Siciid Ciise Ileeyee interviews Ibraahim Caydiid who analyzes significant issues in this week’s forum! They touched on the ongoing Lascanood attacks from the synchronized terror groups to the national election commissions court's request for legal interpretation from the supreme court as well as other items that have a bearing on Somaliland.
Siciid Ciise Ileeye ayaa wareysiyo la yeeshay Ibraahim Caydiid oo falanqeeyay arrimaha xasaasiga ah madasha toddobaadlkan!
Waxaanay wax ka taabteen weeraradii Laascaanood ka socday ee ay kooxaha argagixsada ah ee isku xidhani, sidoo kale codsigii komishanka doorashooyinka qaranka ee ay maxkamadda sare kaga dalbadeen inay fasiraad sharci ah ka bixiyaan iyo weliba qodobbo kale oo saamayn ku leh Somaliland.
Негізгі бет Siciid C. Ileeye interviews Ibraahim Caydiid who analyzes significant issues in this weeks forum!
Пікірлер: 4