Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo furmay, Turkiga oo xiray 544 qof oo lala xiriiriyey Fethullah Gulen, Maraakiibta oo looga digay badda Soomaaliya, iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:04 Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo furmay
07:21 Blinken oo booqasho kedis ah ku tagay Kyiv
09:21 Wararkii ugu dambeeyey maxkamadeynta Trump
10:53 Barakacayaasha caalamka oo gaaray 75.9 milyan
15:54 Maraakiibta oo looga digay badda Soomaaliya
21:56 Turkiga oo xiray 544 qof oo lala xiriiriyey Gulen
23:42 Caqabadaha Afrika iyo musharaxiinta Mareykanka
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
Негізгі бет Ойын-сауық Shirka Golaha Wadatashiga oo furmay, Turkey oo xiray 544 qof oo lala xiriiriyey Gulen | Qubanaha VOA
Пікірлер: 26