@@Samatalis382 walaaloow suaal? daarta ilaa 7 dabaq ah oo aan la dhameyn dhismaheeda taalada sayika u dhow last 7 years sidaas beey aheyd maxaa loo dhameyn wayay dhismaheda waagii rabshaduhu ka dhici jiren jigjiga 2018 kii ciidan dusheeda saaran baan video ka dawaday welina waa sidedii.saaxiib xafada jigjiga video nooga soo duub please waxaa naga bad batey jidkaan dheer oo taalda sayidku ku taalo xaafad walba maalin video ka soo duub
Пікірлер: 11