firsoone ayaa loo yaqaan midka keeska xiga midka gas waa sheeraraha kan dhexe waa bareek
@anisacabdicali7398
6 жыл бұрын
masha allah kowsar maanta lacag badan ayaad istaahishaa intaad maanta sharaxday ma u maleyn kartid inta qarash aan ku bixiyey.haddaad ogaan laheyd ..alxamdullillaah walaashey ii soo duceey mar dhow imtixaanka leeyahay marar badan fiirinta leygu soo riday holland ayaa kaala soo hadlaa ..koppelka afsoomaali waa xiriiriyaha ..mahadsanid walaasheen..
@xafsaali3651
6 жыл бұрын
Anisa cabdi cali alaha kuu fududeyo abayo adiga aniga iyo dhamaan inta Ku guda jirto barashada fiiriska waxay rabaan seken seken in aad miraayada gudaha labada banaanka ee geesaha in aad markasto fiiriso ani markan imtixanka gelaye qorax aya jirtey waxan xerna okiyalaha qoraxda woxo igu dhahay ninka imtixanka qadayo okiyalaha hada wadato ma arki kari indhahaga in ad fiirfiirineysid iyo in kale lakin madaxa wa in ad war wareejisaa si aan kuu garto in ad wax fiirineysid marka fiiriska muhiim Ku dadal isna deji degenaanta muhiim waye lakin ani ma lihi cabsi aya Ku galey 2 jeer alaha kuu fududeyo bi idnilaah
@yassinyassin77yassin42
5 жыл бұрын
Asc dhamaan Asxaabta iyo macalimada waa salaamayaaa Bacda salaan waxaan qabaa labo su aaloood 1.waxaan haysaa liisan wadamada khaliiijka carabta marmaa waxaan doonayey in aan qaato liisanka jarmalka marmaa inta cashar ee aan maryo ayaan rabey si faah faahsan 2. Sanad iyo badh ayaan joogaa sharcigu ma ii ogol yhy in aan lix bilood liisan kayga ku wadan karo
@uniquehooyo
6 жыл бұрын
MashaAllah walaasheyda JzkAllah great 👍 teacher 👩🏫 wow 😘😍
@Zaynaba888
5 жыл бұрын
Mashallah jazakallah wax bdan kafaaidne alle haku siiyo khair ❤
@abdiwali15_london
6 жыл бұрын
Indr mid is galgalinaya ku badal Kan cagta bidix muruq ayaa kaa galaya good instruction.
@nahraam4749
6 жыл бұрын
abaayo aniga waxaan bartay otamatic waxan kalasohadla Sweden abaayo lkn ani waxaa liibaray gaariga in halug kaliya lagu isticmala ma otamatic kaliya halug loo isticmala mise all car
@fatimamohamed2724
6 жыл бұрын
Abaayo isterinka idhibo marwalba bal war bixin iga si jezakallahu kheyr👑👑👑💞💞💞
@nafisamahamedmashaalahwaye9122
6 жыл бұрын
Waw masha alah abyo ilahey ha I no fududeeyo dhamanten inta rabto barashadisa gariga
Dankeschön ich wurde gern Auto fahren. kansst du bitte mehr video wieder machen? Kawzar
@khadarmahamud6094
6 жыл бұрын
Naima Cooking Channel dumar ka somalida wax mabartan ayd benisay - sidad uso qortay deutch ka sax weye mnshlh ( halka (du) ad kadhigtay (sie) ubadal inta kale wakuu sax
@fariixaquruxsan3134
6 жыл бұрын
Naima Cooking Channel intee joogtaa abyo
@Ceeblacaabi
6 жыл бұрын
Zuheb Ahmed. Zeinab waad mahad sanantahay wllo Sidaad ii dhiri galisay Lkn Kawsar waan is naqanaa wllo mcn
masha allash jazaakalaah abayoy aad iyo aad ayaad u mahadsantahay
@DGT567
6 жыл бұрын
aniga ayaa u bahan anoo baran ilahey ima dilo uk baa joga aad iyo aad baa ugu bahanay
@mandeeqahmed3611
6 жыл бұрын
Mashallah she has clean heart😘😘😘😘😘😘😘😘
@ruqiyarooney7160
6 жыл бұрын
Masha allah ilaahay ha kubarakeeyo
@xafsaali3651
6 жыл бұрын
masha alaah kowsar mahadsanid abayo aniga waxa i dhibo Linksabbiegen midix u leexashada iyo isla markiiba geerka la bedelaayo horey u socoshada ayaa jeclahay Autobahn kana ima dhibo leexleexashada ayaa igu adag insha alaah alaha noo wada fududeyo aniga iyo walalahayga rabaan iney sameyaan adiga iyo inta wadatana alaha idinku xafido bi idnilaah
@xafsaali3651
6 жыл бұрын
Cilaan iyo Sharaxada guriga aäaamiin abayo
@huddayousuf368
6 жыл бұрын
Mahadsanid Walalo Allah Ku Xafido ♥♥💋💋
@riyaahassan2945
6 жыл бұрын
Abaaayo aad iyo aad umhdsn thy jir oojoog nolol hor mar wcn nolw❤❤❤❤🔐🔐
@fadumonuur6433
6 жыл бұрын
maasha allaah waad mahadsantahay
@nadroxubi2988
5 жыл бұрын
Asc abaayoo whspkada.isheg.
@najmodahir5777
6 жыл бұрын
Maasha allaaha abaayo jazaakalaaha kheerey
@appazahmed1635
6 жыл бұрын
Jokar ani ayaa ahe yaan baraa gadhiga farta tag 👆
@umusiham4674
6 жыл бұрын
ManshaAllah Allah hakubarakeyo abayo qali
@umumaahir4316
6 жыл бұрын
masha allah aniga inaa bartaa rabaa insha allah
@deeqadagan4493
6 жыл бұрын
Masha allah macalimad dagan ilahey haku barakeyo
@abdinuh402
6 жыл бұрын
Mashallh thnx huno waxa ahay gabadh magaca wiil ba igu qoran waxa ka codsanya salidaha fb iga jawaab wll qoralka wala fura lamana hadlayo
@xaasiyohooyoali5130
6 жыл бұрын
qali dad badan aa ku jiro massenger ka waa lagu so jawaaba xbbti
@caishaabdicaishaadi1781
6 жыл бұрын
Xaas Iyo Hooyo Ali masha alh mcto waka faidnay ina babur barta raba kadib gato talo ma isin karta
@khadromohammed6874
6 жыл бұрын
Xaas Iyo Hooyo Ali xbbti qaali illahay haku barakeyo abyoy aniga waxa i haysta lugahayga miisaanka ka maqan xawaraha gaariga meel kuma hayn karo max a igula talin lahayd.ukhti casisa.
@khadromohammed6874
6 жыл бұрын
Xbbti tala ka raba sharafey iso jwaab
@xaasiyohooyoali5130
6 жыл бұрын
macnto see ahan a ka wada lugaha misan ma sar no? hadii uu ku hibaayo socod dhaqtarka aa ku so qoraayo in aad babur special in aad ku baratit . ama hadii kale aoutomatic ku baro isnha allah .Allah ha ku cafiyo qali amiin
@هدىالعلي-ط3ش
6 жыл бұрын
Thank you very much walaalo
@shukrimohamed6178
6 жыл бұрын
Mahdsanid in bdn xbbti ALqbi 💋
@ummukhadrachennal266
6 жыл бұрын
Mansha allah ilahay haka.jasaisiyo.walal macn
@shukrikabtan397
6 жыл бұрын
Shukran ukhtiii 👍😍
@jimcaalemussewarsame1515
5 жыл бұрын
Marku gariiro ayaa gass la siiya baabuurka
@sharmarkeadan6909
6 жыл бұрын
Asc My sz salidiyan raba sweden BB joogaa Xagee kahelikaraa
@farhiachannel4451
6 жыл бұрын
Masha allah abyo
@zam-zamadanyusuf6274
5 жыл бұрын
Dadka sulka hoos u dhigay waa xasidin ay qarsan kariwayeen acudi billahi mina shaydani rajim xaas ixo hoyo Ali Block sar kuwa die dürfen nicht mehr kucken.
@nimcohassan8686
6 жыл бұрын
mashlh ilhy hku barakeyo qali dumar
@hibomahamoud3763
6 жыл бұрын
Gas and Clark
@ubahindho3414
6 жыл бұрын
Mansha Allaah shugran kawsar qaali
@awalenuro4947
6 жыл бұрын
Gari an ubadaley geer dartiis. Alxdu lilah hada last 7 years i have my own car masha Allah 😍😍😍😍😍
Asc abaayo aniga aya kaa lahadlay massenger xaas iyo hooyo Ali lkn wali waxa jawaba kaa mahayo plz jawab
@naciimasalxahmed2014
6 жыл бұрын
وحشتيني😘😍
@sahrahassan2424
6 жыл бұрын
Waan kaa faiiday abaayo mahadsanid
@khadarmahamud6094
6 жыл бұрын
Dank sehr
@umanimo1964
6 жыл бұрын
mashallaha wlh qof fican bada tahay. ma aha inaa dadka lais tusoo qof walba waaa inooo jebkiisaa aw ku xisab tamoo waaaa fikrad fiican qaaali mahad sanid
@hamze5225
5 жыл бұрын
*Darawalnimo wax adag maahe waxkale la kaalay*
@xaasiyohooyoali5130
5 жыл бұрын
good for you
@yurubawil5660
6 жыл бұрын
Asc
@munobeelocooking3576
6 жыл бұрын
Hhhhhhhh 😂😂😂😂😂😂 gaari wadooow maa KZitem la iska barayaaa hhhhhhhhh sheeeko kale
@xaasiyohooyoali5130
6 жыл бұрын
naag aan cunto karin aqoon ma jirto ama guri hagajis balse waa la soo galiyaa lakiin babur nag kasto mataqan . marka ka faideeso ama ah fiirsan simple as that
@khadromohammed6874
6 жыл бұрын
Xaas Iyo Hooyo Ali sxbay anaga u baahan gabadha no dhaaf cilmi bay na dheertahy ha noga fa.ideyso somali war lagama waayo xbbti horay usoco ha dhageysan dadkaan.
@xaasiyohooyoali5130
6 жыл бұрын
khadro shukran xabbti idinka aa muhiin ii ah
@fatumamohamed4702
6 жыл бұрын
monna s anaka kafaideysaneyna marka ignorant nimadha kabax horey usoco xabibti kowthar.. love you abayo mcnto
@munobeelocooking3576
6 жыл бұрын
😁😁😁😁 sorry qalad ha ii fahmina waxa kaliya arkaa inee tahy kaale ila wada gaariga lkn gaari wadida waa practical lol sidan uma sahlano cidii taqaana ayaaa faran 😁😁
@allemagan987
6 жыл бұрын
Ileen gabdhaha shilka waxaa ubadiyay aqoon la aan
@xaasiyohooyoali5130
6 жыл бұрын
war wax aqoon la majiraan ee aflagadada jooji 6 sano aa leesinka haystaa waligey ticket xataa la ima siini so wax ad garatey ma aha . Adiga hadaa wax taqaan ma so gashid , uuuuuf
Пікірлер: 86