ilahow unaxariso abshir nur yarabi jana siii amiin
@wiilkafiqishinieejecelgaba3711
6 жыл бұрын
Awaya Axmed kumaa tahay adigu waryaa qabiilkaada
@hussenkoore9097
8 жыл бұрын
alla unaxariistee abshir waa oow ka towbad kenay Allaha ka aqbalo ragii kalane allaha kacafiyo shirib kaan wax fiican ma oow San aheen qabil Ada ayoow kicinayay
@dryaxye319
7 жыл бұрын
allaha u naxariisto abshir nuur faarax shiribkan asagaa wada alifay marna iska dhigaaya mmj marna naftisa u hadlaaya. ee ma jiro mmj dhab ah o shiribkan ku lug leh. abshir baa matalay abwan mmj. waana shirib kaftan oo uu labada dhinacba u kala eexan cidiisa iyo cida mmj midna. ee runta ayuu ka wada sheegay.
@yamaaniabshir9222
3 жыл бұрын
waa sax walaal waa sidaad u sheegtay. waraysigiisuu ku cadeeyayba AUN.
@AHH25
6 жыл бұрын
Caadi ma ahan 1993 hiraab waaye lkn waa dad walaalaa abshir Balcad le iyo mmj
@MohamedAhmed-wj3dn
8 жыл бұрын
dheesha xaafada kadaaa kkk
@abdiwaliomar4444
8 жыл бұрын
calasoow shirib anaa kugu dhaamo ee dheesha ciyarta
@hmmahamed9910
8 жыл бұрын
waxan iska daaya
@abdullahibariyoow669
6 жыл бұрын
Haye,.hadana.mahalkaney.kula.gashay
@diinidheere6585
6 жыл бұрын
sxb waan ku salaamay indhawaale laguma arag walal iisoo jawaab
@halimaali1677
4 жыл бұрын
areey daahir calasow dadka ha isku dirin ee maha ka roor macnaha waa maha ka orod
Пікірлер: 18