Masha Allah nooloow abid our legend ahmed ali igal viva
@armaanrj2543
7 жыл бұрын
Sadia Sheikh yes viva
@abdirisakmahmad8681
4 жыл бұрын
ninkaan waa fanaan hore ahmed ali igaal walhi siduu u xaragoodo ilaahada dhalinyaradayadu waan ka maseernaa runtii laandheere hadaa maqasho waa ahmed iyo marwo maryan mursalciise bootaan kaa hooyo laakiin waagii hore iyadaa ahmed ka darneed haday noqoto qurux iyo xarago labadaba ilaahow cimriga u siyaadii aamiiin dhaha somaliyeey
@laylaomar5541
4 жыл бұрын
Is jira ahmad waa shabeel naagood gabdha somaaliya labadii ugu qaymaha badnaabuu ka ilmo dhalay qaali badan qaranka gabadhii ugu dhiiranayd maryan mursal ciise bootaan iyo qaali badan Qadra daahi cige dheel dheel maaha cigaal ha fudu dey sanina 🌹🇸🇴🌹💝🇸🇴🌹💝🇸🇴
Пікірлер: 38