Dowladaan waxeeedu waa sheega oo kataga, ficil aan aheyn eex, musaq, been iyo wax isdaba marin aan aheyn malahan, muuqaalkeeda waxaa badaley kana dhigey mid bilaa macno ah, iney wax kasta si laab lakac ah ula boodo kadibna lawaayo meel ey kudanbeeeyeen, sidoo kale run iyo alle dartii waxba kama ahan dowladda, inta badan qolooyin danleey ah yaa howlahooda kugaara, ayana waa kugaartaa, wax intaas dhaafsanna majiraan.
@tj-mi2ix
2 ай бұрын
Waryaa ka jooji dhaliisha dawlada axaadiistii iyo quraankii ay aqriyeen culumadu dhagahaaga ma maqlin qalbigaagana ma galin ee us uf
@libanomar9769
2 ай бұрын
Somalia ha nolato dalhureya iyo dowldisa ha guleystana
@Mu12salMohamed
2 ай бұрын
Somalia hanoolato intaasa naga badan
@abdikadirhaji6852
2 ай бұрын
Somali Hanoolato Nagu Filan Cida Lagu Kabaayo Naga Ilaali waan Ognahay In laguugu Qasbay ina Amaanto Hassan Guurgurte hadii Kale Shaqada lagaa Eryaayo Maskiin
@CUMARXAASHIHIRAABE
2 ай бұрын
Nio C/lahiyow waxaaga mucaarad waa dhaafeen e waa in an shaaftadaadi bishaan lagu bilaabaa
WAXA EY ILA TAHAY..IN DAGAALKA LAGULA JIRO ALSHABAAB UUSAN NOQON XABAD IN LAGU RIDO. CULUMADA WAA IN EY XAG WACYIGALIN KAGA QEYBQAATAAN IYO SOO HANUUNINTA WALAALAHA LA SIRAY..DOORKAAS WAA DOOR MUHIIM AH..WAXA LA QALDAAYO WAA UBADKEENA OO KALE..WSC WRWB....
@cabdimajiidhussein6082
2 ай бұрын
Doodihii iyo xujooyinkii hore ee la Hor dhigay hakasoo jawaabaan Horta Hana furaan..
Пікірлер: 22