Soomaali Wallaahi xoolahooda ugacan galiya .Meelkastoo ay ka gateen lacagtooda dib ma uheli karaan.Anaa arkay reerkeena ineey soo gataan .hayhaateey kaa tahay.Wadaadadaan illheey uga baqa dadka xoolahooda.
@ashaabdullahi4659
Жыл бұрын
Oo yaa ka qaadaya ilaahay ka baq oo beenta daa
@HassanMohamed-cx7ho
Жыл бұрын
Meeqo waaye 3 daan qol Totol mony
@hawal1287
Жыл бұрын
Somali weyba HABAARAN YIHIINE YAA HABAARAY ???
@shlmhd7386
Жыл бұрын
Qiimaha guryaha lagu iibinayo maxa u weydiin weday?
@zahraabdi3764
Жыл бұрын
Guryahaan putland may nooga dhisaan waan dagi laheyn
@hamsahassan5788
Жыл бұрын
Waad ka dhisan jartaa guryo qurux badan baa ka dhisan habo .Mideeda kale guriga laga gato ,Dibada dhulka adi ma lihid .Sar dheer baa lagu saari .hadhowna dib uma gadan kartid .Marka Soomaaliyaa kaaga fiican ka ab ka ab baad lagaa dhaxli.
@kolomeymohamed2745
8 ай бұрын
Mashaa Allah sheeqa libaan
@maxamedc.raxman1144
Жыл бұрын
Wadanka meenoo maalgaliyn
@ayannur9480
9 ай бұрын
Somalia degan kasta Qabil baa iska leh sidad darteed way adag tahay in aad reero la degto adoo ka reer duwan
@ahmedmursalasharr5060
Жыл бұрын
MaSha'Allaah dhisme aad u qiime badan,, SomaliWeyn ha wada guuleysteen, MinaraTower
Пікірлер: 18