Walaal wadadan oo kale laami cusub oo xariijimihii leh oo calaamadihii leh ayey ubaahantahay waayo wadadan isha ayaa ku dhacda
@Khaliiid212
Жыл бұрын
Amazing content walalo
@hargeisavlogs
Жыл бұрын
Thanks 🙏
@Noadelmi
Жыл бұрын
masha allah casimada labaad ee somalia qurux badan ayay leedahay
@alexkeith1260
Жыл бұрын
abaha faqasshta ka was iyo riyada ad sarajoga ku riyonaysa halkan waa casimada jamuriyada barakaysane somaliland o dal xora o madax banan ma fahantay dalim yahow faqashti e calosha hoyadi kala so dhacay xasadka iyo mnakhruqada iyo nacaybka ka galay lafta iyo dhuxa mana aflaxaysid waliga nadal yahow dofarki
@Noadelmi
Жыл бұрын
maxaad ii caysay sxb
@ashaahmed8799
Жыл бұрын
wad mutaysatay
@husseinahmed9656
Жыл бұрын
Good, keep your city,clean, and tidy,proper planning and settlement, for the future.
@asadibrahim5596
Жыл бұрын
Salaan Sare Walaal Masha Allah Geesiyaasha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Barakeysan Guul Iyo Gobanimo Somaliland ❤❤❤❤
@januarySl2024
Жыл бұрын
Magaaladu waxay u baahan tahay cagafcagafyo ciida wadooyinka ka xaadha oo biyo ku rusheeya. Waxay kaloo u baahan tahay meherad kata geed ilaa sadex geed horteeda oo ciida qabta.
@ashaahmed8799
Жыл бұрын
Masha allah allow no barake
@ahmed_diinaari
Жыл бұрын
Sxb dowlada hoose usheeg calaamadii wadooyinka ha usameyso
@cabdalacawilyoohiye3
Жыл бұрын
Hargeisa xoog ayey udhisantayba mugdisho wayba ka quraaradsantahay imika
Пікірлер: 21