يا هل شعب صومالي أنتم هل طيبون وأنا من هل شام وخاصة من سوري💜🇸🇾🇸🇴
@salim.123
Жыл бұрын
احبك احبك
@1LAMINE_1
Жыл бұрын
هل انت صومالية 😳❤
@munshidhamzaassomaliy8409
Жыл бұрын
انتي في كل مكان
@gulleidsacad4269
Жыл бұрын
ربي يحفظك ي اختنا
@fadumocabdi4757
Жыл бұрын
اسلام عيكم اسمي محمد حاب اتعرف عليك
@sheekowanaag1308
Жыл бұрын
Waa dad ay nabad kaliya ka maqneyd, sida ay isku howleen u hormariyeen naftooda, dhaxda u dhuuqsadeen, ISKAA WAX U QABSO , maasha Allaah guuleysta meel walba oo aad joogtaan👌👏
@Faariz-Abdi
Жыл бұрын
Ustaad qof kasta Khudbadiisa oo dhamaystiran Hadii laheli karo waxan ka Codsanayna in aad nala wadagtoh "Thank you"
@habicabdicasiis1571
10 күн бұрын
Mash alaah ilaahayow qof walba riyaadiisa u rimee
@moha_ali_warsame
Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw
@naxariis_badan312
Жыл бұрын
Scw
@specialmenubymelon2370
Жыл бұрын
maasha allah iam so proud to be apart of young somali educated young generation. feeling motivated and happy for you guys
@WAMBALAZITV
Жыл бұрын
Ma Shaa Allah Tabaraka Allah Mabrook
@swabrina6445
Жыл бұрын
Wow 😍 so amazing, I like to walk with this people so I get motivated and ask help whenever I need support 🥰 you guys are doing great work 👏 and I admire it ❤️MaashaAllah 🥰
@ahlamiiahmed1080
Жыл бұрын
ManshaAllah ❤❤❤❤❤wax lagu farxo dhalintii wadanka ❤️❤️❤️❤️❤️ax wa iman❤wayay malinkaas keep it
@maxamuud3196
Жыл бұрын
Sxp moalimu noo soo daa thank
@roobleabdullahi8257
Жыл бұрын
Ustad moalimuu respect 🙏
@apka204
Жыл бұрын
Ustaadii aad baan u jeclaan lahaa in aad na la wadaagtid muqaaladoo dhamaystiran yacnii goos-goos aan ahayn.
@keyseabdisheikh8541
Жыл бұрын
Ustaad moalimu ban arka
@Showkaanifx
Жыл бұрын
Abdiwalo Ahmed moalimuu my teacher my mentor
@mohaibra2959
Жыл бұрын
Masha allh inay somali Horumarto wa waxa an markasta ku seexano kuna soo kacno I'm proud to be a somali alx
@Samawadechannel99
Жыл бұрын
Goat 🐐 fx maxalimu
@rowdasaleh628
Жыл бұрын
Mashallah,Allah protect all of you Really I hope to start all of you doing something to our country, SOMALIA❤ ان شاءالله
Waaw. Wa shirki ugu qiimaha badna. Lkn ustaad waxan tala ahan so jeedin lahaa in sanadkaste lagu qabtaa meelo kala duwan sida dalkeena hooyo. Mar in Muqdishu lagu qabto, Hargeysa, Garowe iwm.
@xamsecsamed9263
Жыл бұрын
Masha.allh Teachers of online Digital learning
@cabdiraxiinkhadar4433
Жыл бұрын
Mahadsanid wll hassow
@BrainBloom-7
Жыл бұрын
Wooow Awesome. I'm really proud of you guys. I got motivated from your effort. MnshaAllah. Greatings from me to you especially Hosow pro, Geele Bashir and Warsame bade. May Allah protects you from the evils InshaAllah
@safiawarsame7120
Жыл бұрын
Aamiin Ammiin Aamiin Aadan ugu farxay miyaadan noo duisternis inaa leen Ahay dhalinyarada hal Abuur leh wax baray Mashaa Allash milyanwwr Ah Allaha idin baree Aad keelontsteking oo idin xifdiyo Aamiin yaa raaien dhalinyarada as Raxmadaada Gali Alloow Illa Ali dhalinyartaas Shacaa’ir iyo Aqlaaqdaada Fiican Ayaa ka muuqata Alloow noo xifdi inshaa Slllh Waan Arkay Ayaa Awakan naftiina inaad anfacdaan Alle xifdigii kabacdina dalliance iyo dadkii a kabacdina Adduunka iyo Aaqiro Aamiin Alle Ha idin ka dhigo kuwo ku datsja Rasuulkeena Sala Allaahu calayhi wasalaam Aamiin❤️🌺🌿🟣🔶🔻🔷🌿✅
@sahrasaid3166
Жыл бұрын
Wow so success dad badan ayan arkaya I'm so happy for all waxan leyahy hora lowada so conaya I.A
@mohanhero296
11 ай бұрын
Goat moalimuu fx ❤
@abdirahmanahmed1801
Жыл бұрын
their veiw just motivated me
@1LAMINE_1
Жыл бұрын
فوز الاخ عثمان ❤🤍
@farhiaali3121
Жыл бұрын
A s c Masha Allh waan ku Faraxsanahay Dhalinyadas yar yar inoo so baxayo Masha Allh
@nasiixamacalim1473
Жыл бұрын
Somalia hanolaato 🇸🇴❤️🥰
@abdinurbashirabdikadir5229
Жыл бұрын
Bro osman waxan aad u jeclaan laha muqalka munasibada oo dhamaystiran halke ka heli kara thnks
@leilasaid3035
Жыл бұрын
Manshallah our youth may allaha make it manageable for every look better life ameen. Ahmed Habo in your generation mashallah how do you motivate us?❤
@yasmaofficial
Жыл бұрын
Woow wlhi good job 👏 👍 manshllaah 🌺
@ismailyg3493
Жыл бұрын
Ustaad xxaysiis waxna noma tarayee insha allah video dhameystiran noso gali si aaan oga faideysano mahdsnid
@Soodhawowsamia
Жыл бұрын
This is so inspiring Mashallah!
@khadramashallahmabroukaden2954
Жыл бұрын
ManshAllah ManshAllah mabrouk beautiful that's what we want to see it more keep going my sons and my daughters we are making duco ManshAllah jzkhaire.
@DeeqoDeeqo-iz5ne
Жыл бұрын
Wow sidalo agsimey cadim ahan somaliy gol gol keep going hosow pro😍😍😍😍👍
@xareedmedia2137
Жыл бұрын
Waraysiyo. So sameye zhp
@salmonellatyphi2601
Жыл бұрын
Masha'allah dadakaanoo kale markan arko riyadeyda sii labalaabaa dhiiragaliyayaasheena Hambaliyo
@abdiqani7038
Жыл бұрын
Hosow thanks bro shaqo adag ayaad haysa runtii but plz noo soo fadhiisi ahmed muthtaar haday macquul tahay thanks and keep hard working
Asc Osman wll waxan kaa codsan lahaa inad qofkasta lecturekiisa vedio gaara nooga samaysid hadday suurto gal tahay Mhdsanid
@mustafaamohamed8488
Жыл бұрын
Nic
@defensegeneral9893
9 ай бұрын
Good
@maxamedcnuur1597
Жыл бұрын
Wow amazing
@guledhassan6375
Жыл бұрын
Abdiwali Ahmed Ali (Moalimuu) awaay mr hosow
@saalimmustafe6878
Жыл бұрын
Wlhi we will rock namaste 🙏
@qalbiqaboojis9206
Жыл бұрын
MashaAllah hor usoco wll
@anasmohamed2799
Жыл бұрын
Wll muqaalka shirka oo dhamaystiran ma noo samayn kartaa 👋
@geenyoegal1635
Жыл бұрын
Masha Allah Great job ❤
@cabdiqanicabdilahi8920
Жыл бұрын
guuleysta dhamaantiinba.
@Deeqow
Жыл бұрын
Asoo dhameestiran xage ka hela sxp Hossow
@abdullahiahmed581
Жыл бұрын
Masha alah guuleysta walaleeyaal dhamaantiinba keliya somalida waa dad amni bas u baahan maahin dad dagaal u jooga maahin dad fikirka khaldan ee laga gudbiyey nolashooduba ku salaysan tahay Waaku faraxsanahay inaan daawaday dhalinyaro somaliyeed oo naftooda mustaqbal fiican u qorsheeyey dadka kalana ku dhiirigelinaya Sidookale tusaale wanaagsan ayaa noo tihiin hormar wacan Geele dheere geelle bashiir daris baa nahay somaliya xaafadooda Inkastoo aduunkuba iska kooban yahay hadana waa ii qorshaysan tahay inaan nolashayda isbedel ku sameeyo mustaqbalka dhaw insha alah ilaahow mahadaa wax walbana caafimaadkaa ka asala sida walaalkayba sheegay masha alah hormar wacan
@abdiazizaden9242
Жыл бұрын
I.n I will be there one day 💯
@laughingstock3838
Жыл бұрын
Dad wax badan ku dugantahay ilahay mar ha ina kulmiyo💯💯
@duuliyemohamed911
Жыл бұрын
Masha Allah waa wax lagu farxo in dhalinta Soomaaliyeed isku baraarujiyaan fursadaha ganacsi iyo wecyi gelin ba hadane waxan meshan ka arko waa Soomaalida an rabno mustaqbalka dhaw dad ismaqla hadane in ee kala faa’idan ku heshiyeen insha allaah waxan alle ka baryayaa Soomaali oo idil in ee sidaan noqdaan wana rajeynayaa insha Allah
@abdirhmandollarvlogs
Жыл бұрын
Iso full ah clip kan la So dhkhso pro
@hassanessa1831
Жыл бұрын
Great! Can you upload all the sessions. Thankful for the great one of Mukhtar Ahmed. Awaiting the rest brother!
@amsediting5768
Жыл бұрын
Full videos halkee laga helo karaa hosow ado mahadsanthy
@madaale5465
Жыл бұрын
Hoosow legend 🙌
@Abdihamid2024
Жыл бұрын
❤manzha Allah
@gobpro3576
Жыл бұрын
Laba legend oo waaweyn ayaa meesha joogaythe best mentor moalimuu and ahmed mukhtaar walee jaanisbaa idhaafay nasiib ayaad lahaydeen hadaad ragaa jaanis ku hesheen
@ahmedabdirahman9259
Жыл бұрын
waad heli kartaa labadooda khudbadaha ay jeediyeen
@sihaamabdalle1473
Жыл бұрын
Anaa u hore yo😅😆
@mrmohamed5302
Жыл бұрын
MANSHALAH , SHIR AAD U QIIMO BADAN AYU AHAA WAXAN RAJAYNAYAA IN SOMALI BADAN OO KA QAYB GASHAY AY KU GULAYSATO DHIIRIGALINTAAS.
@Nadara54
Жыл бұрын
Moalimu ayaan ujeda
@dailycontent3955
Жыл бұрын
Wll hosow thnks lkn waxaa kaa codsan lahaa in muuqalka dhamaystiran noo soo galiso yacni khudbad walb qofwaliba jeediyay ayagoo dhan dhamaystiran noo soo gali adoo mahadsan
@abukarsidow
Жыл бұрын
moalimuufx the goat 🐐 of FX my teacher Allah haku xafido
@qalbiqaboojis9206
Жыл бұрын
Wll inan kubiiro ayan dhonaya kenya ayan joogaa waxan inan kusoobiiro shirkadha on kabilaabo kenya mise hadheysan jirin
@qalbiqaboojis9206
Жыл бұрын
Contact meheli karaa ankalasooxiriiro ?
@naturevideo1
Жыл бұрын
ahmed mukhtar wa kuma next topic
@ahmedmaxamuud3005
Жыл бұрын
Iyado dhamaysiean wll
@heersare3662
Жыл бұрын
2023/ i will be that stage oneday =forex millioner!
@Caadil6
Жыл бұрын
Ustad adoo mahadsan Moalimu wareeysi nooga soo qaad
@khadarcabdi1992
Жыл бұрын
Ustaad aadban ujeclan lahayn full documentary inad nala wadagto plz
@safiaismial3902
Жыл бұрын
Good job waxan habaa dhalinyarda somaliyed ima ay yihin dadka ugu active san aduunka haddi ay heli lahyen nabda dawlda dhirgilysa iygo dalal kala duwan ay qaoxooti ku yihn hormar kasameyne hore u socad leyahy
Wa wax ad lagu farxo in la arko dhalinyaro wa somaliyed wliba dadas 30 ah ama ka yar oo nafoda hornariye wxna uqabtey nftoda wn rajenaya dhalinyrda video mnt dwaneysa rag iyo dumarba noloshodana ku wada dhisida inay kaso muqadan hlkas iyo melo ka sareya aniga iyo ayaguba " adbad umhdasanthy sxp hossow "
@rahmaosble8514
Жыл бұрын
Waaaaaw sxbo maa no so deysid iyado full ah dadka qaar iyagoo waliy hadalkoda u xiiso qabnaa nagu kala jartee
@caamirpro6625
Жыл бұрын
Asagoo dhamestiran ma labeling kraal warka
@MuhammadAmin-so7gu
Жыл бұрын
Shir dad culus isugu yimaadeen ayu aha, waa fiicnaan laheed in maalvisionarry ay noso dhigaan muqaal ka oo dhmaeestiran
@dualedeol8803
Жыл бұрын
Muuqaalkan oo dhamaystiran xagee laga helayaana please let me know thanks
@diamondhaji1835
Жыл бұрын
Isagoo dhamaystiran halkeen ka helnaa barnaamijka
@Heblaayodacar
Жыл бұрын
Muuqaalka oo dhammaystiran halkeen ka daawan karaa walaal Osman?
@abdikaremmohamed8371
Жыл бұрын
Aan kaftame qof walbo ha faano maala dhahay😂😂
@ridwaanmohamed2796
Жыл бұрын
May maxaad samaysay weeye iyo halkeed gaadhay to inspire us thats it
@4xfun563
Жыл бұрын
Adi mahesaa waxaa ku faanto? Waa may. Iska aamus marka.
@deeqfilm1636
Жыл бұрын
💪👏👋👋
@abdirhmaanabdilaahi1451
Жыл бұрын
isagoo dhameystiran noo soo daa walaal
@HAMDA_MOH
Жыл бұрын
Dhalinta soomaliyed aanfursad shaqo ama wax barasho aan helin aya idiin bahan aan ani ka mid ahay kusoo celiya aqoontina wadanka waan idin bahanahay
Пікірлер: 141