Qurbojoog Miyitage Sc wr wb mum ama habaryar ama eedo ama walaal kaan kuugu beeg nahayba waanan kaaga mahad celinayaa Soo booqashadaada waxaanan ku leeyahay soo dhowoow mar walba aad baanan u jeclahay dhalin yarada dhulkooda jecel iyo horumarkiisa iyo in ay wax bedelaan mar 2baad soo dhowoow hooyo gacaliye
@cabdiwaliaraaye3578
3 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay ee macluumaad badan ka samee ileen soomaalida inta badan ma beerato
@ARTEZA-STUDIO
3 жыл бұрын
Masha Allah susceptible like isaar wan ku saaray adiga neh mahadsanid
Abdihakin Mohamed Bashir salaan sharaf mum ama walaal ama habar yar ama eedo kaan kuugu beeg nahayba soo dhowoow shukran commenrs kaaga iyo booqashadaada waanan jeclahay dhalin yarada jecel hurumarka well don mum gacaliye
@user-tk8bo7mz9z
Ай бұрын
Maansha allaah
@aslimohamed261
Жыл бұрын
Xamra walaal waad ku mahadsantay sharaxaada aad naga siisey ee ah beeritaanka canabka. waxaan jeclaan lahaa inaad noo sii wadid wacyi gelintaada. Dhulkaaga beero dheyman ayaa ka buuxee.
@xamralive
Жыл бұрын
aslimohamed261 soo dhowoow waxaanu nahay isku dookh waxaan ahay dadka beeraha iyo dhirta jecel inshaa Allaah hadeer waa Qaboobe xiliga kulay lahaan soo gelin doonaa Mahadsanid mar kale
@fardowsaxmed184
6 ай бұрын
Masha ALLAH
@warsamesaid8904
3 жыл бұрын
Walaal Xamaro waad mahadsansantahay. Cinabka supermaarkadadda lagu gado seed ma ka dhigan karaa?
Aniga dhowr geed baa iibaxdo mana aqaan habka biyaha loo siiyo habka loo jaro iyo xanaaneeyntiisa fadlan naga caawi
@xamralive
3 жыл бұрын
Safia Ahmed walaasay Wcs wr wb Soodhowoow
@diinkaab
3 жыл бұрын
codkaagu wuu igu sacdaa😰😰😘
@safiaahmed9569
3 жыл бұрын
Asc
@AbdiwahabSheikh
6 ай бұрын
Wsc
@AbdiwahabSheikh
6 ай бұрын
Xamra
@xasanyare833
Жыл бұрын
Miraha marka hore mala qalajiyaa
@AmuunMoha
3 ай бұрын
Muqdish maka bxi karo miyaa😢 I soo jwb pls
@abdihakinmohamedbashir2252
3 жыл бұрын
Hooyo 84 god wye 48 ma ahn
@xamralive
3 жыл бұрын
Warsame Said walaal waan ku salaa mayaa horta salaan bacdigeed { haa seed haduu leeyahay Canabka supermarkidka lagu iibiyo waad ka guran kartaa seeds ka waadna beeran kartaa wuu kuu soo baxayaa hadii Allaah kuu Calfo { laakiin waxa uu ku fiican yahay in aad isla markii beerto hadii kale aadan raajin calashaan wax badan ha kaydin hadii kale wuu kaa xumaan karaa oo caaruu kaa yeelan karaa
@faaisoqaali5913
3 жыл бұрын
Wall see loo beelaa mooska
@xamralive
3 жыл бұрын
Esuuq Online hhhhhhhhhhhhh mahad sanid
@abdishakurmohamed2480
2 жыл бұрын
Sida loo beero liinta
@xamralive
2 жыл бұрын
ABDISHAKUR MOHAMED Sc wr wb ok Habar yar waan soo gelin inshaa Allaah waanan kusoo dhoweynayaa
@abdiabdihasan
Ай бұрын
Ay soo biqlaan dheh , Not bilqaan
@xamralive
Ай бұрын
hhhhhhhhhhh sax mahad sanid walaalkey
@sucaadmire5785
3 жыл бұрын
Asc
@xamralive
3 жыл бұрын
wcs wr ii waran waad heshay account kaygii hhhhhhhhhhhh
Пікірлер: 31