp mante meqa ku dhamatey Marka aa waxa ku dhahey “7-2 Walibo edeb ayaa lanoo yeley Nio garoon weyn inta nala geyeye aa madaxa ka tabasho iyo neef nalgula diley” Yarka aa iga tagey😳😳 kadib Qofta aan shukansanye igu dhahdey “ hadii aad garonka kaso bixi wyesey sidee garonkeyga number 10 kugu amini kara” Marne xpti aa dhaha marne kii ii fashiley aa dhahaye shimbir aa ii dhaafsisey 😂😂😂😂😂😂
@kingmohamuudberdilacshe9385
Жыл бұрын
😃😁😂😂
@ahmedyaasiin2127
Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@rahmamohamud8106
Жыл бұрын
Halaha udambeyo waxbo kama fahmin😂
@mohameddaahir9616
5 ай бұрын
😂@@rahmamohamud8106
@fartuunaliadan5143
Жыл бұрын
Alaha galiyaha i xanuunay ciyaraha dabsarka🤣🤣🤣🤣
@xaawaasad
Жыл бұрын
😂🤣🤣
@hanadcishqi5902
Жыл бұрын
Wasiir wanku salamay👌✅💯
@ckariimadoshhande8548
Жыл бұрын
Wakhtiga noo Yara badi waziir I.a Thnkz waziir
@hanadgamer1832
Жыл бұрын
Ani hal shil maahan buug dhan laga qori karaa 😂😂😂😂😂
@maxamed9700
Жыл бұрын
xalqado noso sameede bro😅
@abdifatahgerman3429
Жыл бұрын
Somalida wax walba wuu isoo maray bay dhahayaan Sheekadoodu waa Mar horaan sameeyey 😅😅
@bashirabdikadirmohamed3910
Жыл бұрын
Lipax hore u soco🥰
@yuusufgorgor2192
Жыл бұрын
Barnamishka manta hit buu ahaa sxb
@abdalesuxufi5130
Жыл бұрын
Malintii igu Xumeyd waxey ahyd Malin anigoo Schoolkii u ganbiyay Ayaan Qofteydii Coll Lagaley Markii Aan Shekadeedii aan Faxfax Ku Noqdey Ayaan statuska Geeraar JaceYl ah Soo Saarsadey isla markiiba Wxaa Repply isoo Galey Abbahay Oo iLeH Waryaa mxaa Schoolkii Kaaga Dhacay Anah waxaanba u haysTaa in uu QoraaLka isoo qorey mid aan Sxbonahay Anigoo iska mashquuLsan Ayaan ku Jawaabey Sxb maanTa waan U ganbiyey Markaas Ayuu Hadana isoo qorey Kuma Fahmin Markaas Ayaan u Qorey Sxb waan uGooyay Schoolkii 😃😅 Waana malintii igu Danbeysey ee aan schooL uGooyo 😅😅
@manafkiiyaraa4595
Жыл бұрын
Habeen anoo qofteyta shukan sanaayo ayaa wazaa dhahay waa kugu soo celinaa ee wax yar isug waxa ay idhahday ok😂😂 isla markaa waxaa isoo wacatay hooyo ana waax ku dhahay xppi hada lee ku dhahay isug ma isugi weysay waxaba ka war helay yaaaa ani xitaa ma igy dayi rabta hooyo 😂😂markaas ayaa meel aan joogo garan waaye lkn hebeen kii dhan xafada anaa leeygu sheekeysanaaye wazir😂😂
@yupyura9566
Жыл бұрын
hahahhaah walahibzxp waaad iga qoslisay hahahahaha
@ilyazmohamedtodownloading2878
Жыл бұрын
Sxp ani aabhey dhahy nloshydii mcn qoftyda ku qalday🤣🤣✌
@ugaazahmedshire91
Жыл бұрын
Sharaf iyo karaamo wasiir part 2 lasoo dhereh 🥰✊
@SANDUUQA_QISOOYINKA
Жыл бұрын
Walal waxan soo gudbinaa filmaantii u dambeeyay, oo af soomali ah, inagoo kugu soo gudbinayna qaab casri ah, filmka dhannah kugu tabinayna daqiiqado kooban, nagu soo biir walal ❤ 🙂..
@amalmuuse9724
Жыл бұрын
Waxa wanaagsan faaafi bisinka
@ubaxaxmed8257
Жыл бұрын
Marabno filimaan
@abdilaahicawke1587
Жыл бұрын
Habeen anigoo lahadlaya qoftayda ayaa mid aan qol wada deganahay isoo wacay isagoo leh furihii xagee dhigtay waad iska garan qol iskaabulo saan waxaan ku idhi imanla alle kaqaade midbaa cawa i imanaysee iga dhac qoftaydi baa maqashay Block Iyo Cay baa laysugu kay daray😂😂😂😂
@anisamoha4406
Жыл бұрын
Wasiir aragtidii dad weynaha 😀😀 ma ka heyno
@sumayamohamed4512
Жыл бұрын
Lendgn @zaki bin xaaji keep going ❤ full respect 🙏
@madarmahrez4978
Жыл бұрын
WaziiR Mid KaLe Kazo ZaMee Please 🙏🙏🤍💙
@ODEYGA8584
Жыл бұрын
zaki caawa wallhi kilada i foortay 🤣🤣🤣
@barwaaqo_channel
Жыл бұрын
Walal KZitem channelkayga iso booqo 💚
@mamushhaajiabdullah7621
Жыл бұрын
Waziir background waan ku daalnaay 🤣🤣🤣
@samadonka1028
Жыл бұрын
First 😄 Anoo Ah qofkii U Horeeyey Hadana Mudo Sugayey in la Soo qaato Kaygii Baan hadana ku HungoobaY 😭😭
@siciidyaasiin3257
Жыл бұрын
Barnaamijka aan sugaayey waa soodhacay hhhhhh
@abwaanmaahiraaden4825
Жыл бұрын
2019 ayaa Wiil aan jamacada wada dhiganaynay balse aan ka Fasal ahayn isoo wacay oo igu yidhi Waxbaad ii yar marine ii kaalay ana waa diidi kari waayay lkn anigoo jamacada jooga ayaan ku dhahay zxp maanta maba imanba jaamacada waxaa islahaa isma arki doontaan lkn waxa aan galay xamaam meesha ku yaala misne markaa Albaabka sidaa isaga furay waaba kiiyoo i hortaagan oo meesha iga Sugaaya Waanu isku naxnay Soo dhamayso ayaan ku dhahay intii uu ku jiray ayaan ana baxzaday kkkkkk
@ziyachmoha5185
Жыл бұрын
Ma in lagu soo qaato aa rabtaa
@fungioalba6199
Жыл бұрын
@@ziyachmoha5185 hhhhhhh dhib badnidaa
@mohamedlove997
Жыл бұрын
@@ziyachmoha5185 wlhi iga qoslisay Hadalkaagu cadaaa 😀😀😀😀
@ziyachmoha5185
Жыл бұрын
@@mohamedlove997 soo sax maah
@faadumadaahir9760
Жыл бұрын
Bsxsad😀😀😀😀
@umulkheyra2089
Жыл бұрын
Hhhhh waziir barnsamijkaan noo soo badi funny waaye 😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄
@faatimaahmed5738
Жыл бұрын
Ay mudane ana u hooreyo manta ❤️
@cabdalle_bille
Жыл бұрын
Qof walba jacelka loogu booday waa salaamay 🥺💔
@hamdashiine7145
Жыл бұрын
Kuwii ku boodayna😂😂
@hodanmahad7406
Жыл бұрын
@@hamdashiine7145 😂😂🤸
@abdallabro11
Жыл бұрын
Waa wllkiin oo si sharafleh iidinka codsanayaa subscribe oo Kali ah mahadsanidiin ♥️♥️💯
Пікірлер: 977