Booramaay Banaadir baan kaa soo salaamay✋✋✋ viva Gobolka Awdal
@salman202000
5 жыл бұрын
Inshlh marwaku imanaya borama waan soo dhaqaqaya borama imanaya bulshooy ogaada calanka somaliya anoo wata waa dhulkeyni oo fog salaan from garowe iyo dad ku jecel🇸🇴🇸🇱
@essaahmed6743
4 жыл бұрын
Salaamulaahi reer boorame Gobalkan u jeclahay somaliland Hargeisan kaso salaamaya
@eidsahardid3461
4 жыл бұрын
Sudan idinka so salamya reer boramoow 🙏
@shukriabdisheikh7370
4 жыл бұрын
Borame weligey waan jeclaa inaan mar tago Allana waa ii gartay inaan tago, Maashallah salaan sare from galbeedka Africa ❤❤❤
@jamalskp7280
2 жыл бұрын
Magaaladii reer Abtigay noolaada abtiyaal boorama waan jeclahay from Hargaysa somaliland
@mohamedamiin2185
4 жыл бұрын
Magalada ku dhashay ee Xamar cadey kadib Borama waa meesha ugu jeclahay dhulka Somaliya Waligay ma dagin, balse Allow ha idilin ano dagin oo ku nolaan waa meel aan maqlay wanaag badan, dad iyo dhulaba Allaha ha u siyaadiyo.
@anisomaxamed9348
3 жыл бұрын
Welcome wllo
@rabiicyare8501
3 жыл бұрын
Viva boorama magaalo nagu qaaliya from wllkin Hargiesa idinka so salamaya
@adenfarah5584
5 жыл бұрын
Boramay Xamar cadeey Ayaan kaasoosalaaayaa allaha ku ilaaliyo
@ashkarapdilahi560
4 жыл бұрын
boorama hargaysa ayaan idinka soo salaamayaaa
@liibaanxuseen8563
5 жыл бұрын
gaashaamo ayaan idinka soo salaaamay reer booramooow .
@eidsahardid3461
4 жыл бұрын
Waan ka qaaday inder
@engabdirahmanmohamoud8407
2 жыл бұрын
Woooow
@huseinahmed5083
4 жыл бұрын
Heestaan 4 sano iyo dheraad ayan badi gobayay kaliya waxan kaxasustay (waa nigaan dhaqaqo waan dhofayaye cahdi meel ma dhigana) Heer waxey gartay whatsupka statuska aan ku qortay intas waan radinayay cawa ayanse helay ❤❤❤❤ From Nairobi 12th street 11/March/2020
@osmanmuniir2334
2 жыл бұрын
Intaaba waan raadinyay.
@huseinahmed5083
2 жыл бұрын
@@osmanmuniir2334 mahadsanid sxp 2 sano ka hor comment aan halkan ku qoray oon iloway ayad markale iso xasusisay adban ku salmaya ina ader ✌️✋
@abdikanimohamed9447
Жыл бұрын
Hees asn inaadan raadiyay From jigjiga 👋👋reer boorama
@kafiayousuf4587
3 жыл бұрын
Axya hees waa heesti igu horaysay an maqlo habaday aya ku heesi jirtay ana aadban uyara xasuus khasay ileedahay. balse mantan so raadiyay waana first time an dhamaysto heesta with music😓😍
@alisacuudi983
Жыл бұрын
Wlhi kula mid ahay wlll
@faysalmohmed1519
Жыл бұрын
Hello ma nooshahay
@hamdabarre1604
11 ай бұрын
Borama Sweden ayaa kaso salaamayaa 🥺❤️
@khadarcasoodofficial5314
4 жыл бұрын
Magaladydi Allow ku barakee gobalkii Aqoonta iyo xadaarada xiiso wayn ku qabaa mar kle wan iman doona insha allah ❤️🥰✌️
@adenabdikarin4131
4 жыл бұрын
Boorama laascaanod baan idinka soo salaaami
@hamzeelmi3133
4 жыл бұрын
Boorama Germany 🇩🇪 ayaan idinka soo salaamayaa
@saadaqwarsame6477
5 жыл бұрын
Booramaay wadanka Finland ban kasoo saalamayaa adi iyo dadka ku noolba
@mohamedjibril3395
2 жыл бұрын
Reer Boorama aad baan idiin salaamay, From Baligubadle
@mubarig670
Жыл бұрын
wan dhofayaaye axdi mel madhiganaa
@abdulazizxaajialeel9337
4 жыл бұрын
Ugaas khadar eng nuuriye iyo dhamaan reer boorama jigjigaan idinka soo salaamayaa
@SR-zj3cs
4 жыл бұрын
Viva Boorame from Sanaag
@abdirahmanmatan3026
4 жыл бұрын
Booramaay waxaan kasoosalaamaa giriiga allaha ku ilaaliyo horumar wacan
@behumblealways2510
4 жыл бұрын
nice song … Beautiful Women from Borame .
@hassanmahamud9136
Жыл бұрын
Waa magaaladii aqoonta Soomaaliya waa Hindida Soomaaliya Boorama viva. Hadda waxey kamidtahay magaalooyinka ugu quruxsan gayiga Soomaalida waana hoyga waxbarashada Horn of Afrucan country. Fanaanka qaaday heestaan wuxuu kacawday dhaqaale xumo wuxuuna codsaday guri uu kadhaxlay aabihii oo ka duugoobay in loo dactiro marka halla caawiyo Soomaalaay.
Waqti waa kii tegey Raadio kenya oo afsoomaali ka bixi jiray ayaa loo soo saari jiray beri samaadkii sidaa aan u raadinayey Maanta ayaan heley 16/5/2020 waa Sabti(23/Ramadaan 1441 Hijriya) Saacadu 1:35pm
@dumaaltv393
5 жыл бұрын
My home borama❤️❤️
@alisacuudi983
Жыл бұрын
9/8/2022 Maalin salaso ah xasuus Berbera
@ethiopia9011
2 жыл бұрын
#Borama #Somaliland 💚🤍❤
@ikraanabdiaziz-nf5lx
Жыл бұрын
9-6-2023 fridy xasuus alah yaa raxma intii baxdy
@hassanahmed6738
Жыл бұрын
Borama I miss magaladaydii
@abdirahmanahmed-eq3jt
2 ай бұрын
Sida dhuuxii boorame Dhirtu wada udgooneyd Dhaameel ku yaallay Ubax wada dhalaaloo Dhambaladu casaadeen Dhaxdu ay huruud tahay Sidaa baad u dhigantoo Dhebi baxay la moodyeey Waad igu dheertee Dhaayihii ku arkaa Wanaag dhaxal uyeeshee Waanigan dhaqaaqoo Waan dhoofayaayee Axdi meel ma dhigannaaa Sida dhool guyoo da,ay Ama dhibica roobkaa Tii laygu dheehee Ama laama dhebiyood Dhul biyo -le ku yaalloo. Webi dhinaca saaree Iqrooy sidaas baa Dhimirkaygu raacee Kuma dhaafi karayee dhegahaaga nugul iyo Dhib yaraanta hadalkani Waa midaad u dhalatee Markii aan ku dhawray Dhalaalkaaga eegaaa Nafta dheygag qaaddee. Wadnahaad ku dhigantee Dhabarkaad ku mudantee Dhibinadaad ku marantee
Wan ku garaadsadey yaranteydii heestan qaar ka mida xasuustaa erayadeeda wan dhoofayaaayo wanigan dhaqaaqee axdi meelmadhiganaa Walshy ka maqli jiray Xasuuus had arkay iyado dhamays tiran
@apdirisakaadam4496
2 жыл бұрын
My city region awdal borama dagmada quljed ayaan iniga soo salamayaaa
@asiahassan6286
4 жыл бұрын
My lovely song ❤️❤️
@xaydaroosman3972
4 жыл бұрын
My home i miss wllhi heeskan madaalo boorama
@nagiibhazard7371
5 жыл бұрын
Borama ❤❤❤💔💔
@a.karinqalinle7290
5 жыл бұрын
My favourate borame ilove ýòù
@abdirizakhassandini3625
Жыл бұрын
Boorame waxaan idinka soo salaamayaa hobyo magaaaldaas Boorame waxaa ku nool dad somalinimado ku wayn tahay 7 magaalo oo somaliyeed ayaan jeclahay in aan tago 1 Boorame 2 berbera 3 Hargeysa 4 jabuuti 5 jigjiga 6 bossaso 7 garisa
@cimransead8108
2 жыл бұрын
Booramay ceerigaban kaso salamayaa 2021✌
@marwanmahdi9645
6 жыл бұрын
Masha allah
@maxamedsugulle4862
Жыл бұрын
Magaalo an jeclhy borama mudug idinka soo salami re borama
@siciidcabdi494
5 жыл бұрын
My fevorite hees waaye marna kama daalo dhageysiga heestan
Пікірлер: 104