Waa mahsantahy zxp waa xili aa ubahna moqalkan waayo wax yar aaba iga dhiman 500 ❤🎉 Mahadsanid ❤
@Dekabdalla
Ай бұрын
Sxip location ka waa la badali kara ustaad taas ku noqo yacni email ka ad ku furaty youtube somalia wa ka furi karta sharuudaha mrku buxiyayna location waa badali kartaaa cilmi bdn ma lihi ee sifcn nogu sharax
Zxb kaşo Hada music u copyright leheen mesha laga helo
@XAMAR_SHORTS
Ай бұрын
Reused content kaso hadal sxb adigo mahadsan?
@Mohamedgafdiid
Ай бұрын
Email ka muhiim maaha meesha laga furay
@mohdislam1
Ай бұрын
Ok
@FahiimaFaHmin
Ай бұрын
Wll intee ka heli karaa adoo mahadsan
@fatahabukar
Ай бұрын
Amazing bro keep shining
@Primemoha1
Ай бұрын
Sxp aniga chanel English wax kuso gudbiyo ayan leyahay dad badan na way igu xiran yihiin lkn cpm rpm wuu hoseeya 3.4k views la igu siyay 3$ oo kaliya audience gaygana waa usa 🇺🇸 io europe -german somalia la igama dawado pls iso jwab ciladasa ihysta 😢🙏
@Arlind_14
Ай бұрын
Sxb dalka Italy 🇮🇹 ma laga ogalyhy yacnii qof meesha joogo ayaan raba gmail-kiisa ina ku sameysto
@Mohamedgafdiid
Ай бұрын
Sxp yaan lagaa waalin email ka wadan kasta waa laga furi kraa aniga eeg youtube kayga Ethiopia ayaan ka furay
@Xakiimaxikma
Ай бұрын
Vedio hora kuso waydiye lkn ima so jawibin alx location ka badalay kadib uu iogaladay mozation
@_xaqiiqo
23 күн бұрын
Waxa aan ku weydiin lahaa ma Gmail ka googale Adsense lagu xeraayo ayaa la rabaa in uu wadan Eligible ah ka sameysanado mise kan youtube ku xeran Tan kale Gmail country iyo Number ka waa laga badali karaa hadii marki aan shuruudaha buuxiyo ka badalo iyadana ka waran
@armaan2828
Ай бұрын
macalin intee kaala soo xiriiraa please
@DhaxalMedia
Ай бұрын
Hddii VPN aan isticmaalo ka waran ustaad
@Khulasadabugaagta
Ай бұрын
Hadii Aan vpn shito o aan sameysto ka warm wll
@bahjocabdi9357
Ай бұрын
Email KZitem Somalia waa ka sameesan kartaa war dadka ha waalin wax aqoon u leedahay baa laga hadlaa beenta uu sheegaayo qofkan arka
Zxb waxn ku waydiiyay email aad ka hadlayso ma adsense ayaa ka wadaa❤
@ASRAAbdi-px4ni
Ай бұрын
Video editor bad tahay lkn editingaga good maha
@mohdislam1
Ай бұрын
Haa sxb , editing maaqano hadey kufarxad galineso taas ❤️
@ASRAAbdi-px4ni
Ай бұрын
@@mohdislam1 OK talan Is laha ku darso sad donto u qado wll waxay iga farxad galisana mesha matalo kuma shegen
@mohdislam1
Ай бұрын
Talo miyah saas ah sxb ? Hadey latali kaatahay waxyabaha an qaldey soo qori leheyd . Plus muuqal walbo sida ilasaxan usameysta .
@ASRAAbdi-px4ni
Ай бұрын
@@mohdislam1 ok
@FarxaanMoalim
Ай бұрын
@@mohdislam1mazul sida adiga Kula tahay ma aha. EE U soo gudbi sida saxda ah EE KZitem ogalyahay. Markale Muuqaalkan dib U soo sax waala bedeli karaa gamilka! Sidey macquul Ku noqonee qof bini aadamka ah wadan ayuu kategi karaa wadan kale ayuuna aadi karaa Asiga Oo KZitemr ah ok. KZitem wuu ogol yahay in labedelo wadan Ka gimalka.
@user-pe1hj4vr5t
Ай бұрын
Sxb music background kaas hlke hela asaga iyo kuwo kle
@mohdislam1
Ай бұрын
Nasheed waye
@user-pe1hj4vr5t
Ай бұрын
@@mohdislam1 hlke kahla
@Ok244-e4i
Ай бұрын
Sxb KCB BANK KENYA malaguxiri karaa google adsense 😢
@mohdislam1
Ай бұрын
Yap
@LADANCIDI-u9g
Ай бұрын
Anaa gmail somalia ah kusamaystay pro google adsense I aqbashay xata hada lacag wuu sameya maxa kaa qaldan
@@LADANCIDI-u9g diyar waye sxb . Lkn somali google adsense malahan muuqalada KZitem neh xayisiin malasari karo
@LADANCIDI-u9g
Ай бұрын
@@mohdislam1Google adsense waa wadan kale somalia maha KZitem setting qaybta eligible ayan USA ka dhigay Google adsense USA waye lkn gmail somalia ayan kasameyay sxb
@FarxaanMoalim
Ай бұрын
Sxb waad il dioftay baan filayaa. Gamilka KZitem waalabedeli karaa. Somalia kusameeyso buuxi shuruudaha kidib bedel Waa caadi. Ubedel wadan kale oo laga ogalyahay macalin soo baar markale oo kasoo hadal mistake error.
@Bestmoveis19
Ай бұрын
Sidee loo badila karaa wall❤❤❤
@Abdishakur19
23 күн бұрын
War beenta kadaaa dadka waa La badalnkaara Gmail Country Ee
@mohdislam1
23 күн бұрын
@@Abdishakur19 😂😂😂😂😂😂
@king_amiid
Ай бұрын
Keep going brother ❤
@mohdislam1
Ай бұрын
😊🤝
@Juujuule1
Ай бұрын
@mohdislam1 saaxib waxàan hestaa 2k subscribers email somali ayaan ku samayay ee maxaa xal ah email kaan hadda ma fiicno miyaa walal i jawaab sida ugu dhaqsiyaha badan waa codsi 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Hamzaomar252
Ай бұрын
Wall cilada bulid your channel maxa lagu xaliyaa shuruudaha wa buxshay
@Hacabsan99
Ай бұрын
Maxamedow youtube-kaagan 6 sano kahor ayaa sameysay dhow bil kahor ayaa monetization-ka u furtay Maxa khaldan marka
@mohdislam1
Ай бұрын
@@Hacabsan99 5 bil kadib hal muuqal sodigi jirey , consistency maleheen . 😂
@geediwarsan
Ай бұрын
LOCATION WAA BADALAN KARTAA
@mohdislam1
Ай бұрын
Ok
@mahamudeymedia1356
Ай бұрын
oo hada yotube cusub miyaa furunaa sxb mase kan waa bedeli karaaa location
Пікірлер: 74