Sida loo soo jiito gabadha adigon la hadlin ayada. 5 xeeladood kusoo jiido gabadha aad ka heshay kahor intaadan la hadal. Welcome and subscribe Thanks. LoNe poy.
M.a noo soo samee asagoo gabar ah mahadsanid Keep going😘
@bahiirbashion3008
2 жыл бұрын
Masha Allah lone poy mahadsanid waad no faaideysey in badan
@aishaanwar8193
2 жыл бұрын
Walal gabdhaha uso samee wilasha side uso jidan lahayen😂 anyways thank you
@khalidfati3287
2 жыл бұрын
Hhhhh😄😄😄🤣🤣
@nimcaniskublu1964
2 жыл бұрын
Aniga ayaa kuu haaya
@Umu-abdirahman
2 жыл бұрын
Bilcagsi Wilshana Wan Ku soo jidan karna Sawmaha😁
@dariiqxamse6379
2 жыл бұрын
Keep Going Pro🥰
@JABRA_1
2 жыл бұрын
Zxip dhibka ihysto 1 waye I cawi
@wizzkarteismaildeysane1236
2 жыл бұрын
Wawarey 🤩😍
@apdiwaasac7585
7 ай бұрын
Wow wow 🥰🥰 haa 💯💯 waa sax saxib
@abdirsaksaid2903
2 жыл бұрын
Waxaan ahaa maal mahan arday kamida ardaydaada si joogta ahna ugu xiran bogaaga waxaan kaa faa'iday wax badan mahadsanid ustaad alla ku sharfo❤
@ilyaasaxmed5697
2 жыл бұрын
M.a aad bn uga helay waana xaqiiq kumahadsanid 😍😍💯
@kalidmahamed4024
2 жыл бұрын
شكرا استاد
@feysalnuur4463
2 жыл бұрын
Keep Going Zxp
@MohamedAbdikaream
9 ай бұрын
Sxb number 1waa muhiim waxaa utiri saan muuqaalka udhamaysanno😂
@raxmanuraa1573
2 жыл бұрын
Mashaa allah
@mustafedheelaye7624
2 жыл бұрын
𝐒𝐡𝐮𝐤𝐫𝐚𝐧🥰
@nadifanafta5191
2 жыл бұрын
Wll qali aniga ninbaa is jecelnahay waqti dheerne wan wada soconaa markastaa iguurso bandhahaa wo is mer meriyaa lkn wax walbo an ubahdo wo isiyaa maxaakaqaldan
@hassanomar294
2 жыл бұрын
Wll nin aan kuqabin hakaqaadan in wax kusiiyo danihiisa kaagaadhayaa ugu danbeen, inta badan, waqtiga dheerna in lawada socdo maaha waan in lasogabagabeeya arin hadii kale arlada allaah way farabadan hadii aad fahmiwaydo ood dar allaah uga tagto allaah kudayicimaayo lkn waa in shay kasta allaah dartii usamaysa xumaanta iska ilaalisaa in taad iska ilaalinkarto , allaah hana ilaaliyo wll
@markahorealaah8793
2 жыл бұрын
Waxaan dhahdaa i guurso hadii oo kaameemeerayso dhah i amaangali hadii oo yahay mid kujecel waxuu sameendoonaa waxa aad rabto lkn hadii oo yahay mid dan gaar ah wato oo rabo in wax oo doonayo xaqiijiyo wuu kaaleexan doonaa markaasi
Пікірлер: 98