Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hafsacooking3818
Жыл бұрын
AAMIIN YAA ALLAH
@Siciidbashaash
Жыл бұрын
Rasuulka ﷺ wuxuu yiri "ninka mar aniga igu saliya 10 jeer buu alle u Naxarisanayaa." Ku salli nabiga Scw❤️ #loov saar soo dhehe mahadsanid
@fowziyaweheliya3332
Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@abdiqaniabdilaahi5423
Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@seyidcalikhaliif3373
Жыл бұрын
Haadey ck Waasax Xant Ayaa Jecel soomalidaan Wllhi Waa Laka Waalaa Soomaliyey Wnaag Aan Ku Dhagano Ck Waa Runtiis Waan Walalkeeg Runta Ayaan Ku Jecelhy Ck
@cumeerfans941
Жыл бұрын
The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad صلي الله عليه وسلم 😍😍😍❤❤❤
@jocivecade6613
Жыл бұрын
Cumeer big fan🇸🇴💪
@farduushassanyusuf8129
Жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم على نبينا
@anisomohamed34
Жыл бұрын
Scm❤❤❤❤
@saciidojaamac9921
Жыл бұрын
Salalaahu caleeyhi wasalam 🥰
@maryamaabdikadir7029
Жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasallam
@umasalahadiinumumohammeddi8984
Жыл бұрын
Walaal Waa gaabar subhanallah Aanaga waada dagan Finland
@hananabokor4260
Жыл бұрын
Ok Maanshallah aad bay uu qurux badan tahay
@CawoiyoAyaan
Жыл бұрын
Walaal ma gabar baa
@Abdirahman-ty6ku
Жыл бұрын
Duriyada halaga leexdo Raxamaankaa qurux u dhaliyaye From Somaliland ❤🤍💚
@somtutorials3683
Жыл бұрын
King of KZitem. Video Sher like dhaha niman yohow
@qadra.hena.channel8587
Жыл бұрын
Subscribe Isaarwaa.codsi
@somtutorials3683
Жыл бұрын
@@qadra.hena.channel8587 hyr
@Engabdiwali
Жыл бұрын
Legend waa saxan thy anigaba in ay gabar thy ayaa iiso baxday markan muqalkan daawaday
King Ck 👑mom masha Allah maqnashahaga hayarado waxan hiisiggeeda u socnaa 2M si fudud allaha kugu gaarsiiyo insha Allah 💥💥💥💥
@ummuintisaarchannel3655
Жыл бұрын
Waa codsi sabiscarab isar
@deeqoismacil4986
Жыл бұрын
Walalkey macan ilahi hakudeyo darta dad badhan ayan ola digalay mana aqano sababto dar alle aya kujeclahay cumarow qurux..cadhow badhan aya ledhahay quranka usku dadhal
@mohamedjimale9182
Жыл бұрын
😢
@cismancisman2908
Жыл бұрын
Shoutout usamee shukri dheer ck. Garacan waaba lengend ck family don’t worry waxwalba waynu ogaaneynaa 😅
100/100 Maa Dhahdid Sxp Shaki Nagaliboosa 100/95 Ha Dhihineee
@caskaali4951
Жыл бұрын
😅😅somalidu WAXAY raban inu khaniis isaaq sheganaya so baxo walay ka tahay 😅
@hiboaadan8365
Жыл бұрын
Saa ceeb laynoogu raadinayo waa yaabnay inagu khanisiinta waa tooganaa
@ftshmh4761
Жыл бұрын
@@hiboaadan8365 waar bal adinku sidiinaa u degenaada adeer waa la yaabanyahaye allaha idin sugo hadaa nabad u jogtaan😂
@mursalibrahim6262
Жыл бұрын
King ck hadalkada waa sax wll mcn Qoftani waa dhumar
@abdirahmanmurshid4948
Жыл бұрын
marka horan ba layabana shekadan lkn hada wa macquul waxa shegeyso ck 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@queentanya3787
Жыл бұрын
Waa gabadh muqaalka balse nin codka Codkeeda wax baa ka siya af somalina ma taqaan Waan ku wareeray
@nasuutahir6025
Жыл бұрын
Qaniisyada wax ka foolxun malaha iyada wey qurux badanatahay wallah iney gabadh tahayna wan u malenaya 🤍
@amriitacumar6588
Жыл бұрын
Anaga hooyadey iyo aabahed ilaa ey ka so hadlaan o no xaqijiyan ma aamineyno😂😂
@abaneymahamuud9615
Жыл бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam
@shuebabdikhalif8927
Жыл бұрын
Markaan Oo Kale Waxaaa La Dhahaaa 👇👇👇 De Legend✍️🙏 De One And Only King Ck can Only Do Those Things🔥🔥🙆♀️💪💪💪💪
@amiiraamiira7561
Жыл бұрын
Walalka kaliya een taageero ayaatehe wallahi sidaan kuu jeclahay dar teed heer koluu Ila DHA sho xitaa oo IGA kaaboqo xitaa haduu wax kudhilahaa ck maxaad saan ugu dhimanee xitaa wey dhahan abowe illah ha Ku dhowro
@abdallalbc8678
Жыл бұрын
Somali dag daga ka batay aniga marki hore ba wa daremay in gabar thy 😂😂😂
@mohamkofficial950
Жыл бұрын
King 🤴 ck wareer ka waa iga riday lpxeyga mhdsanid 🙏🤣
Wllhi Abwe ani waxeyilatahy qofkan waa qof Dumar ah
@shabcanadan2251
Жыл бұрын
illaahoow na astur aakhiriyo aduunba duni aakhirsabqn ayaan dul ligluganaynaa
@rudwaanabdirahmaan3609
Жыл бұрын
Badaan badiina ahyn hagalina
@queens1923
Жыл бұрын
Somalilander badana cod weyn bay haystan
@kenedidhadi8701
Жыл бұрын
Subxaan'Allah soomaaliyeey maa waxa maraysan ina gabadh iyo nin lagu mormo. Wallahi gaaladi rabtay soomaalida ina dhinaca diinta laga weeraro , maanta guul aya uso hooyatay . Duni akhira zamaan 😏
@shuceybmj477
Жыл бұрын
the lagen runta kugu jelahay the king 🤴 ck
@dahirabdiosman6098
Жыл бұрын
Anbo waan ogahay in gabar ee dahay somalidu dulmiga ha iska deeso
@rohancade425
Жыл бұрын
Legend CK keep going sxb sare
@cabduqadirwilsher2848
Жыл бұрын
Ck family malmahaan Chanelka waad kajiiftiin aan hadaan nahay team ck umaqalno viewskeena inuu hoos udhac ku yimaado
@Abdirahman-ty6ku
Жыл бұрын
#Duriyada❤🤍💚 haku dagdagina Jaarkiiyoow yaynaan madaxa isla galine from #Somaliland
@mariayusuf2614
Жыл бұрын
Wlh waan nafisay markan maqlay waa gabar totaliba i lama e heen wiil
@aymanbide1704
Жыл бұрын
Are ma nagohasy zxp ck wllo naaya tahay iyaaaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hibaqsaid6833
Жыл бұрын
Walhay qoftan waa nawalaysaa 😂😂
@queennataali5449
Жыл бұрын
Inta caqliga usxbka ah wey fahmi Ka Dhan wayo gabr iney thY qoftani weyba CadahY cidna eynan daah ka sarnen😂
@sacidahmed7382
Жыл бұрын
Hada ma waxa naga gadee qaniis ma ahan wlee tas ma yelin😂
@AaminaCali-mh9yh
5 ай бұрын
Waaar gabadha adeerkayba dhalay wlaahi 😂❤
@yasminesalmo7772
Жыл бұрын
Waa sax waa wax lala yaabo
@jocivecade6613
Жыл бұрын
Allah is one
@abdikadirgalad3717
Жыл бұрын
Waakas waa waxa dhan ee dhiragalin kahelayan khanisita anaga hadan somali nahay waxaso dhan wan qimeyna marka lamaba firiyo waliskaindhatira
@hooyomcnto2902
Жыл бұрын
Walhi wan qoosley ck walalkey mcn wan kuutaayera guuleso ♥️♥️♥️♥️😍😍😍😍😍😍😍😍
@yaasiindaldhis606
Жыл бұрын
Subscribe iisar wll qaliya
@fartunismail03
Жыл бұрын
Aniga ahaaan gabar bee ila egthy qoftn 😂
@yaasiindaldhis606
Жыл бұрын
Subscribe iisar wll qaliya
@abdulkadirahmed2935
Жыл бұрын
Walashey Haku sirmin 2012 aan Skype ku arki jirey naag mahan waa nin is habeyey hadaa rabto xaqiq walidkeda mey soo hadlaan waa gabadheena may dhahaan ama walalked uu dhaho walasheey no dhaaf caqliga ha shaqeeyo
@samiyaabdullahi5054
Жыл бұрын
@@abdulkadirahmed2935 oo walidked iney adiga wax ku cadeyan mxey ka helyan ma xilba lo dhiba rabay yaab somlidena
@sumayaamiin3640
Жыл бұрын
@@abdulkadirahmed2935 wa gabar wll
@sihaamxasan1989
Жыл бұрын
Jirkeda jir nimeed maba u eka markkii kowad anba daremay
@qosoliyomaad7495
Жыл бұрын
Wa Marki ugu horeysay aa noqday no1
@Abdi__rahmaan
Жыл бұрын
CK adi lkn Xaa ufashishay zxb
@neysadheman5185
Жыл бұрын
Faruuryaha xitaa waa lasaarikaraa bushimaa xitaa
@adanabdi511
Жыл бұрын
ma fahmin ani king Somalia 🇸🇴
@caashoqurux1731
Жыл бұрын
Ck adi Guurso
@AZFAATOFFICIAL
Жыл бұрын
Mudu mala xitaa sxb sidan ayu ogaa hadle balsee wan Amin palse king of KZitem wan aminee sxb gulleyso
@foozia426
Жыл бұрын
Subxaanalaah dadka qaar ilahay kama baqayaan
@maammeee
Жыл бұрын
Waa sida Midkii Ilka dhaadheera ee Tiktok Nagu Sameeeyayy
@UBDYKHAPHAR
Жыл бұрын
Even eyes 👁️ bro is different from photos sxp👍
@halhaystv
Жыл бұрын
Xataa haday naag tahay waa mid sixran
@tiriiga8168
Жыл бұрын
Finland ayey ku dhalatay waa layaqaan inantaan yar
@Ogaalka10
Жыл бұрын
Walaalaheyga muslimiinta ahow iga farxiya 10k subscribe igaarsiiya
@fariid_yaseer
Жыл бұрын
Ck NIDAAMIYE KASOHADHAAL
@Jagsan4242
Жыл бұрын
Anigu isku dhex jir ayaa u arka anigu lkn ilaahay ba naga og waxay tahay shukri
@Kharyeuk
Жыл бұрын
Ck yow Adiga Marka ma Waxa ka xuntahay in aay caan noqoto ma iska daysid caan ha iska noqotee
@tyyyyugfr6273
Жыл бұрын
Gabadhan waxaye ku faquqaye waa cidka walh Allah ha u naxsriste islan deriseken oo codked sidi ninki oo kale wadankan ana jogo xita waxa jirto naga telefishinka ka hadasho oo coda nin leh maraka maxaa logo masha qulaya cajiba
xayawaan baa tihiin soo wada tahriibay oo xaaraan ka dhergay ee caruurta 1988 waalidkood soo galeen qurbaha ee ku dhashay hadalada qaar kama jawaabaan wey qoslaan oo keliya yaa ciyaalu tahriib joojiya waalida,
@hudeyfaosman2273
Жыл бұрын
Scw ❤
@sharmakeabdiabshir7032
Жыл бұрын
Legend king ck
@shahad2629
Жыл бұрын
waa la arki doonaa bal waxey sheego aan aragno fayuus e maxun uu galay dadka in laga waalikaro ey aragtay
@surayamahamed8343
Жыл бұрын
Wllk gabadha waa ka heshe umaleyna
@xidigofficial2093
Жыл бұрын
CK Qofta waad hor Carartay Maa iska Daysid Caan Ha iska Noqotee 🤣🤣
@mohamednoor5619
Жыл бұрын
Saxwaye wallahi
@abdisamedomar8073
Жыл бұрын
Adiga xitaa waa laguugu ciyaarayaa . In aad dagdagty baan u malayn bro
@Aaamina12
Жыл бұрын
Qofki caqli leh tiktok ma dawado wayo wa fusuq wakhti lumis qurun fafin ilahay haka madobeyo inta dawato
@faatiibrahim9566
Жыл бұрын
Legend cumar
@11Nimco
Жыл бұрын
Walhi ani gabadh bay ilathay jidhkeeda gacmaheeda ma arkayaan miyaa talabaad nin iyo naag maa iskumida ❤
@sardadboy6749
Жыл бұрын
Adi maa so kawiyay
@shankaroonmuqtaar2233
Жыл бұрын
Wllhi markii horayba anigaa difaacayay gacmaheeda lee ka fahmay wllhi
@kadraali9180
Жыл бұрын
marnaba ma aminin qofkan waa wiil si kastow nin isku badalo xarakaadka naagta o dhamesytiran ma yeelanayo .
@nunucute972
Жыл бұрын
Ck well done wllo
@sentikeyz7405
Жыл бұрын
Fast comment aniga wye love bathan ayan raba ck
@shucayb271
Жыл бұрын
👤✔
@mahadshiine
Жыл бұрын
Wlhi ani mar horaa inin sheegey in ay naag tahy waan ogaa oo waayo dad ka waa ba caamiin dad yer ayaa fahmey comments keeyga meel kasta kafiiriya oo la soodhigey gabadhaan sida dirisle abdi iyo huud show live markey kujirtay walhi soomaali waa warjecelyhn ck family kusoo qabo vaar
@Ms_bestie
Жыл бұрын
Adiga ck cadenta iyo hadalka qofkaas mano kentid hadalku ha goee🤔🙄
Пікірлер: 427