IN SHIRKAAN LAGU KALATAGO RUNTII WAA BADBAADADA DALKA SOOMALIYEED. GOOD NEWS❤👍👍. MADAXDA GOBOLADA GUULEYSTA❤
@abdisamedahmed925
26 күн бұрын
Bogoda qabayar allaha iskumariyo
@AbdulahiAbdi-ns8eg
25 күн бұрын
Kaarbaash waxaa
@seed3966
26 күн бұрын
Asc jaama indho cadde shirkani waa dano shaqsiyaad weeye sheshiisna ka dhici maayo in shaa allaah waa dano ahaqsiyaad xaraash qaran 🐕🦺🦧🐕🦺🦧🐕🦺🦧🐕🦺🦧🐕🦺🦧🏃🏼♂️🏃🏻🐕🦺🦧
@paulkhalif3299
24 күн бұрын
Sekaast haa ahado but no more virus 🦠 we need:
@MohamudOmar-bf7fv
26 күн бұрын
SHINBIR MAR BAY DABQAADAY BUULKII HOOYADAEED BAY KU GUBTAY NINKII FAHMAYAA HA FAHMO KII KALANA YEELKADII
@fosiyaabiib9380
26 күн бұрын
Jamac glad mahadsNid walaalo
@fosiyaabiib9380
26 күн бұрын
Somali illAh u maqan
@fosiyaabiib9380
26 күн бұрын
Good
@abdinasir7998
26 күн бұрын
Besha calamka wuxu iskaga jediyo ayu mesha ka raba iyo dasturki bobka aha inu qil oga helo mamulada si u xisada kacsan isagaga dajiyo dantisa ugu wayn gur gurte wa intas...
@user-ft9zr8dk4t
26 күн бұрын
SAX😂😂
@ragehussein124
26 күн бұрын
Waxa shiraya kuligood waa khaa,imiin daneystayaal ah dan dad iyo dal somaliyed ma hayaan ee waxa ay isku hayaan waa danahooda shakhsiga ah kuwan ilahay ha ka qabto umada somaliyed kuligood waa mujrimiin
@paulkhalif3299
24 күн бұрын
No this is the Government; And will be good already is good;
@LaasCabdirashiid-kl4fw
26 күн бұрын
Tastuutkii asaga lagu soo doortey ha aqbalo xassan tuug dhul xaraashtey mdweyne ka doqonsan ma arkin oo cidna u naxariisan xitaa abgaal
@fartunosman3503
26 күн бұрын
Ninkaan Halsana ka hor inuu dad asago taabacsan geesto ayuu rabaa qof iyo cod intee taalaa caasimadahaan illaalis ayaa lagu joogaa 4maamul dib xoreyn ayey u baahan yihiin.ninkaan tareen qarda jeex ayuu wadaa madiina iyo kaaraan ayuu gacan ku heyn aamusnaan lagu joogaa , kuwaan Allaha Naga qabto.tani waa dawlada ugu xun.
@user-qe6io2sp4o
26 күн бұрын
Doorashada xasan rabo halkay ka dhici doontaa, dalka oo dhan gacanta ma ku hayaa, waa nin caqli xun, geelaa wax u yeedhinaya
@user-ft9zr8dk4t
26 күн бұрын
WAR HOY MALAGA YAABAA IN RAGAAN QAARKOOD LA KHAARAJIYO ? VILLA QABYAALA WAA ARGAGAXISO DHAGAR GEYSANKARTA
HAMZE iyo ahmed iyo og aaaad isku ilaaaalinaysaaan daroood mahan miyaaa 😂😂😂 fulay fulay dhalay baa tahay car wa xujo MJ AMA MR PM Ha ka dhigto hassan 😂
@yasinmohamed1818
25 күн бұрын
@@AmalAbdirisakMahamed Baayo gabdhaha lama googoosto lakin MJ iyo MR in ay meesha ka tuurayaan buu ogyahay Hassan, adigu haddad haysan lahayd sac hayin ah miyaad doonan lahayd mid gees kugu dhufanaya? Marka Hayin iska ahow maalintuu Allah awoodaada ku tuso aan sugno.
@paulkhalif3299
24 күн бұрын
Benaale: Dabouphile : Somalia 🇸🇴 Guull; No more virus 🦠 Garowe; Virus 🦠 virus 🦠. Virus 🦠 Garowe; We don’t need;
@user-ld8ls5cz3c
26 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk meesha sharci daro ayaa ka jirta waxba kasoo bixi maayaan galadow
@LaasCabdirashiid-kl4fw
26 күн бұрын
Waaba soo inda adag yahy waase lagAa soo cilin dhulkza bootey
@omarmohamed5120
26 күн бұрын
Kalmadda tanaazul waa kugu ceeb !! Nina kama tanazulayo xuquuq ay shacabku ku aaminteen, wixii personal interest ah waa iyaga danahooda !!
@ismailnoor7213
26 күн бұрын
Kkkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk
@abdiazizjama4290
26 күн бұрын
M.sanid .
@fartunosman3503
26 күн бұрын
Hamza ummada waa luguuyey asagoo maxaa IgA galey ayuu yiri ninkaan reiswasaarayaashii hore Naga aamus ayey dhihi oo ragnimey isticmaali jireen laakiin ninkaan Hamza dhaqankiisa nooceen ku tilmaamnaa darbi jiif la soo watey aan meelna laheen Maya SaaS ayuu qurux moodey.
@isseyusuf8888
26 күн бұрын
Geesi xassan sheikh
@LaasCabdirashiid-kl4fw
26 күн бұрын
War jabuuto laga soo dhaadhiciyi weeye hassan shekh xishoo 8sano madxweyne ii maanso.
@N.A.M1234
26 күн бұрын
"SHIRKI KALA TASHIGA QARAN" "SOMALI COL AH DUNIDANA LA COL AH"😂😂😂😂😂
Пікірлер: 53